Sign in to follow this  
General Duke

Breaking news:Kismayu taken over by locals..

Recommended Posts

War Deg Deg ah"Wararkii ugu danbeeyey iyo gacan ku haynta Kismaayo.

 

(WYNET)Kismaayo:-Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaaray ayaa waxay sheegayaan in dagaal kharaar ka dib ay Malayshiyaadkii deegaanku la wareegeen gacan ku haynta magaalada isla markaana laga xoog roonaaday Malayshiyadii horay u haysatay oo iyagu qabsaday bishii April ee aan soo dhaafnay.

Dagaalkaan ay ciidamada deegaanku kula wareegeen gacan ku haynta magaalada ayaa yimi ka gadaal socday ilaa shalay galab.

 

Wali wax faah faahin ah kama soo bixin arrinta dagaalka iyo sida ay arrintu tahay hadda,kala soco Shabakada Waayaha.net wixii kazoo kordha daqiiqad walba.

 

Waayahanet@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhinaca kale, dagaal kale ayaa si kedis ah uga qarxay nawaaxiga garoonka magaalada Kismaayo markii laga soo baxay salaadii Khudbada Jimcaha iyadoo halkaasina ay soo buurteen ciidamo gurmad ah iyo dhabar jebin isugu jiray oo iyagu markii hore ku diyaarsanaa duleedka garoonka Kismaayo, waxayna wararku sheegayaan in ciidankaasi ay soo jiireen kuwii gacanta ku hayay degmada Kismaayo, iyagoo la wareegay gacan ku heynta garoonka.

 

Ciidamadii horey ugu sugnaa garoonka ee gacantana ku hayay Kismaayo ayaa la sheegay inay haatan dib ugu soo gurteen magaalada gudaheeda, gaar ahaana hotelka Kaah ee degmadaasi.

 

 

dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warar kale oo ka soo baxaya dhanka magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in rasaas laga maqlayo dhanka garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo, iyadoo taasi u muuqanayso in ciidamo dhabar jabin oo dhankaasi ka soo galeen magaalada Kismaayo.

 

SBC News Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaalo Xoogan Oo Ka Socda Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo

Posted to the MOL June 22, 2007, 10:39 am

 

Dagaalo xoogan ayaa ka socda magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka jubadda Hoose halkaasi oo ay ku dagaalamayaan dhinacyadii isku hayay magaaladaasi.

 

Dagaalkaani oo markii hore ka bilaawday deegaanka Goobweyn ayaa hadana warar haatan soo baxaya waxa ay sheegayaan in uu ka socda garoonka magaalada Kismaayo halkaasi oo ciidamo guramd ah ka soo galeen .

 

Inkastoo aan si rasmi ah loo ogeyn qasaaraha uu geeystay dagaalkii ka bilaawday Gobweyn ayaa hadana cisbitaalka Kismaayo waxaa la gaarsiiyay meydka ilaa sedex qof iyo dhaawaca afar qof

 

Dagaalkaani ayaa saameyn ku yeeshay magaalada Kismaayo , iyadoo inta badan goobaha ganacsiga albaabada loo laabay.

 

Ilaa iyo haatan ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay dhanka dowlada KMG ah oo ku aadan dagaalka haatan socda

Warkaani waxii ka soo kordha qeybaha dambe ayaan idinla soo socodsiineynaa haduu alla idmo

 

Cismaan Xasan Cali(Fantastic)

 

 

Xafiiska Mudugonline.com, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Duke, you are wasting site bandwidth sxb. Si raganimo leh meesha u dood amaba iska gabal dhacso. Kismaayo is a done deal adeer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer, calm down dont have a heart attack. The fact is the dust is yet to settle and your side claimed victory way too early. Hence the fake reports in one instance you had Col Koojar and the next it was the deaths of a total 7 men in the toughest fight in 7 years

Adeer there is no raganimo from your side.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Originally posted by N/AA:

Duke, you are wasting site bandwidth sxb. Si raganimo leh meesha u dood amaba iska gabal dhacso. Kismaayo is a done deal adeer.

Horn, perhaps you or the poster of the topic could explain how the "Gedo boys" are also Kismaayo "locals".

 

Aren't you a little too giddy and celebrating way too early? Any official word from Yey and his junta? What about the Ethiopians? Do you really think they'll let a bunch of "boys" ruin their escapade in southern Somalia?

 

Come on atheer. Don't uncork that (xalaal) Champagne just yet. Ciyaartu waa gelin dambe.

 

Edit: Now would be a good time for a reconciliation conference. LOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sayid   

None of the three of you are locals. Each one of you moved there when they were clanning around as govs.... Reminds me of the tree stooges that pump heads and noses all the time. The real locals don't have guns and are just watching!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this