Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Mahadsanidiin reer Landhan iyo Odhawa

Recommended Posts

Ebyan   

LoooooooooooooL.

 

I respect K'naan, but he's speaking out of his behind. Cleaned up the country kulahaa, they cleaned up Mogadishu, not Somalia. And since when was Abdullahi Yusuf involved in Blackhawk Down? Criminality and incompetence my foot..Yeah and the courts was made up of 'saintly' figures, right? Get out of here.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ebyan   

1st it's Amhara not Axmaar. Grow up, what are you 5 years old? If you want to have a discussion start acting like an adult. :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ababaay, Reer Windsor, Ontario, Kanada, did indeed their share.

 

Saas ayaa la rabaa aqiyaarta degan magaaladdaa degnaan jiray.

 

I can even recognize old pals from the pictures. Well done, Reer Windsor.

 

Banaanbaxan ayaa waxa uu ka dhacay Bartamaha magaalada Windsor, Ontario, ee dalka Canada gaar ahaan xafiiska laga xukuma magaalada Windsor ee City Hall maalintii Jimcada oo tariikhdu aheyd January 19, 2007. Banaan baxan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka Midowga Jaaliyad Soomaaliyeed ee dalka dibadiisa ku dhaqan United Somali Diaspora. Waxaana taageero u fidiyay banaan baxan kana soo qeybgalay ururada Bulshada ee magaalada Winsdor oo ay ka mid yihiin: Windsor Peace Coalition oo ah urur mar walba u taagan kana soo horjeeda dagaalada lagu qaado dadka iyo dalalka laga awooda badan yahay ee xaq darada ah.

 

bananbax%20029.jpg

 

That is Maxamed, my old schoolmate, high school isla aadi jirnay back in late '90s. W. D. Lowe, baby. Saas aa lagaa rabaa, macalinka. Keep holding the beautiful flag.

 

bananbax%20047.jpg

 

bananbax%20069.jpg

 

bananbax%20078.jpg

 

bananbax%20082.jpg

 

This guy deserves an honorary Soomaali citizen. Waa nin ka fiican qashinka Xabashka u kabadhaqaayo. Qashintaas uu dhaamaa boqolkiiba boqol. Soomaaliya ha jirto waligeed, indeed.

 

bananbax%20084.jpg

 

Max'ed Calicaliyoow [in the middle], well done, duqa. Long time iga dheh.

 

bananbax%20055.jpg

 

bananbax%20039.jpg

 

Another non-Soomaali who deserves in laga dhigo Soomaali.

 

_________________

 

Next banaanbax already waxaa sameeye Reer Vancouver. Nicely done. Stay tuned for the pictures and info.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Reer Vancouver did their share of daljecelnimo. Waa mahadsantihiin. Also Qowmiyada Oromada [soomaali Aboow].

 

Vancouver, Canada - Jan 19, 2007 - Bannaabax ballaaran oo ay ka soo qayb galeen qowmiyadaha Soomaali iyo Itoobiya ayaa ka dhacay magaalada Vancouver ee dalka Canada.

 

Bannaanbaxaas ayeed dadkii ka soo qayb galay ku muujiyeen sida ay uga xun yihiin siyaasadda kaligii taliyaha Mele Zenawi.

 

Waxayna ka codsadeen dowladda Canada in ay ku cadaadiso in Ra'iisul Wasaare Mele Zenawi deg-deg ciidamadiisa kala soo boxo waddanka Soomaaliya.

 

January%20156_jpg.jpg
January%20160_jpg.jpg January%20116_jpg.jpg

 

January%20181_jpg.jpg
January%20113_jpg.jpg
January%20195_jpg.jpg

 

Click each thumbnail to enlarge.

More sawiro

Share this post


Link to post
Share on other sites

Banaanbaxyada wali waa socdaa.

 

Reer Stockholm did their share before and again waa sameyeen another banaanbax. Dankis Reer Stockholm iyo guud ahaanba Reer Iswiidhan; keep the name of Soomaalinimo up, jiritaanka Soomaalinimada iyo midnimadeeda waa laga maarmaan.

 

(Feb 4, 2007): Maantay waxaa banaanbax balaaran lagu dhigay magaalada Stockholm dalka Sweden. Banaanbaxaas oo ujeediisu ahaa in loogu

soo horjeedey duqayntii ay Maraykanku duqeeyeen Soomaaliya iyo qabsashada ciidamada Itoobiya ay qabsadeen dalka Soomaaliya, iyagoo ku sheegay in Itoobiya aysan qabsan karin Soomaaliya ee Maraykanku gacan ku siiyay.

 

IM000308.jpg

 

IM000344.jpg

 

IM000318.jpg

 

IM000377.jpg

 

The one and only Samatar.

 

Coming Reer Suuriya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dibadjooga Soomaalida heed this: Worldwide banaanbax dhowr dal ka dhici doono on March 09, 2007.

 

demo2-440x623.jpg

 

Soomaalida from these countries will participate, Eebbe haduu idmo:

 

Kanada [Ottawa, Koronto, Windsor and Edmonton]

Mareykanka [san Diego, Minneapolis, Seattle]

Ingiriiska [London]

Iswiidhan [stockholm]

Iswiserlaan [Jineefa (Geneva)]

 

Other Soomaalis from other nations can join as well anytime.

 

It is organized by Reer Ottawa. Aad ayee ugu mahadsanyihiin mar labaad, another daljecelnimo effort that will be awarded on one day, Eebbe ha yiraahdee.

 

Kala xiriir at www.somalicongress.org

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thanks for all those organizers indeed for they showed the true Spirit of Somalinimo in support for the struggle against the enemy of Somalia, that is Ethiopia.

 

Guuleysta, oo waligiin ha liicina, IA.

 

this movement is across the board and will bring more Somalis onboard, IA.

 

I am one of them, for now.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Another mahadnaq waxaa naga leh Reer Ottawa again. Waad mahadsantihiin mar sadexaad.

 

Jimco, May 11, 2007

 

Ottawa, Canada (HOL) - Bannaabax si weyn looga soo qayb galay loogana soo horjeedo joogitaanka dowladda Itoobiya ee dalka Soomaaliya ayaa ka dhacay magaalada Ottawa ee dalka Canada.

 

Bannaanbaas oo kuwa la mid ah ay halkaan horay uga dhaceen ayaad moodaa in ay dad badan ka soo qayb galeen oo ka kala yimid magaalooyinka Toronto, Montreal iyo Ottawa.

 

Dadkii halkaas isugu yimid oo watay calanka Soomaaliya iyo boorar ay ku qornaayeen eryo cambaareynayo dawladaha Itoobiya iyo Mareykanka ayaa ku hor bannaabaxay safaaradaha Itoobiya iyo Markeynka.

 

DSCN2842_JPG.jpg DSCN2860_JPG.jpg DSCN2853_JPG.jpg DSCN2859_JPG.jpg

 

IMG_1582_JPG.jpg IMG_1523_JPG.jpg IMG_1618_JPG.jpg

 

[Click each thumbnail to enlarge.]

 

bannaabax1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Finally, Reer Holland. One of the biggest banaanbax aan arkay by Soomaalida dibadjooga. Aad ayee u mahadsanyihiin, Reer Holland.

 

Waxaa Sabtidii, 19-05-2007, ka dhacay magaalada Denhaag (The Hague) ee waddanka Nederland bannaanbax aad u weyn oo lagu diiddan yahay ciidamada Itoobiya ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya. Waxaa kale oo bannaanbaxa looga cabanayay xadgudubyada bani’aadminnimada ka dhanka ah ee ka dhacay Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho oo ay bilihii u dambeeyay dhibaatooyin lixaad lihi ka dhaceen.

 

Boqollaal Soomaali ah oo isaga yimid gobollada waddanka Nederland ayaa iyagoo qiireysan socod ka soo bilaabay saldhigga tareennada ( Central Station) ee magaalada Denhaag, iyagoo socodkaas ku tagay dhismaha xarunta Baarlamaanka.

 

bb01.JPG

 

bb4.JPG

 

bb00.JPG

 

bb1.JPG

 

bb3.JPG

 

bb7.JPG

 

bb18.JPG

 

bb13.JPG

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this