Sign in to follow this  
RedSea

Sh.Shariif Axmed dhulku waa dhul Somaliyeed

Recommended Posts

RedSea   

(Muqdisho}16.09-6Guddoomiyaha Golaha Fulinta Maxkamadaha Islaamiga ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay ugaarsan doonaan isla markaana ku ugaarsan doonaan Ciidamada Afrikanka ah ee la qorsheeyay in la keeno soomaaliya meel kasta oo ay ka soo degaan ciidankaas waa sida uu hadalka u dhigay

 

Wadaadkan oo 42 jir kuna soo can baxay dagaaladii ka dhacay Magaalada muqdisho 100 Maalmood ka hor ayaa waxaa uu caan sii noqday markii uu maleeshiyadiisa ka adkaatay Maleeshiyaadkii hoggaamiyeyaashii Magaalada Muqdisho isku haystay 16 sano aynu soo dhaafnay ayaa caddeeyay inuu diyaar u yahay dagaal uu la galo Ciidamada nabad ilaalinta ee ku soo food leh Soomaaliya.

 

Sheekh Shariif Sheekh Ahmed oo dhawaan socdaal ku tagay magaalada Xeebta ku taala ee Sirte ee isla dalka Liibiya ayaa haatan waxaa uu ku sugan yahay Wadanka yare e Jabuuti halkaas oo uu kulamo kula leeyahay madaxda dalkaas oo ku mowqif ah Maxkamadaha Islaamiga marka laga hadlayo arrimaha Ciidamada ee la qorsheeyay in la keeno soomaaliya.

 

“Diyaar ayaa u nahay inaan dagaal kula galno Ciidamada Afrikanka meel kasta oo ka mid ah Soomaaliya, ma aha inaan ku sugayno Magaalada Muqdisho, dhulka waa Dhul Soomaaliyed, meel kasta ayaa ugu tagaynaaâ€ayuu yiri Sheekh Shariif Sheekh Ahmed.

 

News Desk WidhWidh Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

He is right...courts should fight Xabasho and it's dabadhilifs any where in Somali soil.....

 

 

Go figure:.......

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^^ I agree, and I doubt only 8,000 plus few more thousand Somali daba dhilif Soldiers will be able to withstand when shot from every corner by even Geeljire folks in the wild, they will have no choice but to scramble and turn their backs as some "peacekeepers" did previously.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this