Sign in to follow this  
Xudeedi

SPR: Makhiri Women Rally Behind Makhir University Project (Pics)

Recommended Posts

Xudeedi   

SDC14666.jpg

 

KULAN WACYI-GALIN AH OO KU AADAN JAAMACADA MAAKHIR UNIVERSITY OO KA DHACAY MAGAALADDA BADHAN.+SAWIRRO

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Kulan ay kasoo qayb galeen ururada haween ay ku jira hay'adaha ,bahda waxabarashada, bahda caafimaadka iyo dad aqoon yahano ah ayaa maanta lagu qabaty xarunta ururka haweenka ee Al-Nasar ayaa waxaa lagu lafagurayay sida ugu haboon ee Jaamcada Makhir iyo bulshada ay u wada shaqayn lahaayeen iyo dardargelinta jaamacada iyo ardayda ku xirmidoonta si yaabaha loo baahnayahay in looga dhiso dhinacyada ay jaamcadu xooga saartey.

 

Kulankan ayaa waxa laysku raacay in la kordhiyo macalimiin tayadoodu aad u sarayso taas oo gundhig noqonkarta in lahelo arday la jaanqaadi karta kuliyadaha ay ku biirayaan. Fikrado kala duwan ayaa laysku waydaarsaday kulanka iyadoo macaliinta iyo bahda waxbarshadu ay soo bandhigeen qaabab aad loogu riyaaqay islamarkaana ay ku dheeehanathay khibrad iyo waaya aragnimo dheeraad ah.

 

Sida laga warqabo jaamacada ayaa maraysa gebagebo dhinaca diyaar garowga iyo furitaankeeda oo lagu wado in albaabada loo furo horaanta bisha inagu soo fooleh. Arday tiro badan ayaa oo la diiwaan galiyey ayaa isu diyaarinaysa in ay ku biiraan jaamcadan ka curatay geyiga sanaag gaar ahaan magaalada Badhan.

 

Somali Public Radio

 

SPR.FM

Share this post


Link to post
Share on other sites

Indhashareerka 'fashion' miyaa laakiin mise qoraxda la iskaga celinoyaa, waaba yaabanahee.

 

Walaahi Soomaali si sahlan ayee isku badashaa. Waxaa xasuustaa indhashareer markee kaliya xiran jireen dumar dhif dhif oo Camuudiga ahaa oo asalkoodaba Carab ahayd oo Reer Shibis ahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Open up a new thread for the indha shareerka proliferation in Somali peninsula, the theme of this is for the engagement shown by these women Maakhir University.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this