Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Shukaansi Vs AlShabaab

Recommended Posts

Showqi   

Kuwaasi dumarka aqoon uma laha. Waa maxay 7:00pm ka hor. Xaliimo Intay is qurxineyso ayaaba 8:00pm la gaadhay. Al Shabaab dadka digaag inay ka dhigaan ayey doonayaan icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Originally posted by Jacaylbaro:

Dee is qurxintana ma ogolee la soco ,,
:D

Xaliimo Xamuuradii iyo Huruudii loo diiday,,,,Walee inay isku kaa Qarxin :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

LoL@this thread.

Jalalaqsi is a booming town (economically), I heard marka shukaansiga waqtigiisa 2 saac kale ha loogu daro the hardworking dhallinyaro, waa maxay xaasidnimidan, 7 ku lahaa. Naga daaya yaaqo. icon_razz.gif

Waa in lala shiraa AS about this pronto! smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

This must be one of the last frontiers of AS's power acquisition. Khidad kale baan dhalinyarada deegaankaa Jalalaqsi u hayaa ee tolow SOL cidi ma kaga jirtaa? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

^Qof khidad fahmaayo ma joogaa horta? dhallinyarada hadalka waa loo jilciyaa (according to a 2010 study on how to improve geeljire communication), ogsoonow intaas, u sii gudbina your colleagues aan ogeyn sheekadaas cusub oo casriyeysan. smile.gif good luck n good night

Ciao

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Off all the things eey Alshabaab sameeyeen that made me tear up tan waaba funny. 7:00 pm laguye LOL

 

Ofcourse it is more xadgudub on people's freedom but it is not the end of the world ee haiska dhameystaan sheekada inta casarnimo icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this