Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Latest development on lascanood.

Recommended Posts

Hubka Darandooriga U Dhaca Oo lagu Garaacayo Xaafado ka Tirsan Lascaanood

 

(Lascanood) 12.1-10 Waxaa qarax weyni ka dhacay magaalada Laascaanood caawa. waxaan qaraxyada in yar ka dib bilaabatay Hub waa weyn oo lagu garaacayo xaafadaha.

 

Sidoo kale waxaa magalaada ka jira jaha wareer ayadoo aan la garadeyn cida duqaynaysa Magaada xiligan oo ah wakhti habeen ah. ilaa hada wararku way iska so daba dhacayaan , mana jiro war sugan maadaba wariyahaga ku sugan magaaladu uusan awoodin in uu helo meel Acess ah maadab ay wada xidhan yihiin meheradihii interneryadu.

 

Wararkii ugu danbeeyey waxay sheegayana in sadexda qofi ay yihii Askar aysana jirin cdi dhimatay. Sida uu soo sheegayo weriyaha Widh-widh online ee gobolka Sool qaraxn ma jirto ilaa hada cid ku dhimatay waa warkii ugu danbeeyey hada oo saacada geeska afrika tahay 10:50pm.

 

la soco warar kale

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sidoo kale waxaa magalaada ka jira jaha wareer ayadoo aan la garadeyn cida duqaynaysa Magaada xiligan oo ah wakhti habeen ah

 

^^ :D:D

 

We know who bombarding the city at night while families are asleep. It's the Somali Land Army , ya Xaji X

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Yeah you are testing on the unarmed

 

however:

 

Halqadle iyo iyaba waa sittaan halable maadhiine'e

Hadday kaga haqsiiyaan rasaas lagama haageene'e :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qarax ka dhacay Laascaanood iyo Somaliland oo koonfurta ku eedaysay (Dhageyso)

January 12, 2010Waxaa caawa Qarax xoogan ka dhacay bartamaha magaalada Laascaanood, ayadoo qaraxan lala beegsaday saldhig ciidan ayaa keenay khasaaro.

 

Qaraxan ayaa caawa ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool, halkaasi oo Saldhiga Booliiska ee ku yaal bartamaha magaalada lala beegsaday qarax.

 

Guddoomiyaha Maamulka Soomaaliland ee gobalka Sool, Faarax Askar Xassan oo Horseed Media caawa khadka telefonka ugu waramay qadar yar kadib qaraxaasi markuu dhacay, ayaa sheegay inuu hada baaritaan socdo.

 

Mr.Askar ayaa sheegay inaysan jirin cid loo soo qabtay falkan, balse baaritaan xoogan ay wadaan, wuxuuna Guddoomiyaha Soomaaliland ee gobalka Sool, sheegay in ay jiraan 2 askari oo dhaawac kasoo gaaray.

 

Dhegayso Wareysigii Faarax Askar Xussen:

Ma jiraan warar madax banaan oo xaqiijin kara khasaaraha qaraxan ka dhashay.

 

Faarax Askar Xuseen ayaa sheegay in falkan ay filayaan in koonfurta laga soo abaabulay, asagoo sheegay inay ka danbeeyaan dad dano shisheeye u shaqeenaya.

 

Horseed Media oo weydiisay inuu ku eedaynayo kooxaha Koonfurta Soomaaliya ka dagaalamo inay falkan ka danbeeyeen, ayuu sheegay inay sidaa ulla muuqato.

 

Weerarka ka dhacay magaalada Laascaanood ayaa kusoo beegmaya xili ay jiraan abaabulka iyo qorsheynta shir balaaran oo beelaha ku dhaqan gobalkaasi cuqaashooda iyo issimadooda ay ku yeelan doonaan deegaanka Holhol ee gobalka Sool.

 

Horey ayey magaalada uga dhaceen weeraro noocaan ah oo bambaano lala beegsaday askarta maamulka Soomaaliland, ee magaalada gacanta ku haya. Waxaan horey weerar bambaano lagu dilay Taliyihii ciidamada Soomaaliland.

 

Dhinaca kale qaar kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood ayaa sheegay in ciidamada Soomaaliland ay inta badan qab qabtaan dhalinyaro aan wax galabsan markii ay dhacaan weeraro noocaan oo kale ah

 

Source horseed media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

haa waxa la yidhi koonfurians ba ka danbeye kuwi baydhabo iyo bakool ka yimi ba ka danbeyaa kuwasanu u xidh xidhayna qaraxyada.

 

gabaygana yaa tiriye ?

You are pulling Punty here miyaa-reer Bakool/Bay how convenient!

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

What is going these muppets throwing around grenades. Las Anod needs Ciidanka Asluubta to chase the troublemakers outa town.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nothing is happening in Lasanod gents .... there was an explosion where three policemen were injured and that is it.

 

as a result, one vehicle was taken to the police station for investigation.

 

 

Xaajigu is the mouthpiece of Jidbaale ,,,,,,, so disrespectful for Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

 

Xaajigu is the mouthpiece of Jidbaale ,,,,,,, so disrespectful for Somaliland.

Seriously Mr.Bugland, of all people you are talking about being disrespectful. You made business out of mocking Garaads and natives of that city and don't tell me you are losing the propaganda war. Put your experience to some use.

 

 

So, it came down to this, turning LA into military garrison, mass arrest, and shelling of neighborhoods.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Didn't u see what it says ??

 

Hubka Darandooriga U Dhaca Oo lagu Garaacayo Xaafado ka Tirsan Lascaanood

Someone is wishing LA to be another Muqdisho ,,,,, not happening.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^my wishes don't kill people but the actions of the Hargeysa militia does. And whether what you qouted is happening or not doesn't matter really. It is the perception that matters.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this