Sign in to follow this  
Duufaan

The khusuus are getting support

Recommended Posts

Duufaan   

Hambalyo Iyo Taageero Waafi Ah Oo Ku Socota Golaha Khusuusiga SSCayn Ee Dhawaan Lagu Doortay Buurawadal

Written by Jidbaale.com

Friday, 19 March 2010 17:47

London(Jidbaale.com) Jaalliyadda SSCayn ee ku dhaqan midowga boqortooyada ingiriiska, waxay baaq taageero ah u dirayaan golaha khusuusiga ee gobolada SSC ee iyagu sida wadajirka ah u ansixiyey hogaankii SSC ee lagu soo doortay magaalada madaxda wadanka Kenya, madaxdana uu ka yahay Saleebaan Xaglotoosiye iyo ku xigeenkiisa.

 

Waxaa kaloo ay Jaalliyada SSC ee nool wadankan ingiriisku hambalyo iyo taageero u dirayaan dhamaan xubnaha loo doortay golaha khusuusiga ee beelaha SSC iyo weliba gudoomiyaha golaha khusuusiga mudane Col. Cabdirisaaq Gacamey.

 

 

Waxaanuna u rajaynayaa gudoomiyaha golaha khusuusiga ah, xubnaha golaha khusuusiga iyo dhamaan hogaanka SSC inay iska kaashadaan hawlaha baaxadda weyn ee inoo yaalla, midnimo, isu calool fayoobaan iyo wada shaqayn daacadnimo ku salaysan baanu idiin rajaynaynaa, ilaahayna ha idin fududeeyo.

 

 

Ugu dambayntii waxaa baaqan ku saxeexan qaar ka mid ah jaalliyadda SSC ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska, waxaana ka mid ah:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

marwo wax ceeb layidhaahdaa majirto. SSC horey umasoconayso hadaan sigaara looceebayn kuwo hunguriga xun. waa inaan iyaga kabiloowno.

 

more will be come!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Khusuusi deserves our full support 100%

 

They are brave individuals who are dedicated and committed to stand up for our people of SSC in a very difficult time, Hogaamiye Suleiman Xaglatoosiye and Khusuusi will lead people of SSC to victory and freedom Insha Allah

 

Go Khusuusi, Yes we can and Yes we will

 

Balanteeno waa Laas Caanood

Share this post


Link to post
Share on other sites

Only desperate Diaspora members who don’t care for Laascanood they want their people to flee their homes and are waging a war from abroad so that they can feel better at home In marry old England kinda selfish Don’t you think.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Most Laascaanood people already fled their home but others are staying their home. did you think that is fair? I do not undersatnd why none is fleeing Ceerigaabo and Burco. nothing between war and peace

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Edited - am done arguing with people who blindly follow their leaders, and only look after their interest. Too many selfish people in this world.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this