Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Breaking News: Demonstrations in Somaliland

Recommended Posts

u_2d_2007-9-12-3-6-44f_ilacase.JPG

 

hadhwanaag 2007-09-12 (Hadhwanaagnews) Burco(HWN) Mudaharaad baladhan ayaa saaka subaxii hore ka bilaabamy magalada Burco ee gobolka togdheer.

 

Mudaraadkan oo wali socda waxa ka qayb galay dhamaan bulshada ku dhaqan gobolkta ardayda dugsiyada Haweenka iyo kumaankum ka mida shacab magaalada Burco

 

Mudaharaadkan oo lagaga soo horjeedo siyaasiyinta urur siyaasadeedka aan diwaan gashayn ee qaran ee ku kira xabsiga magaalada mandheer .

 

waxa uu wali ka socdaa dhamaan daafyaha magaaalada Burco.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hargeysa (SDWO - 12/09/07)- Mudahaaraado aad u balaadhan ayaa saaka 8 subaxnimo saacada geeska afrika ka bilaabmay magaalooyinka waaweeyn ee somaliland gaar ahaa Hargeysa iyo Burco.

 

Mudahraad balaadhan ayaa saaka ka dhacay agagaarka madaxtooyada Somaliland inkastoo aan dadka loo ogolaan inay ku dhowaadaan xarunta madaxtooyada oo ay u socdeen ka dib markii ciidamada duub casta oo ku hubaysan baabuur tikniko ah ay labada dhanba ka xidheen wadada hor marta qasirga madaxtooyada. Dadkan oo siday boobadh kala duwan oo ay ku xardhanaayeen eryo kala duwan oo ay ka mid yahiin in la sii daayo siyaasiyiinta ururka Qaran, iyo inuu madaxweyne Rayaale fulinwaayey heshiiskii ay go,aamiyeen gudidii dhexdhexaadinta golayaasha qaranka oo iyagu shir jaraaid oo ay qabteen ku sheegay inay quus ka joogaan sidaas darteedna ay ka dhexbaxeen arintii dhexdhexaadinta.

 

Waxa dadka barxada weyn ee halkii la odhanjiray gobolka kula hadlay masuuliyiin ay ka mid yahiin Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Siilaanyo iyo Maxamed Kaahin.

 

Dhinac kale mudahaard weyn oo ka sii balaadhan kan Hargeysa ayaa isaguna saaka ka dhacay magaalada Burco iyagoo dadku ku soo wareegay wadooyinka waaweeyn ee magalada iyagoo sita boodhadh kala duwan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hargeysi ma toostay

Hogaanka ma diiday

waxay hibanayso

hagaag ma u sheegtay

 

 

what a memories ........... that was 1982 ...... it seems it is coming round again.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Abwaan:

I like ciidanka gaashaaman ee meesha la keenay, waxaase is weydiin leh dadka miyey rabaan inay ulahaas la dhacaan?

Ma ka cabsatey?... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this