Sign in to follow this  
AYOUB

Warshadaha ku soo kordhaaya magaalada Burco

Recommended Posts

AYOUB   

Burco(HWN) waxa sanadahan danbe ku soo kordhaaya magaalada burco warshadaha sida gaarka loo leeyahay kuwaasoo isagu jira qaar yaryar iyo qaar waaweyn warshadaas oo kor uqaadaaya wax soo saarka gobolka waxana shaqooyin ka hela dad aad u tira badan warshadaha intooda badab waxa leh dad reer somaliland ah oo saamiyo ay isu geeyeen ku sameeyay warshadahan waxana kolba marka ka danbaysa sii kordhaysa wax wada lahaanshaha bulshada hadaba waxaanu warbixintan ku eegi doonaa warshado dhawaanahan laga furay magaalada burco...

 

 

http://www.hadhwanaagnews.com/pages/45/index.htm

 

.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Good post Ayoub

 

Just last week i was watching a video recorded at the start of the year in Burco. Mainly of some contruction and the water plant. Many nationalities now in Burco i saw chinese engineers, indian and pakistani engineers all happy and getting along with the Burcaawis :D

 

540_warsh1.JPG

 

480_warsh2.JPG

 

^^check out colours of the building, very subtle ;)

 

512_warsh3.JPG

 

394_warsh4.JPG

 

^^ Maaxda Water (Togdhere) plant which already flooded Hargaisa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

^^ Did I mention I'm a part-time Burcaawi? ;)

 

 

"Guusha Ugu Wayn Ee Aanu Sheegan Karaa Waa In aanu Wadanka keeno Wershado Waawayn"

 

 

Maareeyaha guud ee warshada Saabuunta Budada ee magaalada Burco Nuur Ducaale Diiriye ayaa maanta markii u horaysay daboolka ka qaaday in ay warshadan oo mudo sanad iyo badha gacanta lagu hayey dhismeheeda ay si rasmi ah u bilaabidoonto wax soo saarkeed bisha February 2006, islamarkaana waxa uu maareeyihi guul shilis ku tilmaamay in warshadaha waawayn ee dunida 3aad oo kale ay ganacsatada Somaliland ka hirgaliso wadanka.

 

Maareeyuhu waxa uu arintan kaga hadlaayey waraysi wuu Yuusuf Ilkacase ku siiyey xarunta warshadaasi oo ku taala meel 10km dhinaca bari ka xigta magaalda Burco, waraysigaasi oo uu kaga hadlay qodobo dhawr ah oo ah ka mid yihiin tayada warshadaasi iyo figrada ka danbaysa warshada iyo waliba awooda waxsoosaar ee ay yeelankarto.

 

Hadaba waraysigaas oo dhinacyo badan taabanayaa waxa uu dhacay sidan : -

 

S/- ugu horayn maareeye bal warbixin kooban naga sii halkay ku danbaysay dadaalka warshadii budada?

 

J/- Warshadan waxaannu dhismeheeda bilownay sanadkii 2004, mudo sanad iyo saayid ah ayey dhismeheeda iyo rakibaadeedu socotay waxaanuna ugu talo galay in ay xili imika ka horeeya dhamaato laakiin waxa dib noo dhigay dib u dhac nagaga yimi alaabtii gelilahayd warshada oo ay na xanibtay mushkiladii maraakiibtii xeebaha Puntland laga afduubay oo aannu gaadiid waynay laakiin hada waannu gabagabynay waxaannu kala xulanaynaa suuq gelinteeda bisha danbena waxsoosaarkeeduu waa bilaabmayaa.

 

S/-Nuur maxay soo saaraysaa warshadani, yaase ka danbeeyey abuurkeeda?.

 

J/- horta warshadani waa warshad wayn (Medium size) sidaad aragto waxay ku fadhidaa bed dhan 1000m2 Waa warshadii ugu waynayd ee Somaliland laga sameeyo, waxsoosaarkeeduna waxa uu ku salaysan yahay noocyada saabuunta budada ah waana warshad waxsoosaarkeedu ka balaadhanyahay Somaliland iyo Somaliyaba sidaas darteed waxaannu ugu talo galay in ay suuq gelinteedu qabsato wadamada afrikada Bari oo dhan. Takale waxa ka danbeeya figradii lagu aasaasay ganacsato Somalilander iyo somaliyaba isugu jirta.

 

S/- Maxaad ku doorbideen in warshadan Burco laga sameeyo?.

 

J/- waxaannu ku doorbidnay markaannu aragnay baahida dhinaca saabuunta ee dalka iyo in aannu wadanka ku soo kordhino ama dadka tusno in warshado waawayn wadanka lagu aaminkaro "waxaannu anagu aaminsan nahay in guusha wayn ee aannu sheegan karaa ay tahay in aannu dadka tusnay in warshado la samaysankaro oo ay maanta dadku warshad wada hadal hayaan iyo in aannu wadanka keenay warshado waawayn" .

 

S/- Manoo sheegikartaa ilaa hada kharashka ku baxay warshadan, iyo baaxada waxsoosaarkeedu leeg yahay? ,

 

J/- Warshadan waxaannu ugu talogalay daraasadii hore ee annu samaynay $2,500, 000 Dollar balse hada waxa ay maraysaa $5.000, 000 sababtu waxay noqotay wax kastaaba waxay nagu noqotay in debeda laga keeno haday tahay aqoontii qalabkii iyo qaaliga wax kastaaba nagu tageen. Xaga xashmiga hadaan eegno warshadu saacadii waxay soo saari kartaa 5ton oo saabuun, maalitiina 120 ton, bishiina 336 000 ton.

 

S/- laakiin dhaqaalaha xadigan leeg xagee ayuu ka yimi?.

 

J/- Dhaqaalahan dadka sheerarka leh ayaa leh marka faa’iido u muuqato qofka wuu raadinayaa, waxaananu aaminsanahay in ay dadka lacagtan maalgeliyey ay geesinimo muujiyeen balse maaha dhaqaale meelkale ka yimi.

 

S/- Marka laga hadlayo dhinaca dadwaynaha maxay tahay ahmiyada ay ka helikaraan?.

 

J/- Ahimiyada warshaduba waxay ku timi siday dadku uga faa’iidi lahaayeen, waxaannu u suuro gelinaynaa inay qiimo jaban ku helaan saabuunta, waxay ka faa’iidi doonaan dad badan oo ka shaqayndoona suuq gelinteeda ilaa dhawr boqol oo qofna shaqaale ayay ka noqon doonaan, wadankana sumcad iyo dhaqaale ayey soo gelinaysaa.

 

S/- waxa jira warshado saabuuneed oo wakhtigan haysta suuqyada Somaliland, maxay tahay siyaasada aad kula tartamaysaan?.

 

J/- horta warshad saabuuneed oo nooceeda ah oo wadanka gudihiisa ku taala ma jirto, laakiin waxa noo qorshaysan inaanu warshadaha debeda suuqa ka saaro anagoo adeegsanayna sixir jabnaan saabuun tayo leh iyo in aannu bulshada kalsoonideeda hanano.

 

S/- XIdhiidhka aad la leedihiin warshada ganacsiga iyo warshaduhu waa mid intee leeg?.

 

J/- runtii anaga iyo wasaarada ganacsiga xidhiidh fiican ayaa naga dhexeeya, aad ayaanay noo soo dhawaysay, cashuur dhaaf waxay noogu samaysay qalabkii warshada ee debeda ka imanayey waxay kale oo noo balan qaaday in shanta sano ee soo socoto nalaga dhaafo cashuurta macaashal macaashka.

 

S/-Dhinaca kale hadaynu eegno warshada waxaa laga fuliyey wadan aan hor’umar iyo aqoonsi ka haysan aduunka, maxaad isleedihiin caqabadan ayay idinku yihiin.

 

J/- Waar arintaasi waa xaalad na haysata, wax kastaaba waxa ay nagu noqdeen wax cusub, waxay noqotay in talaabda aannu qadayno aannu debeda ka sugno, waxa noogu darani waxay noqotay alaabtii oo aad noogu qaaliya, bulshadeen lafteedu uma bisla tadawurka warshadahan, markaa walaahay way jiraan caqabado maxali ah iyo kuwo kaleba, laakiin waxaannu xooga saaraynaa in aanan karaar jabin oo aannu ka biyo dhalino hadafkayaga.

 

S/- ugu danbayntii waxa dhacda in ganacsatada Somalidu in ay marka hore wax isku darsadaan wakhtyar kadibna ay burburaan, maxaa idinka idiin meelyaal?.

 

J/- Way jirtaa in shirkado badani ay ku baaba’aan khilaaf ku yimaada, anagu hada ka hore waxaannu maamulaa shirkado kuwan ka waawayn, sida shirkada ILAYS oo kale, waxaannu ka hawlgalaa Chine, Abu Dubai, India, Somalia iyo Somaliland, markaas insha alaah anagu waxanu rajaynaynaa in aanan burburin.

 

Reported by Yusuf Ilkacase. Burco

 

 

Originally posted by Xarago:

^^Cajiib , wadh ma Quran ba lagu sadhey waa yabee? sidan cadi ku ma tihiid wale. Mise waad ku cidlotey mesha huuno?

You gonna cry to me

You're gonna walk back through the heartaches

You're gonna walk back through the pain

Shed those lonely teardrops:

The reaction of your cheating game.

 

Xarago you never let one slip by, do you? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Assalamu Calaykum,

 

Masha Allah, great news and hats off to reer Burco. Reer Burco have always been known for destroying things but I gues this will erase all the negative memories about Burco and its citizens. However reer Burco are very energetic people, and these latest factories they have built are good sign of that. Once again good news and thanks bro Al Ayoubi.

 

Assalamu Calaykum.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^^^ We have never been destructive saxib, a little tempremental yeah but not destructive

 

Ayoub says:

 

Did I mention I'm a part-time Burcaawi?

Soo dhawoow inaabti but being a part-timer doesnt make you a heir :D

 

Burco for manufacturing

Haigaisa for Politics/business

Berbera for sea import and exports (port city)

Ceerigaavo/Awdal for agriculture

Laascanood for town and country planning :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

red sea

 

who said we bucaawis are destructive??? sxb we are far from it, maybe the toori and budh have intimidated alot of people but they are really not for violence merely for "show" and anyway burcaawis have actually given up on their trade mark now anyway you wont see any reall reer burco in burco they all seem to be in hargeisa these days but these "new burcaawis" have breaken the mould and decide to give their region what it badly needs.

 

not only have they built these factories but they built a brand new university with alot of help ofcourse, they have built large second bridge for the city.

 

 

kudos to reer burco.

 

reer hargiesa should follow suite instead of building villas they should do something more productive.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xarago   

Originally posted by Red Sea Casse:

Reer Burco have always been known for destroying things but I gues this will erase all the negative memories about Burco and its citizens.

Take that back now before I make you regret that you said that :mad: :mad: :mad: :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Assalamu Calaykum,

 

Don't get me wrong here Reer Burco I just was bit surprised and happy at the same time of your accomplishments. I had the mind set of the Budh and knife you guys carry all the time and I didn't think you would be able to settle down and build something up; not that I didn't think you had the potential to do it, but your patience was questionable.

 

Just look at Xarago's face turning red. Boy I am lucky I am no where near, you would have come through the screen.

 

Hey Qudhac, do you really think that Hargeysawis know only how to build villas. I thought you knew more than that. Hargeysa had factories before I left there nearly 10 years ago, and now they are countless.

 

In a addition, you mentioned that Burcawis have built new University known as U of B. well aren't you aware that Hargeysa's University has already graduated students numbered 500 twice and they are already working on their respective fields.

 

Not that I have anything against Burco and its citizens but I just think you guys are bit, how do I say, fududay.

 

Let us not divide Burco and Hargeysa since Hargeysa is the capital of Burco and I gues that settles all the argument here; Where is the capital? did I hear the H-town, you bet.

 

Reer Burco don't get offended I love Burco as much as Hargeysa but I just think Hargeysawis are kind of calm to earth more so than their brothers to the East.

 

Assalamu calaykum.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Red sea says:

 

Don't get me wrong here Reer Burco I just was bit surprised and happy at the same time of your accomplishments. I had the mind set of the Budh and knife you guys carry all the time and I didn't think you would be able to settle down and build something up; not that I didn't think you had the potential to do it, but your patience was questionable

What do you mean surprised? That narrow minded thinking your parents gave you ie rear Burco waa sidaa iyo sidaa has taken hold of you ey? Get a grip saxib and stop offending Burcaawis. Life is not always as what your elders taught you!

 

Dacaayadi waa dacaayad but your taking it a little too far but i'm not surprised by it, coming from someone who has probably never ventured too far outside Hargaisa let alone visiting Burco :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

Can any Somalilander explain it to me the preponderance of attaching oneself to cities? I sense some unpleasant attitude of pride and self-importance attached to cities. Strangely enough you would be surprised to see a Somalilander telling you that he is proud Burcawi or even a proud Salaaxley citizen than a proud Somalilander. Sometimes I wonder whether the unhealthy fixation with the cities will become the apocalyptic term for the erosion of patriotism. When will we ever get away from this old idea that is preserved in our culture?

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^^saxib, promoting where your from and being proud is all well and good, so is dacaayadu, but when it goes below the belt then one will defend where he is from against such ignorant attitudes

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Assalamu Calaykum,

 

Waar illeen anagaa wax aragnay. Sxb is daji Northerner. We are kidding here and no need for you to go all out on my personal life and questioned the job well done by my parents of raising me. I believe if we look on how many regions accupy by Somalis that I have gone and lived is far more than you have even heard about let alone setting foot on them.

 

To clarify few things, I have actually been to Burco, and God forbids me saying anything about a place without knowing anything about it.

 

I have been to Yaroobe,Gabiley, Borama, Oodweyne,Salaxley, Barbera, Sheikh, Laascanood, Erigabo, Bosaso,Galkacayo, and Beledweyne. Those are the few places that I have time for so far.

 

I think it's time to come out of the smoke since you guys are really getting serious. I am from Burco. Born in Hargeysa yes but raised in Burco. I am Togdheer native ka awow sxb. I live most of my time between Burco and Oodweyne. Heck we might even relate. Nevertheless, Hargeysa,Burco and all the Somali cities are all the same to me.

 

To Stoic, sxb no body is really identifying themseleves with any city, it's all jokes and nothing serious. Everybody is just showing off the pride of their birth place and I don't there is nothing wrong with that. There is no need for you to interprate the conversations that we were having differently and take into different level as though the love we have for these places are deep in our blood vessels. After all all these are worldy manners and I think everybody understands that.

 

Thanks,

 

Assalamu Calaykum.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this