Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Mahadsanidiin reer Landhan iyo Odhawa

Recommended Posts

Reer Norway again.

 

Waxaa Maanta [May 18] ka dhacay magaalada Oslo ee dalka Norway banaanbax balaaran oo ey soo qaban qaabiyeen jaaliyadaha Somaliyed ee ku dhaqan dalka Norway, kaasoo looga soo Horjeeday Xasuqii Ka dhacay Dalka Soomaaliya, gaar ahaan Caasimada Muqdisho, ciidamada Itoobiyaanka ah ee ku sugan gudaha Soomaaliya.

 

Dadka banaabaxayay oo lagu qiyaasay tiradooda in ka badan 700 oo qof ayaa waxa ey wateen boorar qaarkood muujinaya xasuuqa ey ka geysteen gudaha Somaliya dowlada Itoobiya oo iyagu isku beheystay waxa ey ugu yeereen la dagaalanka argagixisada Somaliya, iyagoo duqeyn xoog leh ey u geysteen Dadka Soomaliyeed kana Barakiciyay guryahoodii ee ku yaalo Magaalada Muqdisho.

 

 

Bilde407.jpg

 

Bilde030.jpg

 

Bilde301.jpg

 

Bilde274.jpg

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this