Sign in to follow this  
Che -Guevara

Al-Shabaab Heading North?

Recommended Posts

Addis Ababa: " Puntland & Somaliland toos ayay Al- Shabaab uqabsanayaan, hadii aan gacan lasiin, hada hogaanka Al- Shabaab sarkaal cusub ayaa la wareegay" Wasiirka arrimaha dibada ee dawladda Itoobiya.

5. november 2009

 

Addis Ababa(AllPuntland)- Dawladda Itoobiya ayaa kaga dhawaaqday caasumada dalkeeda ee Addis Ababa in amaanka Geeska Africa oo sugnaada uu ku xiran yahay Soomaaliya oo amaan iyo kala dambeyn caam ah ka dhalato, ayadoo ay sheegtay dawladda Itoobiya ay aad uga walaacsan tahay xaaladaha amaanka ee dalka Soomaaliya.

 

Xukuumada Itoobiya ayaa shaacisay in Xoogaga Islaamiyiinta ee Soomaaliya ay hada awood balaaran hayaan, isla markaasna ay qorsheysan karaan weeraro ay ku hakeeyeen gobalada aan gacantooda ku jirin ee Soomaaliya, sida Puntland & Somaliland, isla markaasna ay la wareegaan xarumahaasi.

 

" Al- Shabaab oo hada leh awood buuxda, waxa ay bilihii ugu dambeeyey tababar galisay in badan oo ka mid ah dhalinyarada Soomaaliya, waxaa hada hogaanka Al- Shabaab la wareegay Sarkaal cusub, kaasi wuxuu sababi doonaa in uu sameeyo waxqabad balaaran, oo ah in ay wajahaan xaaladaha gobalada aan gacantooda ku jirin, kadibna waxa ay qabsan doonaan gobalada sohdimaha kuyaala" Ayuu yiri Wasiirka arrimaha dibada ee dawladda Itoobiya.

 

Mesfin wuxuu aad uga dayriyey tabarta dawladda KMG ah, oo uu sheegay in ay hada ku kooban tahay wadada Maka Al-Mukarama oo ay amaankeeda ilaaliyaan ciidamada Midowga Africa, isagoo ku dhaliilay hogaanka dawladda Soomaaliya waxqabad la'aan baahsan oo uu sheegay in ay waxba horukac ah ay sameyn waayeen mudadii ay xilalka hayeen.

 

" Dawladda KMG ah malaha tabar ay iska difaacdo Islaamiyiinta xiriirka aan leex-leexadka laheyn kala dhaxeeyo Al- Qaacida, hada waxa ay dawladdaas katalisaa oo kaliya 2 KM oo ka mid ah caasumada, oo ah wadada isku xirta Aqalka Madaxtooyada & garoonka diyaaradaha, taasna waxa ay muujinaysaa awooda ay leeyihiin Al- Shabaab" Ayuu yiri markale Wasiirka arrimaha dibada oo muujinaya tabar darida dawladda KMG ah.

 

Wasiirka arrimaha dibada ee dawladda Itoobiya Seyoum Mesfin wuxuu ugu yeeray Soomaaliya, dal aan wax nabadgalyo ah ka jirin, isagoo sheegay in gobalada ay hada nabadgalyadu ka jirto ee Puntland & Somaliland-na uu sheegay in ay Kooxaha Al- Shabaab ay doonayaan in ay qabsadaan oo ay hada gudaha deegaanadaasi udireen qaar ka mid ah kooxaha fuliya weerarada qorsheysan, si loo wiiqo awoodaha ciidan ee dhinacyadaasi.

 

Hadalka dawladda Itoobiya ayaa ku soo beegmay xili ay dhawaan Xarakada Al- Shabaab ku dhawaaqday in ay weeraro ku qaadi doonto magaalooyinka, Addis Ababa, Garowe,Nayrobi, Hargeysa, Jabuuti, Asmara iyo Tala-biib, taasoo oo aan la garan karin sida ay ku suuragalayso.

 

F. C. Maxamed

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Says who last time i checked they couldn’t pass the righteous Ahlu suna waljamaca in Gobolada dhexe. Ma salaan bay ka samaynayaan hiiraan markasey Somaliland bay uu soo gudbayaan oo way naga talabsanayaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

"Al-Shabab baa la Wareegi Somaliland & Puntlandba hadaan la Taageerin" Wasiirka Arr. Dibada Ethi. Seyoum Mesfin

 

Addis(Bnn)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Seyoum Mesfin ayaa ka dhawaajiiyey in Al-Shabaab ay la wareegi doonto Somaliland iyo Puntlandba haddan gacan la siin labada dhinacba.

 

Wasirkaa ayaa sidoo kale Hadalkiisa kusoo qaatay Khatarta sii Kordhaysa ee Kooxaha Mucaaradka ee ka dagaalama Somaliya ku hayaan Amaanka Gobolka Geeska iyo Guud ahaan Caalamkaba isagoo sheegay in Kooxda Al-qaacida ay hadda hogaan cusub u magacawday Dalka Somaliya.

 

Xukuumada Itoobiya ayaa shaacisay in Xoogaga Islaamiyiinta ee Soomaaliya ay hada awood balaaran hayaan, isla markaasna ay qorsheysan karaan weeraro ay ku hakeeyeen gobalada aan gacantooda ku jirin ee Soomaaliya, sida Puntland & Somaliland, isla markaasna ay la wareegaan xarumahaasi.

 

" Al- Shabaab oo hada leh awood buuxda, waxa ay bilihii ugu dambeeyey tababar galisay in badan oo ka mid ah dhalinyarada Soomaaliya, waxaa hada hogaanka Al- Shabaab la wareegay Sarkaal cusub, kaasi wuxuu sababi doonaa in uu sameeyo waxqabad balaaran, oo ah in ay wajahaan xaaladaha gobalada aan gacantooda ku jirin, kadibna waxa ay qabsan doonaan gobalada sohdimaha kuyaala" Ayuu yiri Wasiirka arrimaha dibada ee dawladda Itoobiya.

 

Mesfin wuxuu aad uga dayriyey tabarta dawladda KMG ah, oo uu sheegay in ay hada ku kooban tahay wadada Maka Al-Mukarama oo ay amaankeeda ilaaliyaan ciidamada Midowga Africa, isagoo ku dhaliilay hogaanka dawladda Soomaaliya waxqabad la'aan baahsan oo uu sheegay in ay waxba horukac ah ay sameyn waayeen mudadii ay xilalka hayeen.

 

" Dawladda KMG ah malaha tabar ay iska difaacdo Islaamiyiinta xiriirka aan leex-leexadka laheyn kala dhaxeeyo Al- Qaacida, hada waxa ay dawladdaas katalisaa oo kaliya 2 KM oo ka mid ah caasumada, oo ah wadada isku xirta Aqalka Madaxtooyada & garoonka diyaaradaha, taasna waxa ay muujinaysaa awooda ay leeyihiin Al- Shabaab" Ayuu yiri markale Wasiirka arrimaha dibada oo muujinaya tabar darida dawladda KMG ah.

 

Hadala Wasiirka Arrimaha Dibada Seyoum Mesfin ayaa kusoo beegmay iyadoo Qaraxyo ka dhacayn Somaliland iyo Puntland kuwaas oo aan ilaa hadaaya la garanayn Cid si toos ah uga dambeysay, iyo iyadoo waliba kooxda Al-Shabaab ku hanjabtay inay Weerari Doonto Somaliland, Puntland, Jabuuti iyo Eriteriya oo dhamaantood ku yaal GObolka Geeska.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che do you really believe that Somaliland has insiders pro alshabaab. Maybe before the 29 bombings the people had sympathy with alshabab because of the Ethiopian invasion but not now not at all.

I was hearing from Maxakimta islaamiga in 2006 there where inside people linked with maxakiimta. But its all overrated. Don’t believe that you hear

 

I have been in burco in 2007 and it’s the most Conservative city in Somaliland, But they don’t even agree with this extremist ideology of alshabab even the biggest scholar sheikh cali warsame. Is against this suicide attacks condemned alshabab in burco , the same with adan siiro in hargeisa.

Che are you an alshabab fanatic

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Xaaji, you being in Burco 2007, man, alot have changed, you need to go now!

 

 

Again, Ethiopia waxbey walaaqeysaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

2 sannoh maxa is baddalay u think. Only Somaliland has been bombed in October 2008.By jihadist. I don’t think anyone in burco or borame has sympathy with The extremist

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fanatics are the one who want to invade other peoples land with foreign Ideology’s and try to submit the Somali people under afghan rule. And those who wage jihad against Muslims. Khawarijis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Their master cannot help and his asking help from others to help them but others will not help because they tried of the same old message.

Share this post


Link to post
Share on other sites

So che you’re a Al shabaab member u believe alshabaab should rule Somalia with their backwards retarded khawaariji Agenda controlled from tora bora Afghanistan, Who are the shura members of alshabaab no one knows. Somalia has an elected government, alshabab haday doonayan inay dalka ka taliyaan ha isi soo sharaxan laakin I am screaming allah akbar and beheading Somali civilians and forbidding woman to wear bras , No thank you

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this