Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Bosaso Demonstrates

Recommended Posts

RedSea   

Originally posted by Maaddeey:

^^Tan waa in Sol-Puntlanders ka jawaabaan!, shacab dhan oo isu yimid ee masaakiin soo qaxday oo maciin biday yiraahdaan: 'naga baxa!' EEH DAH! ALLAAH!!

Do you remember my thread titled "Puntland: Curse of Somalia"? Do you have any smart comment to add like "puntland is the cure of Somalia" you replied to my thread earlier. You're not so sure now are you?

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by Jacphar:

These demos have nothing to do with qabiil. If anything, Boosaas is the least likely racist city in the entire country.

"Waxaa gudaha Magaalada Bosaso ka dhacay Bililiqa xooggan oo loo gaystay Qowmiyadaha ka soo jeeda Bay iyo Bakool oo loo yaqaano Digil iyo Mirifle (ama dadka qaarkii u yaqaan R.R.A).

 

Dadkan ayaa saaka waaberigii waxaa mar qura ku soo dhaqaaqay dad iyagu ka caraysnaa qarixii xalay loo gaystay Ciidanka Daraawiishta Puntland.

 

Dadkan ayaa halmar waxay ku qaadeen weerarro isugu jira dhagaxtuur iyo ulo iyo jajabin loo gaystay Goobo ay ku ganacsan jireen dadkan ka soo jeeda Bay iyo Bakool. Dadkan ayaa ku dhawaaqayay dooni mayno R.R.A."

 

Qowmiyadda Digil iyo Mirifle oo Dhac iyo Dilba loogu Gaystay Gudaha Magaalada Bosaso

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by Abtigiis & Tolka:

quote:Originally posted by Ducaysane_87:

"iyadoo habeen hore qof kasoo jeeda Bay iyo Bakool halkaas lagu dilay" ayuu yiri Fowzi Cabdi-nuur.

It is too late for Faroole. You incite xenophobia against other people and when it gets out of hand instruct the police to stop it.

 

By the way, I saw Xinn was trumpeting about how police stopped the killing of a shiekh from Somaligalbeed the other day. The murder of someone from bay is equally painful. Puntland i crumpling under the leadership of Faroole.

 

The assertion "people from other areas"are the source of insecurity and violence in Puntland is a criminal pretext to justify the oppression and harrassment meted out against those who sought Magan in Puntland.

 

Sometime ago, I insisted that Faroole's speech about Somaligalbeed people is shared by the masses and it is unlikely he could have said without assessing the general mood of his constituencies. Today's demonstrations prove my point.

 

this is not hate speech by the way, but an objective analysis of what the political situation in puntland is! [/QB]
If this had taken place in SL, I would understand your point. After all, SL regards itself as an independent country and the agitators can find fertile ground by using that fact to turn people against 'outsiders'. In the case of PL however, none of this makes sense. Why would the admin (as you imply) incite its people in such a way when PL has always claimed to be part of the republic of Somalia?

 

As for the rabble coming out and picking on the weakest in society. That happens everywhere, not just PL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by AYOUB:

quote:Originally posted by Jacphar:

These demos have nothing to do with qabiil. If anything, Boosaas is the least likely racist city in the entire country.

"Waxaa gudaha Magaalada Bosaso ka dhacay Bililiqa xooggan oo loo gaystay Qowmiyadaha ka soo jeeda Bay iyo Bakool oo loo yaqaano Digil iyo Mirifle (ama dadka qaarkii u yaqaan R.R.A).

 

Dadkan ayaa saaka waaberigii waxaa mar qura ku soo dhaqaaqay dad iyagu ka caraysnaa qarixii xalay loo gaystay Ciidanka Daraawiishta Puntland.

 

Dadkan ayaa halmar waxay ku qaadeen weerarro isugu jira dhagaxtuur iyo ulo iyo jajabin loo gaystay Goobo ay ku ganacsan jireen dadkan ka soo jeeda Bay iyo Bakool. Dadkan ayaa ku dhawaaqayay dooni mayno R.R.A."

 

Not because i live in, but Bosaso is most tolerant city in somalia, i have seen meelo badan this the only place where they don't ask me Qabiil tahay boowe , even though i look more like reer Qalaafe. so let say in all fairness these demos has nothing to do with reer hebel but just for the sake of peace ,nolol and horumar, BTW that is what every wants here !!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^Nabad, Nolol & horumar ma waxaa lagu raadiyaa dilka reer Bay & Bakool, mise in Boorar la soo qaatee la yiraahdo: 'reer Koonfur ha naga bexeen'??.

 

Waase iska caadi, oo Boqor Osman markuu Talyaaniga treaty-ga la gelaayey horumar baa la raadinaayey, oo Cali yusuf markuu Hobyo qabsanaayey Horumar ayaa la raadinaayey, Markey 2dooduba Sayyidka ka soo horjeesteenna Nolol ayaa la raadinaayey, markii Calanka Ethiopia Goldogob la surayna Nolol baa la raadinaayey, Xamar markii Xabashida lagu soo hoggaanshayna waa nabad!. Wax kasta oo bur-bura: 'Diin, Dadnimo, Qowmiyad kale dhibkeed...'waxaa ka horreeya horumarka & nolosha Tolka?.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this