Sign in to follow this  
Jacpher

Geedi's resident looted by his guards

Recommended Posts

Jacpher   

Boob iyo Bililaqo xoogan oo ka socota Guriga uu Muqdisho ka degaa Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Geeddi.

 

Boob iyo bililaqo xoogan ayaa ka bilaabatay Guriga uu Muqdisho ka degenaa Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Geeddi oo maanta xilkiisa iska casilay.

 

Guriga Geeddi oo ku yaal Xaafada Mirinaayada ee Degmada C/casiis ayaa la sheegay in Ilaaladii ku sugneyd gurigaas iyo xubno ka tirsan Beeshiisa ay ka bilaabeen bililaqo, iyadoona guriga lagala baxay alaabo kala duwan oo u badnaa qalab xafiiseed.

 

Dadka deegaanka oo aan xiriir la sameynay ayaa inoo sheegay in xalay iyo saakay ay arkayeen gawaari guriga alaabo looga daabuleynayo, taasoo aysan aheyn bey yiraahdeen bililaqo muuqatay, balse iminka ayaa ah mid guriga ay ku kala yaacaan dadka xaafada, kadib markii ay Ilaalada baneeyeen guriga, qodna ka bilaabeen bililaqada.

 

Dad ku dhow dhow Ra'iisul wasaarahii hore ayaa xalay gurigiisa ka qaaday Hubkii iyo Rasaastii ku jiraday bakhaarada keydka u ahaa, taasoo aan la ogeyn halka la geeyay.

 

Boobkan iyo Bililaqada ka socota Guriga Geeddi ayaa ku soo aadeysa, uu saacado ka hor uu u duulay Nairobi, iyadoona uu mugdi ku jiro sii ahaanshaha Xildhibaanenimadii

 

While Geedi is busy finding acceptance to his political asylum application, his guardsmen were busy emptying his resident. What a incompetent scumbag. He couldn't even control his personal moryaan, let alone a large constituency.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^This is not a 'bililiqo' per se! No it isn't. These people are simply liberating the properties. Now that is not stealing them. But its liberating them :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this