Sign in to follow this  
Siciid1986

SOMALILAND OO QARKA U SARAN INAY BURBURTO.

Recommended Posts

SOMALILAAND OO QARKA U SARAN INAY BURBURTO.

Source: waryatv

Burco (Waryatv.com), maqaalkan waxa aan ka diyaariyay markii aan eegay guud ahaan xaalada Somaliland iyo sida ay hada u kala qaybsantahay.

 

Hadaba sida aynu wada ogsoonahay waxa ay doorahsada jamuuriyada Somaliland dub u dhacday dhawr jeer iyadoo si kama danbaysa shil mooyaane shil la’aan loo go’amiyay in ay doorashadu dhacdo 27/9/2009 taaso ay gabi ahaanba xisbiyada mucaaradkaa qaadaceen balse markii danbe lagu tolay.

 

Waxa iyana jirta in koomiishanka jamuuriyada somliland inbadan lagu eedeyay in aanay ahayn xubno dhexdhexaada, xisbiga mucaaradkaa ee ucid waxa uu ku dhawaaqay in aanu kuba kalsoonayn komashanka.

 

Hadaba doorashada oo in mudo ahba warkeeda laga sugaayay koomiishanka doorashooyinka waxa ay si lama filaana ugu dhawaaqeen in diiwan galin la’aan lagu galaayo doorahsada, sidoo kalana madax waynaha ayaa ku dhawaaqay in bilaa diiwan galin lagu galo doorashada.

 

Koomiishanku markay go’aankan qaadanyeen way kal qaybsameen oo waxa ay noqdeen 4 xubnoodo taagersan in la’laalo diiwan galinta iyo sadex diidanaa oo iskaga tagay kulankaas go’aanka lagu qaatay.

 

Hayada inenter peace o Somaliland ka caawin jirtay arimaa doorashooyinka waxa laga saaray gabi ahaanba gudaha jamuuriyada Somaliland

 

Labada xisbi ee mucaaradka waxa ay ku dhawaaqeen in aanay gabi ahanba aqbalynin in doorashada bilaa diiwan galin lagu galo sidoo kale waxa ay shirar kaga qayb galeen wadanka kinya.

 

Golaha baarlamaanka waxa uu ansaxiyay in doorashada lagu galo diiwangalinta isla markaana uu kanoqdo riyaale go’aankii hayada ineter peas dalka lagaga saaray hadii kale ay talaabo sharciya ka qaadi doonaan, sidoo kalena madaxtooyadu waxa ay qaadacday in go’aankii baarlamaanka, waxaanay ku tilmaantay in uu yahay qayrul sharci.

 

Hadaba akhristaw waxa jirta in madaxwaynaa talada dalka haya iyo xubnaha go’alaa wasiiradu ay noqdeen madax talada dalka inay haystaan isugu taagay geed dheer iyo mid gaabanba isla markaana waxa ay noqdeen kalitalisyo aan wax baqo ahna ka qabin sharciga ay ku tumanayaan.

 

Hadaba Somaliland waxa ay u kala qaybsantahay si aad u lixaad wayn, waxaanay qarka u saarantahay in ay gabi ahaanba burburto, waayo sharcigoo la dhawri waaya burburka wadadiisii weeyan.

 

Waxa iga talo ah in Somaliland indeer garad keedu ka kaco oo uu ka hor istaago in dalku burburo ama ay samaysmaan mucaarad hubaysan oo loo taagheliwaayo markay awood yeeshan.

 

http://www.waryatv.c om/read/article/858

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

And your source is Warya TV.

 

looooooooooooool, come on jaceyl baro...stop this kulmiye propaganda. Im glad Riyale said no, ViVA UDUB because there is no alternative, Silanyo is a 75 year old old man who limps and is suffering from Dislexia. Faisal Ali Warabe is a good guy but no one ever gives him a chance and margins are slim of winning. so dont come with this somaliland is going to fall apart stuff saxib.

 

In our past somalilanders were running around the streets of Burco and Hargaisa murdering each other and we manage to overcome that, this is just an election.

Share this post


Link to post
Share on other sites

gaaroodii viva riyaale eeh laakin election ha dhacaan marka aynu eegno inu ku guuleysto ama inanu ku guulayssan laakin wajiga beesha calaamka aad uu diiraysiid markaad doorasho qabbatiid tasa muhimadu ay tahay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Herer   

Gaaroodi iyo Xaaji_Xudjuf well comment bros

 

who will make TANASUUL now? The Ruling party or Oppositions?

 

A big thank To Sul.Mohamed Sul Abdul Qadir.we will be waiting for his results 2mrrow Inshallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

looooooooooooool, come on
Jaceylbaro
...stop this kulmiye propaganda.

GAAROODI, the starter of this thread is not Jaceylbaro, they only share an avator!

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   

Breaking news today.

Ryaale fired the remaining minister from Silaanyo's clan? Minister of Defense and the minister for industries. Last time he fired the minister for commerce also from siilanyos clan.

 

What is with this strategy yaa JB ilayn adigaa meesha nooga war roon?

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   

Not really xaaji. he fired three from same clan and replaced only one with same one. all other two he gave to a different clan Am I right?

 

I believe this is a strategic move but disperate startegy Igadheh

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   

Clan-minded individuals ..............

 

Add your president aabo riyale to that list of individuals as he is the one targeting cetain clan individuals in his government. Anyone can see that in his latest reshuffle basis.

 

mise aabihii garashada weeyanooo inuu adigana meesha yar kuugu yiimado yaad kabaqaysaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this