Sign in to follow this  
General Duke

Sharif Ahmed, Courts are not ready to attack anyone. U-turn on 7 day..

Recommended Posts

SANCA: Sheekh Shariif Sheekh Axmed: "Diyaar uma nihin inaan weerar ku qaado goobaha ay ciidammada..."

Posted to the Web Dec 17, 07:49

 

 

Sanca (PP) - Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa daboolka ka qaaday inaysan doonayn inay weerar ku qaadaan ka maxkamad ahaan goobaha ay kaga sugan yihiin Ciidammada Ethiopian-ka ah dhulka Soomaaliya.

 

Sheekh Shariif ayaa hadalkaan jeediyay isagoo ku sugan Magaalada Sanca ee dalka Yemen oo uu beryihii u dambeeyay ku joogay safar gaaban, waxaaan uu sheegay in wax walba ay ka doorbidayaan in lagu dhameeyo wadahadal iyo is afgarad buuxa.

 

"Maxkamaduhu ma doonayaan inay weerarro ku qaadaan goobaha ay dalka kaga sugan yihiin Ciidammada Ethiopia, balse waxaan doonaynaa inaan nabad wax walba ku dhameyno" ayuu yiri Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo intaas ku daray:

 

"Xitaa haddii ay dhammaato 7-da casho ee aan u siinnay Ciidammada Ethiopia inay kaga baxaan gudaha Soomaaliya ma doonayno inaan weeraro saldhigyadooda, waana mid aan isku raacsannahay innaga oo dhan".

 

Sheekh Shariif wuxuu sheegay in loo baahan yahay in wax walba lagu dhameeyo nabad isla markaana wuxuu carrabka ku adkeeyay inay jiraan warar been abuur ah oo la faafiyay kuwaasoo ah in Maxkamaduhu doonayaan inay weerar ku qaadaan goobaha ay ku sugan yihiin Ethiopian-ka ciidanka ah.

 

Hadalkaan ayaa wuxuu si weyn u khilaafsan yahay hadallo horay uu u shaaciyeen madaxda sarsar ee Maxkamadaha oo ah inay kula dagaalami doonaan Ciidammada Ethiopia goor walba, waxaana 7-casho loo qabtay Arbacadii la soo dahafay, iyadoo ay ka harsan tahay 7-da casho laba maalmood oo qura.

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dowladda Yemen oo ku qancisay Sheekh Shariifka maxkamadaha iney ka laabtaan mudadii 7-da cisho aheyd ee ay u qabteen ciidamada Itoobiya

 

 

Kulan 3 geesood ah ayaa shalay magaalaada Cadan ee dalka Yemen ku dhexmaray wasiirka arrimaha dibeda dowladda Yemen Abuu-Bakar Al-ghurbi, Guddoomiyaah baarlamanka shariif Xasan Sheekh Aadan iyo guddoomiyaha golaha maxaakiimta Sheekh Shariif Sheekh Axmed, waxaana kulankaasi laga soo saaray 8 qodoib oo ay ku heshiiyeen dowladda federaalka iyo golkaha maxaakiimta.

 

Wasiirka arimaha dibeda ee Yemen oo halkaasi ka hadlay ayaa ku nuxnuuxsaday in dowladiisu ay diyaar u tahay iney ku dhameyso xaalada Soomaaliya, qaab dib u heshiisiin ah si loo celiyo nabad ku wada noolaanshihii ummada Soomaaliyeed.

 

Sida ay faafisay wakalada Wararka Yemen (SAPA) guddoomiyaha golaha maxaakiimta ayaa sheegay in maxaakiimtu diyaar u aheyn in dagaal cusub ay ka huriyaan gudaha Soomaaliya, isagoo xusay inay ka door bidayaan in miiska wadahadalka laagu dhameeyo khilaafka jira.

 

 

Guddoomiyaha maxaakiimta ayaa sheegay in mudadii 7-da cisho aheyd ee ay qabteen Itoobiyaanka ay mabda'ahaan ka laabteen, wuxuuna xusay in maxkamaduhu ay so dhoweynayaan in khilaafka taagan ay soomaalida dhexdeeda ka xalisato.

 

 

Cabdishakuur Cilmi Xasan, Muqdisho, Somali

Cabdishakuur48@hotmail.com

 

News Update in English www.dayniileone.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Talk is big, imagine "Islamists" who can not keep their word..

 

Maxaakiimta Muqdisho oo 7 maalmood u qabtay Ciidamada Itoobiya in dalka Somaliya uga baxaan

Last Updated::2006-12-12 13:15:38

 

Muqdisho:- Hogaamiyaha u qaabilsan Maxaakiimta Muqdisho dhinaca Amniga Yusuf Siyaad indhacade ayaa warsaxaafadeed ku qabtay Muqdisho.

 

Shirkan Jaraa'iid ayuu ku sheegay Yusuf Siyaad Indhacade in ay 7 maalmood u qabanayaan ciidamada Itoobiya ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya in ay halkaasi isaga baxaan.

 

Indhacade ayaa sheegay in ciidamadaasi Itoobiyaanka ah ee ku jira gudaha Soomaaliya hadii ay bixi waayaan ay dhicidoonaan dhibaatooyin culus.

 

Hanjabaadan ayaa kusoo aaday xili ay jiraan xiisado iyo saan saan colaadeed oo u dhaxeysa DFKMG iyo Maxaakiimta Muqdisho.

 

Maleeshiyooyinka Maxaakiimta ayaa dhaq dhaqaaq ka wada deegaanada Diinsoor ( G/Bay), Teygloow (G/Bakool), iyo gobalada Jubooyinka.

 

Yusuf Siyaad Indhacade ayaa sidoo kale sheegay in ay jiraan ciidamada Itoobiyaan ah oo ku sugan xadka u dhaxeeya Kenya iyo Somaliya, asagoo sheegay in ay dowlada Kenya uga digayaan in dalkooda loo adeegsado goobo looga soo duulo dalka Soomaaliya.

 

Digniintan ayaa lagu sheegay mid jidka loogu sii xaarayo dagaalo laga cabsi qabo in ay dhacaan gudaha dalka Soomaaliya.

 

Warsaxaafadeedkan ayaa lagu soo beegay saacado kahor intuusan magaalada Muqdisho ka bixin Shariif Axmed oo ah guddoomiyaha Golaha Fulinta oo kusii jeeday dalka Yemen.

 

Shariif Axmed ayaa lagu wadaa inuu dalka Yemen u tago arrimo la xariiro waan waan laga dhex wado Dowlada Soomaaliya iyo Maxaakiimta Muqdisho.

 

Shirkan Jaraa'iid oo uu qabtay Yusuf Siyaad Indhacade ayaa ah mid caqabad ku noqon kara waan waanta la wado isla markaana sare u sii qaadi kara xiisada colaadeed ee laga dareemayo guud ahaan dalka Soomaaliya.

 

Maxamed Cabdi

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thierry.   

I agree with sheikh Sharrif the courts should not attack the weak corrupt government yet there is no need to it is unravelling before our own eyes. Major defections both politically and militarily. The ball is in the courts field they can chose to attack when they want.

 

But tell me something who is being attacked it is not the courts so I don’t know where the fear is, if anything it is the Tigray and those thugs that use innocent residents as human shield that are afraid.

Next time let’s remember who is pinned down to a corner before we brag

 

Salam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thierry,well,Tuesday ain't far away,so in less than 30 hours,we'll see if the courts make their move,only then can it be said that the ball is on their field.Other than that,the rest is un important.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxaakiimta Islaamiga oo kalaabtay Go,aankii ay 7 maalmood ugu qabteen Ciidanka Ethiopia eek u sugan Dalka soomaaliya .

 

 

Hobyonet. Muqdisho. Axad, dec 17, 2006

 

Ka laabashada Go,aankaan ayaa soo if baxay kadib markii Shir Jaraa,id oo ay Magaalada Cadan ee Dalka Yeman ay ku wada qabteen Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya shariif Xasan Sh. Aadan iyo Gudoomiyaha Golaha Fulinta Maxaakiimta Islaamiga Sh.Shariif Sh. Axmed

 

Shirkaan Jaraa,id ayay labada Masuul ku soo bandhigeen qodobo dhowr ah oo ay ku heshiiyeen oo ay ka mid tahay in laga fogaado waxii keeni kara Dagaal dhex mara Dowladda FKMGS iyo MMIS,

 

Shariif Xasan ay aa isagu sheegay in uuu matalayo Baarlamanka Soomaaliyeed wax walba oo heshiis ah ee lala Galayo Maxaakiimta uuna diyaar uyahay in uu ka Qeyb qaato Wadaxaajood walba oo Nabadeed.

 

 

 

 

 

Sida la xaqiijiyay Maxkamadaha ayaa Mabd,a ahaan aqbalay in ay ka laabtaan go,aankii dhawaan uu ku dhawaaqaya Ninka Maxaakiimta uqaabilsan Amniga Sh. Yuusuf Siyaad Indhacde oo ahaa in ay mudo 7 Maalmood ah ay Ciidanka Ethiopia eek u sugan Dalka Soomaaliya ay isaga Baxaan Hadii kale ay la kulmi doonaan Cawaaiqib Xumo,Maxaakiimta ayaa sheegay in ay lagama Maarmaan tahay in ay in Ethiopia ay ka baxdo Dalka Soomaaliya laakiin aysan wax Weeraar ah qaadayn 7 maalmood ay horay u Qabteen

 

 

 

 

 

Dhanka kale Wasiirka arimaha Dibada Dalka Yeman abuubakar Al-Qirbi ayaa sheegay in uu xariir la sameeyay Madaxda sar sare ee Xukuumada Ethiopia ayna diyaar u yihiin in ay wadahadal lagalaan Maxaakiimta Islaamiga

 

 

 

C/risaaq jaamac cilmi (Black)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Why this 'sudden' fear, wallaahi I can smell some blood and nervous sweat, when I analyised Hassan Dahir's pictures taken whilst in military uniform.

 

What must he have thought off: 'Damn this Indhacadde did it again to me, why can't he simply shut up'.

 

It's really amusing how the clan-courts (if I may borrow that word from Duke) chase after news headline after news-bulletin, without really achieving anything!

 

I expect Indhacadde to make an anoucement soon, that if the zionists don't leave Palestine, that their clan-courts militia will somehow mericlesly parachute into Tel Aviv and Jerusulem and liberate the palestinian people from zionist aggression!

 

Ofcourse that announcement will come after tuesday, when they have 'liberated' the wole of Somalia from the dirty Tigrey's and Ethiopian soldiers inside somali territory!

Share this post


Link to post
Share on other sites

I expect a few villages and if ICU runs out of villages, a few hamlets to compete in the news with the New York Stock Exchange for few minutes.

 

ICU will keep announcing that they have captured this or that hamlet inside the territory they now control.

The minute they stop manufacturing this type of news, they are done. They cannot susteain a day without talking about war, some militia of a village or some hamlet (some probably that do not exist, as the eritreans were known to do).

They will even recapture their own technicals.lol

 

The Eritrean websites and radio in 2000 were broadcasting all kinds of victories until it came time, Isayas had to call Koffi Annan at 2:00AM, call President Clinton early in the morning to stop the Ethiopians. Then they have to sign almost a third of thir country (25km deep by 1000km border) to UN and never to enter that part of their country armed. Then it was like a balloon emptied of air in no time. The shock has not left eritreans to this date, while ethiopia dicommissioned most of its army, paid by UN and has moved on to something else, development.

 

ICU will do the same as the Arabs used to do in the middle east wars. Lots of victories and capturing israelis until it came time to exchange prsoners and it was like 1 for 2-3 thousand with egypt.

 

The TFG can afford to just defend itself. The ICU will get frustrated and attack, because what the ICU is expecting is for Puntland to get angry and cross outside its friendly territories in centaral somalia and for ethiopia to get angry and cross the border.

Both will not happen and ICU has to make the move. From there its anyone's guess.

The President of Yemen will be called at some inconvenient hours. He is the only one now left that is willing to try everything to stop the unnecessary bloodshed being pushed and called by ICU.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya In Madaxweynaha dalka yaman Cali Cabdalla Saalax oo Dhawaan kulan la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Fulinta Maxaakimta islaamka Soomaaliyeed Sh.Shariif Sh.Axmed uu Xiriir La sameeyay Raysal wazaaraha Dalka itoobiya Melas Zenawi.

 

Saalax ayaa lagu soo Warramayaa inuu u soo Bandhigay Zanawi Faahfaahinta qorshe uu ku doonayo inuu Ku Baajiyo Dagaal Qaraar oo Dhex mara Golaha Maxaaimta islaamka soomaaliyeed oo Taageero ka heysta Inta badan Shacabka Soomaaliyeed iyo dowladda itoobiya.

 

Qorshahan uu wado Cali Cabdalla Saalax ayaa ugu Baaqaya Dowladda Itoobiya in ay Ciidamadeeda kala baxdo waddanka soomaaliya Si loo qaboojiyo Xiisadda cirka isku Sii shareertay Kadib Markii Ay maxakimtu U qabteen in todobo Maalmood Gudahood ay itoobiya ciidamadeeda kala Baxdo Guud Ahaan dhulka soomaaliyeed .

 

Qorshaha Saalax uu ku doonayo inuu isugu soo dhaweeyo itoobiya iyo Maxaakimta ayaa sidoo kale Maxkamadaha ka Codsanaya in ay Si cad u Ballan qaadaan inaanay Weerari doonin xarunta ku meel gaarka ah ee dowladda soomaaliya iyo in ay si Dhaqso Badan ugu soo laabtaan Miiska wadahadalka Iyagoonan wax shuruud ah wadanin.

 

Cali Cadalla saalix ayaa Dhawaanahanba waxa uu si aad ah ugu howlanaa Qaboojinta Xaaladda siyaasadeed iyo Midda Milatari ee Kasoo cusboonaatay dalka somaaliya ,Arrintaasina waxa ay timid kadib Markii Qaramada Midoobay ay U dirtay warqad Codsi ah oo ay ku dooneyso In uu Cali Cabdalla saalax waa madaxweynaha Dalka Yamane uu soo Fara galiyo Arrimaha soomaaliya si uu Xal ugu raadiyo dhibaatada sii Baaheysa ee dalka soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

General ________

 

 

The war is betweem Uic and Tigrey Family it has nothing to do with sell outs in Baydhawa ,

 

TFG is powerless the only reasone why they still around is becuase tigrey men power.

 

Yemen has advise uic that it can convice tigrey family withdraw its troops with out bloodshed, therefor it was wise to delay the attacks .

 

WE have your unlce house arrested my friend the only time he can leave is by flying .

 

 

stay in tune my friend dont miss next trip sheeq sharrif heading to Ethopia and dont get heart attack .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

Yeey Mr. Pinhead Habash Yusuf said couple of days ago that he won't sit, talk and negotiate with the ICU...but today he is quoted sayin that him and his masters in Haya Arat Amxaar Land are willing to go back to the table provided that mullahs stop threatining his base and his Habash handlers...THAT IS A MEGA U-TURN...

 

And there must be a reason for it. The ICU deadline worked to their advantage here. We are once again going back to another African capital for more talks...a sign of resignation on the part of Malize and his Dabo dilifs. The fact of the matter is though Amxaaris tried to bluff by sending more troops into the country and by telling their transitional Yeeys to stop talking with their brothers in the capital but the mullahs called their bluff and made the old yeey look like the pig he's...Now he needs to talk about talks and more talks...digusting

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thierry.   

Somalia Interim Government Says Peace Talks Possible

By Alisha Ryu

Nairobi

18 December 2006

 

 

 

Somalia's beleaguered interim government is backtracking from comments made by the president last week, which appeared to close the door on peace talks with rival Islamists. A spokesman for the deputy prime minister says a dialogue is still possible, but with conditions. VOA Correspondent Alisha Ryu has details from our East Africa Bureau in Nairobi.

 

 

Abdullahi Yusuf sits in his compound during interview in Baidoa, 15 Dec. 2006

In an interview with the Associated Press last Friday, the president of Somalia's interim government, Abdullahi Yusuf, said that the Islamists had declared a war on his secular government and that peace talks to form a unity government were no longer an option.

 

But a spokesman for Deputy Prime Minister Salim Ali Ibro has told VOA that President Yusuf was still open to renewing a dialogue, which has been stalled since the last round of talks collapsed last month in Khartoum, Sudan.

 

The previous two rounds in Khartoum produced a mutual recognition agreement and a pledge by the Islamists to halt their expansion in southern and central Somalia.

 

The government spokesman, who declined to be identified, says the interim government is willing to go back to the negotiating table in Khartoum, but only if the Islamists honor the promises they made in Sudanese capital.

 

"If the conditions agreed before are not implemented, what is the case then to continue the dialogue? The condition is that they have to go back to their original location," he said.

 

The original location is a reference to the government's demand that the Islamaists pull back their forces to the capital Mogadishu, which they seized in June after defeating a coalition of factional leaders.

 

The Islamists, whose leadership the United States believes is now controlled by extremists with ties to al-Qaida, have moved rapidly to consolidate power throughout the country, severely threatening the authority of the internationally recognized-but-weak interim government seated in the town of Baidoa.

 

Thousands of troops from neighboring Ethiopia are believed to be protecting the government from an Islamist attack. Last week, hard-line leaders of the Islamist movement gave Ethiopia until Tuesday to withdraw their forces from Somalia or face a major assault in Baidoa.

 

But speaking to reporters Saturday on the sidelines of talks in Yemen with the country's president, Ali Abdullah Saleh, a top moderate official within the Islamic Courts Union, Sheik Sharif Sheikh Ahmed, insisted that the movement wanted to avoid conflict and is prepared for a dialogue with Ethiopia and the interim government.

 

Somali expert Matt Bryden in Nairobi says despite such positive comments, he believes the leadership of the Islamists and the interim government are far more committed to war than peace.

 

"They have both been talking about dialogue while making military preparations, expanding militarily on the side of the (Islamic) courts," he said. "And this, in some respects, is more of the same. In the past, the tendency has been for the hardliners on both sides to get their way. So, I think we are pretty much coming to a last gasp of hope for diplomacy before things escalate on the battlefield."

 

Earlier this month, the United Nations authorized an African peacekeeping force to protect the interim government - a move the Islamists warn will start an all-out regional war.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this