Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Shabakadda Dhacdo oo heshay 12 kamid ah Golaha Wasiirada ee uu soo magacaabi doono Fa

Recommended Posts

Shabakadda Dhacdo.com oo si-weyn ugu mashquulsaneed dhaq dhaqaaqa Golaha Wasiirada ee xukuumadda kmg ee Soomaaliya ayaa waxay soo heshay 12 kamid ah Golaha Wasiirada Raaisal Wasaare Farmaajo oo ka koobnaan doonto 18 oo qura.

 

 

1- C/Raxmaan Xaaji Adan Ibbi

2- Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid)

3- Adan Maxamed Nuur madoobe

4- C/Qaadir Cali cumar

5- C/Risaaq Jurule

6- Daahir Maxamuud Geele

7- C/Rashiid Khaliif Xaashi

8- Mustaf dhuxulow

9- Axmed C/salaan Xaaji Adan

10- Maxamed Ibraahim Xaabsade

11- Fowsiyo Maxamed Sheekh

12- Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde)..

 

 

Tolow why is indhacadde and qeybdiid ugu jiraan liiska goorme warlordism ka tageynaa?

 

Inta ay ku jiraan raga wadankan qaribay dowladda haka sugina isbedel ka dhacaa wadankeena

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

I neither expected the TFG to be fully functional nor to be successful. With that said, I'm a great proponent of continuity... clearly, nation building takes time and change doesn't happen overnight therefore I wanted to see new faces on the cabinet. Btw, we are putting the cart before the horse, we don't even know if the said list is an authentic one.

 

Maxaase ku tusay naive-nimadayda adba aqoonsigii aad rimay gacmeedka ku waday 20-ka sano, kama aan hadline. Maxaase ka khaldan aragtida ah inaan mala' awaasho in dawlad fiican Soomaaliya u dhalato? Alla dadka qaar baan la yaabaa naive-nimadooda smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi the TFG govt was made in this particular way so that it may not function , nation building is all good and sure it will not happen over night but the TFG procces is where it was when afweyne was ousted. A failed government that barely control 2 km in xamar. For almost what 20 years. you wont see new faces mark my words the same guys from previous cabinets will be back.

 

Somaliland dalkeeda adeer wa ka talisa and it has a functioning govt, Marka maxa labbada sheeko isku xidhay tufaax iyo cambaruud baad is barbar dhigtay wax aan la is barbar dhigi karayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Taleexi:

Warninyahow mark my word Somaliland waan jeclahay
smile.gif

waa arin fiican inad dalkaga jeclaatiid :D

Imikana calankeeni quruxda badna isku duub

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Saaxiibow maradaa shiidka ah, ee diillimaha badan, waan ku xajiimoodaa ee iga daa. Balse kii cirka uu ekaa ee xiddigtu badhtanka kaga suntanayd, ma qashinkaa lagu darayaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

if somalia want a functioning government, they must throw away the warlord politics and 4.5 policy or it will never be fair and it will continue to be a country in anarchy!!!!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

You have to be rational.

 

General Cabdi Nasteex and shiikh Yusuf Siyaad are two men with large followings in the streets of Mogadishu. Their men die and bleed on behalf and in some instances against the Government. So the only sensible thing to do is to incorporate them but on the otherhand what use is Ibbi, Madoobe, jurile? fact is they dont count not because of their clan but because they bring nothing to the table other than a whole load of talking?

 

Adeer Soomaalidu waxe tirahdaa meel hoo kaaga baahan hadal wax kama taro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this