Sign in to follow this  
General Duke

AU troops start to arrive in Somalia...

Recommended Posts

museveni11.jpg

Baydhabo: Qaybtii ugu horaysay oo kamid ah ciidanka Uganda oo Baydhabo gaaray.

1. Mar 2007

 

Baydhabo(AllPuntland)- Tiro aan badnayn oo kamid ah ciidamada Uganda ee nabad ilaalinta u imaanaya dalka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Baydhabo.

 

Ciidamadan ayaa lagu sheegay inay yihiin horudhac, qaybihii kale ee ciidankuna ay kusoo daba jiraan illaa maanta iyo maalmaha xiga .

 

Aadan Biid Axmed oo ka tirsan Booliska Baydhabo ayaa sheegay in ciidankan ay dhan yihiin 30 askari oo ka tirsan ciidanka qaranka Uganda.

 

Ciidankan ayaa waxaa waday diyaarad kuwa millatariga ah oo laga leeyahay dalka Uganda , waxayna shalay kasoo dagtay magaalada Baydhabo.

 

Axmed Biid oo u waramayay wakaaladda wararka ee AP wuxuu sheegay in dufcaddii ugu horaysay ay ciidankan yihiin,

Ciidamadan ayaa waxaa si diiran garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo kusoo dhaweeyay guddoomiyaha degmada Baydhabo Maxamed Maddey ***** iyo saraakiil ka tirsan ciidamada Federaalka.

 

CCC Farayaamo

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

African peacekeepers arrive in Somalia 50 minutes ago

 

MOGADISHU, Somalia - The advance team of an African peacekeeping force to Somalia arrived unannounced in the country on Thursday, a senior police officer said.

 

Thirty Ugandan troops arrived in a military plane Thursday morning, according to Adan Biid Ahmed, the police chief of the southern town of Baidoa, where the transitional parliament sits.

 

"This is the first batch of African peacekeepers to be deployed in Somalia," Ahmed told The Associated Press on the phone from Baidoa.

 

The governor of Baidoa, Mohamed Madey Issaq, and Somali military officials welcomed the troops at the airport.

Share this post


Link to post
Share on other sites

i cant believe we are actually thinking this is going to solve anything. anyone who has any knowledge of the somali mentality would know that the avergage somali is going to resist this to the end. these africans cant do anything in sudan and have never been capable of actually beeing 'peace keepers'. i just hope that they realise soon enough what they have let themselves in for and just go back.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

What is the matter with you guys? These great African nations are working so hard to solve these persistent Somali problems.

 

Don't you see? Over 20,000 well trained Americans troops with the help of the UN couldn't do it when most of the people in Mogadishu had no gunz. So why not few thousands of HUNGARY weak Africans take crack at it? They might do the job and liberate us all.

 

The truth is, these greedy African leaders are in the business of funneling few dollars down to their personal account from the EU and the US. They will bounce out as soon as they accomplish their personal goals. After all of this is said and done, the people in Mogadishu will pay the ultimate prize and Yey will go down the biggest warlord and the biggest traitor in Somali history.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

^ What if tommorow said biggest traitor signs into a law a declaration recognising Somaliland as a sovereign country and dissolves the Unity Act of 19something ? Does he still remain the biggest traitor in Somali history ? :D

 

 

Let them come. Black African Down: Didn't think it'd be a cakewalk now, didja ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

As if they are going to do anything productive, we will see. The only time Somalia was close to peace and prosperity was when it was free from outside intervention.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Originally posted by Kashafa:

^ What if tommorow said biggest traitor signs into a law a declaration recognising Somaliland as a sovereign country and dissolves the Unity Act of 19something ? Does he still remain the biggest traitor in Somali history ?
:D

 

 

Let them come. Black African Down: Didn't think it'd be a cakewalk now, didja ?

I said SOMALI history...miyaad waalatay.

 

BTW, as far as Somaliland recognition, I don't think his word would mean much. Like others before him, he's still a warlord who is trying to find his name on top.

Share this post


Link to post
Share on other sites

i agree with you jaylaani. I cannot believe that some of the members here are disputing the fact that cabdilaahi yusuf is a warlord. the only reason this man is allowed to call himself the president of somalia is down to the fact that he is the biggest warlord and if he looses that title whoever beats him takes his title and the presidency most probably

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lol. If President A/Yusuf is a warlord then so are the late Egal & Tuur, who fought heavily in the early 1990s, so is Siilanyo the commander of the SNM and so is Riyaale.

Share this post


Link to post
Share on other sites

UGANDA::: Museveni oo Saagootiyey Cutubyadii ugu horeeyey ee ciidamada loo diray Somaliya

Last Updated::2007-03-01 18:33:54

 

capt.xsa10602171821.uganda_the_last_king

 

Kambala:- Xaflad balaaran ayaa maanta oo KHamiis ah ka dhacay Xerada Ciidamada ee Qadaafi Barakis ee magaalada Jinja ee dalka Ugandha.

 

Xafladan oo uu kasoo qeyb galay Madaxweynaha dalka Ugandha Mr.Yuweri Musefeni ayaa lagu saa gootinayey 1500 oo ah askarta Ugandha u dirtay dalka Soomaaliya.

 

Ciidamadan ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay soo gaaraan dalka Soomaaliya.

 

Munaasabadan maanta ka dhacday magaalada Jinja oo 80km dhinaca Bari kaxigta magaalada Caasimada ah ee Kambala ayaa ah midii sida rasmi ah loogu saagootinayey ciidamadan oo isla maanta bilaabaya in ay u ambabaxaan dalka Soomaaliya.

 

Xafladan ayaa dhacday xili ay maanta magaalada Baydhabo gaareen Saraakiil ka socota Ciidamada Ugandha kuwaasi oo u gogol xaari doono imaanshaha ciidamada rasmiga ah ee ka socda Midowga Afrika.

 

 

Ciidamadan Ugandha ayaa maanta ku labisnaa Tuutayaasha lagu yaqaan Nabad illaaliyaasha Midowga Afrika iyo Koofiyado Cagaaran iyo Astaanta Midowga Afrika.

 

Ciidamadan ayaa noqon doona kuwii ugu horeeyey oo noocooda ah oo dalka Soomaaliya loo soo diro tan iyo 1994tii kadib markii ay dalka Soomaaliya isaga baxeen ciidamadii Qaramada Midoobay ee ku socday Qorshihii Restore Hope ee lagu fashilay.

 

Midowga Afrika ayaa ciidamadan u qoondeeyey in ay tiro ahaan noqdaan 8000 oo askari, waxayna ka kala imaan doonaan dalal dhawr ah oo ay ku jiraan Ugandha, Nigeriya, Burundi, Malawi iyo Ghana.

 

Xaasaska iyo ehelada Askartan ayaa maanta lagu arkayey Xerada weyn ee Qadaafi Barakis ayagoo saagootinaya wiilashooda.

 

Madaxweynaha Ugandha Mr.Yuweri Musefeni ayaa sheegay in ciidamadan ay u socdaan in ay wax u qabtaan dadka walaalahood ah ee Soomaaliyeed oo uu sheegay in ay burbur ku jireen 17kii sano ee lasoo dhaafay.

 

Mr.Musefeni ayaa sheegay in kaalin ay uga banaantahay sidii dalka Soomaaliya loo taageeri lahaa iyo dib u dhiska dalka Soomaaliya oo uu ku sheegay mid kamid ah dalalka ugu Qadiimsan Qaarada Afrika.

 

Ahmed Musse

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamadda Dalka Uganda oo eheladooda ku macsalaameeya xaflad Murugo laga dareemayay oo ka dhacday Jinja uuna ka qaybgalay Madaxweyne Musfeni.

 

Jinja 01 March 2007 Waaga Cusub.com

 

Madaxweynaha Uganda Yuweri Museveni ayaa ka qaybgalay xaflad lagu sagootinayay 1500 oo ka mida askarta dowladiisa ay u soo dirtay Somaliya. Taas oo ka dhacday dhacday Magaalada JINJA oo 80 LM dhinaca Bari ka xigta Caasimada UGANDA ee Kambala.

 

Madaxweynaha Dalka Uganda Yuweri Museveni oo khudbad ka jeediyay xafladaas ayaa dadka reer Uganda ku qanciyay in Ciidamadaas ay u direen Soomaaliya si ay uga qaybqaataan nabad soo celinta dalka walaalahoodda Soomaaliyeed.

 

 

1500 ee Ugandheeyska ah ayaa lagu wadaa inay dhawaan soo gaaraan dalka Soomaaliya iyagoo fariisin ka dhiganaya Muqdisho.waxaana Xaasaska iyo ehelada Askartan lagu arkayey Xerada weyn ee Qadaafi Barakis iyagoo saagootinaya Wiilashooda oo ay ka ilmeeynayaan Aayaha noloshoodda .

 

Xaflada JINJA ayaa ku beegneed xilli ay Madaarka Baydhabo ka degeen 35 Sarkaal oo ka socday dalka UGANDA kuwaasi oo u gogol xaar u ah Ciidamadaas magacoodda lagu sheegay nabad ilaaliyaal.

 

Ciidamadda Reer Uganda ee ku soo fooda ayaa labisnaa Tuutayaasha lagu yaqaan Nabad illaaliyaasha Midowga Afrika iyo Koofiyado Cagaaran ee lagu hardhay Astaanta Midowga Afrika.

 

Ciidamadda Dalka Uganda waxay noqonayaa Ciidamadii ugu horeeyay ee wata magac nabad ilaalineed loona soo diro Soomaaliya tan iyo markii 1994-tii ay isaga huleeleen si caro xambaarsan Ciidamadii Qaramadda Midoobeey ee Restore Hope,qorshahooda hoowlgal ahaa laakiin markii dambe isku milay siyaasado gaara oo lagu qaarijin rabay Jeneral Maxamed Faarax Caydiid.

 

 

Dowladda Uganda oo noqoneeysa dowladii ugu horeeysay eek u dhiirata inay Ciidamadeeda u soo dirto Soomaaliya hadana waxaa calaamatu su-aal saaran tahay halka ay ku dambeeyn karaan Ciidamadda 1500 ah .

 

Ciidamadda Midowga Afrika ee Soomaaliya laga sugayo oo gaaraya 8000 oo Askari ayaa laga sugayaa dalalka Nygeria,Burundi,Malawi iyo Ghana marka laga reeba Uganda oo soo dirtay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

BAYDHABO: Saraakiil Ugandese ah oo gaaray Baydhabo, kuwaasoo la sheegay inay hordhac u yihiin ciidanka Uganda

 

Posted to the Web Mar 01, 12:27

 

 

Baydhabo (PP) – Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa sheegaya inay maanta gaareen halkaas 30-sarkaal oo ka tirsan ciidammada dalka Uganda, kuwasoo la sheegay inay yihiin hordhaca ciidammada Uganda ee Soomaaliya la keenayo.

 

 

Ciidammadaan ayaa la xaqiijiyay inay ka soo dageen garoonka diyaaradaha ee Baydhabo, waxaana keentay sida la sheegay diyaarad nooca Milateriga ah oo Mareykanka uu leeyahay, iyadoo sidoo kalena diyaaradda laga dajiyay qalab kala duwan.

 

 

 

“Waa dhab, waxaa garoonka diyaaradaha ee Baydhabo saakay ka soo dagay saraakiil Ugandese ah kuwaaso lagu sheegay inay yihiin hordhaca 1500-askari oo ka socda Uganda oo lagu wado inay yimaadaan Soomaaliya” ayuu u sheegay Reuters sarkaal ka tirsan Booliiska oo lagu magacaabo *****.

 

 

 

Sarkaalkaan ayaa sheegay in diyaraadii keentay ciidammadaan ay sidoo kale dajisay qalab aad u fara badan oo ah kuwa ciidammada, balse ma uusan sheegin wixii qalabkaas uu ahaa.

 

 

 

1500-askari ee lagu wado inay Soomaaliya u soo dirto Dowladda Uganda ayaa la xaqiijiyay inay imaanayaan 24-ka saac ee soo socda, waxaana lagu wadaa inay dhammaantood ka dagaan Baydhabo, dabadeedna loo soo qaado dhanka Magaalada Muqdisho oo ay fariisin ka dhiganayaan.

 

 

 

Madaxweynaha Uganda Yuweri Musaveni ayaa la sheegay inuu saakay soo sagootiyay saraakiishaan isagoo la sheegay inuu kula ballamay inay ka hortagaan koox walba oo isku dayda inay dagaal kala hortimaaddo.

 

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

E-mail: jantiile@puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Originally posted by General Duke:

^^^lol. If President A/Yusuf is a warlord then so are the late Egal & Tuur, who fought heavily in the early 1990s, so is Siilanyo the commander of the SNM and so is Riyaale.

Are you gonna rewrite history now?

 

"You" are known to be in the wrong side of the equation in Somali history and the legacy continues.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this