Sign in to follow this  
xiinfaniin

Madaxda Dawlada Federaalka iyo Maxkamadaha oo Aqbalay Casuumad ka timid Yaman

Recommended Posts

Sanca: Madaxda Dawlada Federaalka iyo Maxkamadaha oo Aqbalay Casuumad ka timid Yaman

Friday, June 16, 2006 - APL

 

 

Sanca (AllPuntland)- Sidda uu baahiyay TV-ga carbeed ee Al-Jazeera Madaxwaynaha DF Soomaaliya Cabdullaahi Yusuf Axmed iyo Gudoomiyaha Maxkamadaha Islaamiga ah Shiikh Shariif Sh. Axmed ayaa waxa ay markii ugu horaysay aqbaleen casuumad uga timid Madaxweynaha dalka Yemen Cali Cabdala Saalax oo uu ku casumay inay aqbalaan kulan dhexdhexaadin ah inay isugu yimaadaan dalkiisa.

 

Madaxwaynaha wadanka Yemen ayaa waxa uu horay u sheegay in uu ku dadaalayo siddii ay u taabo gali lahaayeen wada hadallo ay qaataan madaxda Dawladda iyo madaxda Maxaakimta islaamiga ah.

 

Maxkamadaha Islaamiga ah ayaa waxa ay horay u dhaliileen codsiga ay xukuumadda federaalka KMG ah ku doonaysay in baarlamaanku aqbalo ciidammo shisheeye oo ka qayb qaata nabadda dalka Soomaaliya iyagoo sheegay in ay burburayaan rajada wadahadal ay la galaan dawlada haddii ay dalbato ciidamo shisheeye, Baarlamaanka Soomaalaiya ayaa todobaadkaan isku raacay in caalamka la waydiisto ciidamo ka taageera amaanka.

 

Wali majiraan warar rasmiya oo sheegaya goorta shir noocaan ah la qaban doono, iyadoo ay muuqato in xawaaraha isbadalka Soomaaliya uu yahay midaan isagu dhowrayn wadahadal hadda la qaban qaabiyo.

 

M. J. Koronto

AllPuntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I hear that the ICU took beledwein (TFG administered regional capital. Tane "dhexdhexaadin" malaha. what could they possabily negotiate about? there very exisitence, like all other illigel entites, is violation of the TFG's sovereignty. short of put your arms down and hand over occupied territories (something they would not do according what we can observe), what can the TFG negotiate about with these ICUs?

Share this post


Link to post
Share on other sites

I agree, I can not fathom negotiations but lets wait and see. The world takes Mogadishu armed groups too seriously. Yesterday we had all powerful Qaynyare, Sudi and Co. Today we have the most powerful ICU. A pinch of salt anyone?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdi2005   

Originally posted by Naxar Nugaaleed:

I hear that the ICU took beledwein (TFG administered regional capital. Tane "dhexdhexaadin" malaha. what could they possabily negotiate about? there very exisitence, like all other illigel entites, is violation of the TFG's sovereignty. short of put your arms down and hand over occupied territories (something they would not do according what we can observe), what can the TFG negotiate about with these ICUs?

You must be joking, occupied territories? illegal entities? lool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this