Sign in to follow this  
Som@li

General Maslax M .Siad Barre -The Next President of Somalia?

Recommended Posts

Som@li   

General Maslax M .Siad Barre oo u taagan Jagada Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliya.

 

Jan 22, 2009 By:

Nairobi(Jidbaale.com):-Xaflad siwayn loosoo abaabulay oo ka dhacday galbeedka magaalada Nairobi caasimada wadanka Kenya Maalintii shalay ee bishu ahayd 21- 01-2009, oo ay ka soo qaybgaleen waxgadka, cuqaasha, haweenka, dhalinyarada iyo dhamaan qaybaha ururada bulshada Somaliyeed oo ka kala yimid gobolo kala duwan ee dalka Somaaliya iyo wadamada dibada ayaa waxaa khudbad ka jeediyay General Masalax Mohamed Siad Barre oo ku dhawaaqay in uu tartan ugelayo jagada madaxwaynaha wadanka Somalia.

 

Gen Maslax oo hadalkiisa sii wata ayaa intaa kudaray in uu kalsooni balaaran ka hayso shacabka Somaliyeed meelkasta oo ay joogaanba. Gen Maslax wuxuu intaa raaciyay in uu ku soo bandhigidoono hadafkiisa siyaasadeen magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti oo ah goobta lagu qabandoono doorashada madaxwaynaha wadanka Somaliya marka uu gaadha todobaadka fooda inagu soohaya.

 

 

Farah Dhalac

 

 

nayrobi Kenya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oz   

He hasn't been to Somalia since 1997, do you think he might be the better candidate than those who were there?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

What a name! at least join the race as Maslax M.S.B man!. If your name was George Ulrich Underhill Bush would you run as 'George Double 'U'' freaking Bush' or try your luck as G.U.U.B?

 

Guub is Texan for good! like honey the steak is guub

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^ :D:D ...Mafiyoobid...looool

 

Anigu yaabayee amee Soomaaliyoo dhan hal hal isu soo wada sharaxaan...Kuli! Yaa harayna bisinkee...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this