Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Latest development on lascanood.

Recommended Posts

perception ??? ,,,, we are talking shelling civilians here and bombing a whole city and you are talking about perception ??

 

very disappointing indeed ......

Share this post


Link to post
Share on other sites

Seriously Mr.Bugland, of all people you are talking about being disrespectful. You made business out of mocking Garaads and natives of that city and don't tell me you are losing the propaganda war. Put your experience to some use

 

Che, Mr. Bugland, the chief propoganda of the enclave is like the pot calling the kettle black.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ :D

 

Tell me about and so much for turning LA into safe haven.

 

Mr.Bugland, I'm not aware of any that actually died but the point here is which way the political tide is moving.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

JB

Someone is wishing LA to be another Muqdisho ,,,,, not happening.

Ironically that is your wish indeed.. Otherwise you wouldn’t support and dance for the invasion of a peaceful city for the sake of recognition. Save your mantra, your motives are obvious.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The city is save and business is booming. Those individuals are trying to kill their own people and scare the citizens.

 

they will be dealt with sooner or later.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sikaawe   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

lol me and jidbaale anigu wararka meel walba waan ka so ururiya not one place

Warka soo ururi oo kala shaandhee adeer, dad aan waxba la waydiinin ayaa jira oo runta iyo beentu isugu mid tahay sida nimankaa la magacaabay. Hadii kale sidooda ayuun baad Ali-beenaale laguu bixin oo runtaada iyo beentaada aan cidina dhegeysan doonin. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sikaawe   

Originally posted by Jacaylbaro:

Stop this young boy ,,,,, Jidbaale is not good for your health.

You are right JB, some people call the place " the howler monkeys home",they fight with their mouths for obvious reasons.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaa Dagan maanta Magaalada lascaanood iyadoo xalay uu ka dhacay qarax bambo gacmeed ah oo lala beegsaday Saldhiga daami

Posted to the web on Jan 13

 

S

 

Maanta ayaa dagan Magaalada lascaod ha se ahaatee wali Badwow ayaa ka jirta Dadkuna Aanay isku gudbi Karin.

 

 

Xaalada magaalada lasano aya iyadu iminka Dagan ka dib Qarax Bambo gacmeed ah markii xalay lala beegsaday Saldhiga Daami Ee magalada lascanod.

 

 

iyada oo ay ku dhaawacmeen 3 Askari oo labo ka mid ahi ay ahaayeen kuwo aad u liita guud ahaan saddexdan Askarina waxaa loo qaaday Magaaladda Burco Ee Xarunta gobolka togdheer.

 

 

 

 

 

Gudidda Nabad-galyadda ee magaaladda Laascaanood waxa ay saaka ku yeesheen guriga Gobalka shir Albaabadu u xidhan yihiin.

 

 

 

 

 

Qaraxan xalay dhawacay ayaa waxa uu ku soo beegmayaa iyada oo maalinimadii shalay ahaydna jeelka magaaladda Laascaanood laga sii daayey 10 ka mid ah dadkii loo haysta dilkii Taliyaha qabyta 12aad cismaan yuusuf nuur Afdhilo waa kuwan magacyadii dadkii la sii daayey.

 

 

 

 

 

Waxaana wali magaaladda Saaran Bandow iyada oo cid Ka Baxaysa aysan jirin, Se la soo gali karo magaalada.

 

 

holhol.net

 

 

holholnews@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaadii Jimce Oo Culumada Magaalada Laascaanood Ay Kaga Hadleen Nabadgelyada iyo Qaraxyada (Maqal)-

Lasanod Online Friday, January 15, 2010

 

 

 

Shiikh C/naasir X.Axmed.

 

 

 

 

Laascaanood,(Lasanod Online)-Salaadii Jimce ee maanta ayaa culumadu si wayn ugaga hadleen xaalada amaan ee magaalada Laascaanood iyo qaraxyadii dhawaanihii ugu danbeeyay magaalada ka dhacayay-

 

 

Masjidka ugu wayn magaalada Laascaanood ee Masjid Jaamaca ayaa waxaa khudbad salaadii jimce markii laga baxay uu jeediyay Shiikha Magaalada Laascaanood Fadiilatu Shiikh C/naasir Xaaji Axmed wuxuu wax badan ka waramay xaalada amaanka magaalada Laascaanood iyo qaraxyada magaalada ka dhacaya-

 

Shiikhu wuxuu sheegay in qaraxyada dadka gaysanayaa ay yihiin kuwa ilaahay agtiisa ka fogaaday,isagoo umada islaamka ee masjidka ku tukanayay ka codsaday inuu ilaahay umada ka qabto dadkaas.

 

Halkan Ka Dhegayso Khudbadii Shiikha.

 

 

 

Wariye: Abdiqani I. Goox

admin@lasanod.com

Xafiiska Wararka Lasanod Online, Laascaanood.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this