Sign in to follow this  
Emperor

Sheikh hotel's governmet + Indha'ade hold joint press release looooool

Recommended Posts

Emperor   

Dowladda Federaalka iyo Ururka Xizbul Islaam oo bayaan wadajir ah maanta soo saaray

 

Arbaco, May 20, 2009(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka KMG ee Soomaaliya Dr. Omar Abdirashiid Ali Sharmarke ayaa maanta Xafiiskiisa kula kulmay guddoomiyaha ururka Xisbul Islaam, Sheikh Maxamed Xasan Cameey iyadoo kulankaasi uu qayb ka yahay barnaamijka dib-u-heshiisiinta ee dawlddu u soo bandhigtay mucaaradka iyo dadka kale ee ka soo horjeeda.

 

Dawladda KMG ee Federaalka Soomaaliya iyo ururka Xisbul Islaam waxay ku heshiiyeen inay Xisbigu ku biiro dawladda bacdamaa dawladda ay qaaday ku dhaqanka Shareecada Islmaaka.

 

Shirka waxaa ka qayb galay xubno ka kala tirsasn Golaha Wasiirada ee Xukuumada iyo Ururka Xisbul Islaam oo uu ka mid ahaa Sheikh Yuusuf Maxamed Siyaad “Indhacadde”

 

Afhayeenka Dowladda C/qaadir Maxamuud Walaayo

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Alla Sheikh hotel maxay udhamaatay, that famous cynical warlord with his few escaped armoured vehicles, oo walibana baqo carar kusoo galay Madaxtooyada, is today holding a press statement with the government of Somalia :D:D:D

 

So Sheikh hotels government = Maulana Indha'ade's few malnourished boys hahahaha ha ha

 

The novice Shariif think he's capturing headlines with this but is losing the plot ever so much...

Share this post


Link to post
Share on other sites

well mr Emperor do you remembar that famouse pharse (war jiraaba cakaaru iman) Indha cade will soon be cupture by the mujaahidiin. He is 3 face man

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^LOL. He has shown he was novice from the get go. When he was declared 'new President' of the TFG, his face lit up like a kid who just won the American Idol competition. He doesn't know what he is doing.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxee dad iska naacsadaan oo iska hadlaan.

 

Xaasidnimo heer laga gaarayo the Xabashi stooge failed in the Soomaaliya, so must this Shariif fail as well. Xaasidnimo heerkaas la maroyaa.

 

Xaasid maba guuleysto waligiis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Although I am not a fan of Indhacadde Haddana waxaan la yaabanahay qaraarka iyo waxa la sheego ee la waayey...Intaas oo oohin ah ma waxaa naga keenayaa oday 90 jir ah oo qabyaaladiiste oo afka lee ka hadla, ummadda Soomaaliyeedna cirib tiray for the last 38 years maxaa loo taageeri waayey?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this