Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland Laacanood New police/Immigration office

Recommended Posts

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Qaybta Booliska Gobolka Sool iyo Xafiiska Laanta Socdaalka maanta xadhiga ka jaray + Daawo Maqal iyo muuqaal

Posted to the web on Mar 14

 

S

 

Halkan ka daawo Qaybta booliska iyo laanta socdaalka oo xadhiga laga jaray laascaanood.

 

 

Wasiirka arimamha gudaha somaliland cabdilaahi ismaaciil cali cabdilaahi ciro ayaa maanta xadhiga ka jaray taliska qaybta gobolka sool iyo laanta socdaalka ee magaalada laascaanood oo uu dhamaaday dhisme ka socday xarumahaaas waxaana ku weheliyay waftiga wasiirada Wasiirka Boosta iyo isgaadhsiinta cali maxamuud axmed cali sandule wasiirka cadaalada iaxmed xasan cali casoowe wasiiru dawlaha waxbarshada somaliland taliyaha qaybta booliska badhasaab xigeenka mayerka degmada laascaanood iyo saraakirsan ciidanka booliska

 

 

wasiirka ayaa xusay in dhismaha qaybta gobolka sool oo in badan burbursanayd ay maanta faxad weyn noo tahay anaga iyo bulshda ku dhaqan gobolka sool waxuuna xadhiga ka jaray taliska qayb bilayska isagkaoo u mahadceliyay shirkada daldhis oo ku dhamaystirtay wakhtigii loogu talagalay wuxuuna sidoo kale faray taliyaha qaybta booliska gobolka sool in ay ka faa,idaystaan iyadoo hore xafiisyadani ahaayeen kuwo aan la isticmaali karin balse aad maanta aragtaan quruxdeeda

 

 

sidoo kalena waftiga wasiirada oo uu horkacayo wasiirka arimaha gudaha somaliland ayaa xadhiga ka jaray laanta socdaalka ee magaalada laascaanood wuxuuna sheegay

 

 

in laga hirgeliyay laamaha socdaalka dalka 3 meelood oo kala ah wajaale lowyacado iyo tan magaalada laascaanood isaga oo arimahaas ka hadlayana wuxuu yidhi

 

 

isku soo wada duuboo xarumahan maanta xadhiga lagay jaray ayaa u muuqda horumar u soo kordhay gobolka sool iyadoo taliska qaybta booliskuna ahaa goobta kaliya ee ay ka muuqatay burbur baahsan oo markii danbana roobabku wax yeeleen.

 

 

holhol.net

 

 

holholnews@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by 'Dalmar':

To oppress, torture, and jail more SSC people

 

Insha Allah, soon our SSC region will be free and proud again

No to maintain the peace and stability in the region And to protect the people from sool from any kind of aggressor

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Somalidiid/snm are the aggressors and they waging unjust war against people of SSC based on ancient colonial map

Share this post


Link to post
Share on other sites

No one is waging a war Against their own people , The Somaliland police forces are there to keep the peace and to protect its citizens that’s what we call law and order. Are you against law and order. Hows the khuusiisi doing?

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

SSC - the very word you use has no real meaning only to a people who have no idea. Lets start with Sanag .....80 in the hands of Somaliland forces, Sool 100% in the hands of Somaliland. Cayn --- doesnt exist saxib, if you are refering to the region of buhoodle..its a special circumstance, a few people appose and instead of butchering them the southern and pirate way of business we wait and liberalise them and work with clan leaders when ready we move in, not one drop of blood is spilt and thus peace is maintained. The Somalilander way, The intelligent way.

 

loooooool, good luck las canod....and keep growing...Republic of Somaliland.

 

if you disagree then build an army and come, if not crying over your computer aint going to do anything.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^All the fakeness, alias, aside...We know that you're hurt smile.gif . This SL sh!t took over your mind. Get your money, and focus..mayne.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo xadhiga ka furay qaybta booliiska iyo laanta socdaalka Laascaa

Warkii 14-Mar-2010 iyo Qormadii: NEWS

Wasiirka arimamha gudaha somaliland Cabdilaahi Ismaaciil Cali (cabdilaahi ciro) ayaa maanta xadhiga ka jaray taliska qaybta gobolka sool iyo laanta socdaalka(Imagration Office) ee Gobolka Sool ee laga furay magaalada Laascaanood oo uu dhamaaday dhisme ka socday xarumahaaas.waxaana Wasiirka ku weheliyay waftigaas furitaanka wasiirada Wasiirka Boosta iyo isgaadhsiinta Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandule), Wasiirka Cadaalada Axmed Xasan Cali Casoowe, wasiiru dawlaha waxbarshada somaliland Qawdhegayste, taliyaha qaybta booliska,Gooni, badhasaab xigeenka,Dhinbil, mayerka degmada laascaanood Canbaashe Aw-Daahir iyo saraakiil badan oo ka tirsan ciidanka booliska.

 

 

Wasiirka ayaa xusay in dhismaha qaybta gobolka sool oo in badan burbursanayd ay maanta faxad weyn noo tahay anaga iyo bulshda ku dhaqan gobolka Sool, waxuuna xadhiga ka jaray taliska qayb bilayska isaga oo u mahadceliyay shirkada Daldhis oo uu masuulka ka yahay Eng Iiidi Amiin,isaga oo ku dhamaystirtay wakhtigii loogu talagalay, wuxuuna sidoo kale faray taliyaha qaybta booliska gobolka sool in ay ka faa,idaystaan iyadoo hore xafiisyadani ahaayeen kuwo aan la isticmaali karin balse aad maanta aragtaan quruxdeeda.

 

 

Sidoo kalena waftiga wasiirada ah oo uu horkacayo wasiirka arimaha gudaha somaliland, ayaa xadhiga ka jaray laanta socdaalka ee magaalada laascaanood, wuxuuna sheegay in laga hirgeliyay laamaha socdaalka dalka 3 meelood oo kala ah Wajaale, Lowyacado iyo tan magaalada laascaanood.

 

 

Isku soo wada duuboo xarumahan maanta xadhiga lagay jaray ayaa u muuqda horumar u soo kordhay gobolka Sool, iyadoo taliska qaybta booliskuna ahaa goobta kaliya ee ay ka muuqatay burbur baahsan oo markii danbana roobabku wax yeeleen.

 

Dhowaan ayaan idiin soo gudbin doonaa sawirada iyo video ku saabsan xafldaas hadii ilaahay idmo.

 

 

Afnugaal+holhol News.

 

Contact:info@afnugaal.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka arimaha gudaha ayaa maanta xadhiga ka jaray qaybta policeka iyo laanta socdaalka

 

P03142010101921.jpg

 

wasiirka arimaha gudaha md ciro ayaa xusay in dhismaha qaybta gobolka sool oo in badan burbursanayd ay maanta faxad weyn noo tahay anaga iyo bulshda ku dhaqan gobolka sool,

 

Wasiirka arimamha gudaha somaliland cabdilaahi ismaaciil cali (cabdilaahi ciro) ayaa maanta xadhiga ka jaray taliska qaybta gobolka sool iyo laanta socdaalka ee magaalada laascaanood oo uu dhamaaday dhisme ka socday xarumahaaas waxaana ku weheliyay waftiga wasiirada, Wasiirka Boosta iyo isgaadhsiinta cali maxamuud axmed (cali sandule) wasiirka cadaalada Axmed xasan cali (casoowe) wasiiru dawlaha waxbarshada somaliland maxamuud garaad maxamed (Qawdhagayste) taliyaha qaybta booliska maxamed saleebaan gooni badhasaab xigeenka gobolka ahna kusimaha badhasaabka Maxamed cabdi dhinbiil daad mayarka degmada laascaanood canbaashe awdaahir x.xasan iyo saraakirsan ciidanka booliska .

 

 

wasiirka arimaha gudaha md ciro ayaa xusay in dhismaha qaybta gobolka sool oo in badan burbursanayd ay maanta faxad weyn noo tahay anaga iyo bulshda ku dhaqan gobolka sool, isagoo xadhiga ka jaray taliska qaybta bilayska isagoo u mahadceliyay shirkada daldhis oo ku dhamaystirtay wakhtigii loogu talagalay wuxuuna sidoo kale faray taliyaha qaybta booliska gobolka sool in ay ka faa,idaystaan iyadoo hore xafiisyadani ahaayeen kuwo aan la isticmaali karin balse aad maanta aragtaan quruxdeeda.

 

sidoo kalena waftiga wasiirada oo uu horkacayo wasiirka arimaha gudaha somaliland ayaa xadhiga ka jaray laanta socdaalka ee magaalada laascaanood wuxuuna sheegay in laga hirgeliyay laamaha socdaalka dalka 3 meelood oo kala ah wajaale lowyacado iyo tan magaalada laascaanood.

 

isku soo wada duuboo xarumahan maanta xadhiga lagay jaray ayaa u muuqda horumar u soo kordhay gobolka sool iyadoo taliska qaybta booliskuna ahaa goobta kaliya ee ay ka muuqatay burbur baahsan oo markii danbana roobabku wax yeeleen.

 

 

Gabiley Desk

lasanod

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

laanta socdaalka/Immigration office

 

for security and control reasons this was very much needed office in the future the office will be moved to tukarag near garowe where the border is.

 

no more open somaliland borders

 

 

Love it or hate it somaliland is making progress and local people are at the core of everything, i wonder what those that call for war and bloodshed have to offer other than tribe trash they propagate from far away western countries.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this