Sign in to follow this  
General Duke

People of LAS-ANO demonstrate against Somaliland's reckless actions

Recommended Posts

Mudaharaad Balaadhan Oo Lagaga Soo Horjeedo Gardarada Qaaawan Ee Uu Maamulka Riyaale Ayaa Maanta Ka Dhacay Magaalada Laascaanood.

 

 

699AAAAA_%20BASKA%25

 

 

Laascaanood(Radiolascaanod)25/09/04:-Sabti:-Dadweyne aad u tiro badan oo calanka Jamhuuriyada Soomaaliya Lulayey , ayaa waxa ay socod ku mareen wadooyinka waaweeyn ee badhtamaha Magaalada Laascaanood iyaga oo adeegsanaya gawaadhi ay ku xidhan yihiin cod baahiyayaal, dadweynahan oo isugu jiray dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxa kale oo ay wateen boodhadh ay ku qornaayeen weedho ka dhan ah maamulka lamagac baxay Somaliland.

 

 

Dadweynaha ayaa waxa ay isugu tageen Garoorka ku bada Cagta ee Cabdi Bile Cabdi waxayna dadweynaha ku sugnaayeen muddo saacado ah, waxaana lagu waday in uu maamulka gobolku ka soo qayb galo hasa yeeshee may dhicin, dadweynihii ka qayb galay mudaharaadkaas oo aad u cadhaysan ayaa dib ugu soo laabtay magaalada iyada oo markiidanbena mudharaadkaasi isu badelay mid rabshado wata,oo ay dadweynuhu ku dhawaaqayeen erayo ka dhan ah maamulka sare ee gobolka, hase yeeshee ma jiraan cid waxyeelo ku soo gaadhay ama hanti ku bur burtay.

 

700AAAAmUDAHARAADKII%20DADKA%25

 

 

Isu soo baxan ayaa ahaa kii ugu balaadhanaa ee ka dhaca magaalada tan iyo intii maamulka Lamagcbaxay Somaliland dhaqdhaqaaqa ka bilaabeen jiida hore ee dagaalka, dhinaca kale waxaa ilaa shalay iyo saakaba ka socday magaalada Laascaanood shirar ay isugu yeelanayeen Issimada, cuqaasha iyo Indheer garadka gobolka Kuwaas oo lagu gorfaynayey xaalada Colaadeed ee haantan ka jirta Jiida hore.

 

 

Mid ka mdi ah shirarkaa soo ay yeesheen Cuqaasha Gobolka ayaa lays kula soo qaaday difaaca deegaanka iyo ilaalinta nabad galyada, waxaana ka mid ahaa cuqaasha halkaasi isugu timi Caaqil Cumar Xaaji Maxmuud Goonle, Axmed Xirsi Cawl, odayaashan ayaa ku balamay sidii loo sii wadi lahaa shirarkan .

 

 

Radiolascaanod.com

 

Laascaanood Puntland Somaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xarago   

^^^this is sinply pathetic, desperate and above all misleading article.

The people of LA have chosen their destiny as early as 1991. They have only been pestered threatened security wise by individuals who have answered the clan-call by the war-monger Coloneel yeey. The majority chose not to respond to the dispute in fighting simply on the basis of understanding that the loss of both sides will result to the numerous dead of their kinship, and not those of the Butcher from bosaso. Hence they are approaching the dilema in a more sensible way and will solve it in due coarse Inshallah. You see the approach of Somaliland is through governess and statehood while your call is simply based on tribal status how more demented could it be.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

looooooooool

 

this sounds like staged demostration that went terribly wrong because the news is that the puntland representatives where stoned in their offices and they went into hiding when an angry crowd with stones started looking for them.

 

and the so called puntland cohorts and their war mongering propaganda where no were to be seen...

 

it seems people are sick of these constant warmongeres and going by the few we have here on SOL i dont blame the poor las abod residents for stoning them. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

it seems people are sick of these constant warmongeres and going by the few we have here on SOL i dont blame the poor las abod residents for stoning them

They where stoning them while carrying the SOMALI flag what a wonder.

:D:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
LANDER   

xarago,

walaal I think you're wasting your time trying to reason with these folks. It seems the concept of reasoning was never introduced to them and so they sound like programmed machines regurgitating the same old predictable tribal arguments.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rokko   

Originally posted by Xarago:

You see the approach of Somaliland is through governess and statehood while your call is simply based on tribal status how more demented could it be.

:D:D:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this