Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Alshabaab Websites Banned

Recommended Posts

Sedex Website- oo lagu faafin jiray afkaarta guracan ee Khawaarijta la baxday Al-Shabaab ayaa la ciribtiray ka gadaal markii ay ka dhega adeegeen inay ka waantoobaan afcaashooda foosha xun ee ay ku qaldayaan Caruurta Soomaaliyeed

 

Website-yada laga xiray Khawaarijta oo kala ah,alshabaab.net ,mujaahidiin.org iyo altaqwaa.com laba ka mida waxaa toos u lahaa Khawaarijta halka midka sedexaad oo ah almujaahidiin.org uu lahaa nin ku nool qurbaha,oo naxliga ku taageeri jiray Khawaarijta laga ciribtiray barta internetka.

 

Website-yada sedexdaa ee noqonayo tiradii sagaalaad ee laga xiro Khawaarijta waxaa guud ahaan la xanibay dhaqaalahii ku jiray Credite cards-kii lagu furay,waxayna tilaabadaan noqoneysaa mid lagu suulinayo dhamaan meelaha ay wararka been abuurkaa iyo afkaarta alqaeda ku faafsadaan Khawaarijta Ahmed Godane.

 

 

Qofkasta oo Somalia ama Muslima waxaa ku waajiba inuu Khawaarijta kula dagaalo,af,adin iyo aqoon,waana mid muhiima in dhamaan Weriyeyaasha Soomaaliyeed ka biyo diidaan faafinta wararka bulshada lagu qaldaa iyo magaca ay la baxeen in loogu yeero Khawaarijta.

 

Fadlan hadii aad aragtid,website lagu faafiyo dacaayadaha Khawaarijta Al-Shabaab ama la soo dhigo fariimahooda guracan,Email noogu soo *** journalistsomali@hot mail.com,adigoo xusaya webka magaciisa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fadlan hadii aad aragtid,website lagu faafiyo dacaayadaha Khawaarijta Al-Shabaab ama la soo dhigo fariimahooda guracan,Email noogu soo *** journalistsomali@hot mail.com,adigoo xusaya webka magaciisa

:D ... looks like he is the one behind all these.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Jacaylbaro:

quote: Fadlan hadii aad aragtid,website lagu faafiyo dacaayadaha Khawaarijta Al-Shabaab ama la soo dhigo fariimahooda guracan,Email noogu soo *** journalistsomali@hot mail.com,adigoo xusaya webka magaciisa

:D

... looks like he is the one behind all these.
lol...arkeysidaa.... .....!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this