Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland Delegation Meets with the US Ambassador in Ethiopia

Recommended Posts

Wasiirka Arrimaha Debedda S/land C/Laahi Maxamed Ducaale iyo Kulankii Amb.Donald Yamamoto Safiirka Maraykanka u fadhiya Dalka Ethipia

--------------------------------------------------------------------------------

(Weftigii Jamhuuriyadda Somaliland, Addis Ababa )

hadhwanaag 2007-12-26 (Hadhwanaagnews) Weftigii Jamhuuriyadda Somaliland, Addis Ababa 27/12/2007

’Weftigii uu Hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale, ayaa caawa casho sharaf waxa u sameeyay, Amb. Donald Yamamoto, Safiirka Maraykanka u fadhiya Dalka Ethipia, casha sharaftaasi oo ka dhacday guriga Safiirka, Cashadaasi oo ay kala qayb galeen hawlwadeeno ka socday safaaradda Maraykanka, iyadoo laga wada hadlay sii cilaaqaadka ka dhaxeeya labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa xidhiidhka labada dal.

Isla Maanta waxa Qado shaqo u sameeyay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Arrimaha Debedda, Dr. Tekede Alemu , taasi oo lagu falanqeeyay guud ahaan xaaladda Gobolka, gaar ahaana xidhiidhka sokeeye ee labada dal.

Weftigu waxa uu ka degay Caasimadda Dalka Ethiopia ee Addis 24/12/2007, iyadoo halkaasi si diiran loogu soo dhaweeyay.

Kulamadaasi weftigu la kala qaateen Safiirka Maraykanka iyo Khaarajiyada Ethiopia waxay ku dhammaadeen is afgarad buuxa.

Weftiga oo ka kooban, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Mudane, Cabdi Haybe Maxamed, Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda, Mudane, Axmed Xassan Cali ( Casoowe, Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, Mudane, Axmed Xaashi Cabdi iyo Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Ciise’’.

Alla Mahad leh,

Siciid Cadaani Mooge

Afhayeenka Madaxtooyada JSL

Share this post

Link to post
Share on other sites

Weftigii Jamhuuriyadda Somaliland, Addis Ababa 27/12/2007

Jamhuuriya Online

Share this post

Link to post
Share on other sites
A.J.   

The usefulness of this meeting depends on the what the americans are willing to discuss. If they discuss the issues which are important to our people then it would be a certain development indeed.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Thankful   

I've notice many posting covering a wide variety of somaliland issues never involve pics. Don't they take media or a camera crew with them? I hope if it is true that Riyale is going to America that they provide pics.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Originally posted by somalipride:

I've notice many posting covering a wide variety of somaliland issues never involve pics. Don't they take media or a camera crew with them?

:D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

Somaliland= Land of Somali's, thus I am Somali and it is my land.
:D

You're always saying that as a cop out. Dude no one believes your gimmicks.

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^^Adeer again you are not really making any point. I am a Somali and its my land, north west of it. Only about 20% of it thats the Burco-Berbera-Hargaysa traingle.

By the way tell governer Riyaale, the Duke sends his regards.

We need Pic's from now on to take any of the secessionists news seriously.

TFG news is rich with Pictures, why are they [secess[ falling behind?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Thankful   

LOL@Somalipride & Duke...The mention of SOmaliland makes you guys all green.

Really, do I use childish names like bugland or what not like many on this site? I'm just saying, something like "Somaliland Delegation Meets with the US Ambassador in Ethiopia" should include pics. Not what someone guy high I khat in North America, feels like writing.

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^^ wait and see guys the pics should come, but the proof is in the pudding old boy. Somaliland is developing slowly, and you TFG lots alreay seen pics of Riyaale with head of states so dont be like Duke and post pics for the sake of posting pics. Like my aunty said a pic with no meaning behind it is useless lool.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this