Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Afmodow Falls to Alshabaab

Recommended Posts

Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa waxa ay sheegeen in ay la wareegeen gacan ku haynta degmada Afmadow ee gobolka Jubadda hoose.

 

Kadib war saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska war faafinta ee Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin ayaa waxaa lagu sheegay in barqanimadii maanta oo axad ah kuna began 5-ta dul xaj 1430-hijriyada ay si nabad galyo ah Ciidamo katirsan kuwa Wilyaada Islaamiga ee gobolada Jubooyinka ay kula wareegeen degmada Afmadow ee gobolka Jubadda hoose kadib markii ay degmadaasi isaga carareen Ciidamo uu watay Axmed Madoobe oo ay wehliyeen Ciidamo ka tirsan Jabhadda ONLF waa sida ku qoran war saxaafadeedka ka soo baxay Xafiiska war faafinta ee Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin.

 

War saxaafadeedka ayaa sidoo kale waxaa lagu sheegay in Ciidamadii katirsanaa Wilaayadii Islaamiga ee gobolada Jubooyinka ee la wareegay degmada Afmadow ay degmadaasi ay ku soo dhaweeyeen dad wayne faro badan iyo waxgaradka ku dhaqan degmadaasi,waxaana degmadaasi dib ugu soo noqday dadkii ka barakacay degmadaasi sida ku qoran war saxaafeedkaasi.

 

Ma jiro wax war oo ka soo baxay mas’uuliyiinta Ciidamadii horay ugu sugnaa degmada Afmadow ee Xisbul Islaam.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Muriidi   

thanks for the bubble gum commercial...

 

now news:

 

REYNOSA, Mexico (Reuters) - At least 21 prisoners died in a jail riot in Mexico near the Texas border on Monday when inmates from rival gangs staged a gun battle and set fire to the building.

 

The riot started in the early hours in the prison in Reynosa, a rundown manufacturing city in northeastern Mexico where the powerful Gulf drug cartel is active.

 

The inmates attacked each other with knives and guns for about three hours, then resorted to setting fires with matches and gasoline taken from prison workshops.

 

"There was a shootout and then a fire. There are charred bodies among the dead," said a spokesman at the local attorney general's office who declined to be named.

 

reuters

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this