Sign in to follow this  
MoonLight1

Breaking news Afmadow, Xagar, war atmosphere is spreading.

Recommended Posts

War Deg-Deg ah: Cabsi dagaal oo ka taagan Afmadoow

 

 

KN: Warar goor dhaweyd naga soo gaaraya degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ay caawo heegan ku jiraan ciidamadii maamulka degmada xilli ay taagantahay cabsi dagaal, ciidamo Al-Shabaab ayaa kasoo duulaan tagaya degmada Xagar

 

 

Ciidamo uu hogaaminayo taliye ciidan oo lagu magacaabo Sheekh Badal oo muddo bilooyin ka hor ah dagaal looga saaray Afmadow ayaa la sheegayaa in lasoo dhoobey degmada Xagar halkaasi oo la filayo in ay kaga soo duulaamaan degmada Afmadow .

 

 

Xariiro aan la sameeyney maamulka guud e Xisbul Islaam ayaa noo sheegey in ciidamada maamulka heegan la galiyey si ay isaga difaacaan ciidamada kusoo duulaya.

 

 

Ciidamada Xagar ku sugan ayaa la filayaa in ay ka yimaadeen dhanka gedo gaar ahaan degmada Ceelwaaq oo maanta ay kasoo ambobaxen ciidamo gaadiid dagaal ku jooga sida ay KismaayoNews u sheegeen illo madax banaan oo magaalada ku sugan.

 

 

Dhawaan ayay ahayd markii degmada Afmadoow maamul cusub uu ka dhisey Sheekh Axmed Islaam oo gudoomiye u magacaabay Sheekh Bashiir.

 

 

Cabsidan waxay kusoo beegmeysaa xilli dagaal uu ka qarxay Kismaayo, lagana yaabo in ciidamadan Afmadoow weeraraya ay dhabar jabin ku yihiin kuwa Xisbul Islaam ee Kismaayo ku sugan

 

 

Wixii kasoo kordha kala soco KismaayoNews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duf ku bax Anwaroow. War wuxu xaasidsanaa. War maxaad islaamka isugu baabi'in? mida kale miyaadan ogayn inay waxa ugu badan ee meesha ku halaagsami doona inay yihiin caruurta iyo dumarka aan waxba galabsanin.

 

Haday kaa dhab tahay dabkaad walaalkaa la doonayso halkaad joogto Allaha kuugu keeno oo kaligaa ha kugu rogo.

 

Illaahayoow umadaada kala badbaadi, wixii fidno wadana ka qabo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Breaking News Headlines & Free Headline news by Qosol Jecel.

 

30 september Q.jecel news index including other news & rumors.

 

Alshabaab turned out to be Alsomaal, & Godane wears no more burqa's.

 

Hisbu Islaam became Hisbul Somaal, & Dahir Aweys is expected to be the second Sherif.

 

Ahlusunah says they are Ahlu Somaal, goind back to their xadro, & other habits.

 

Alsomaal accuse Hisbul Somaal of being armed by Kenya.

 

Alsomaal are running to Baidobo, Bosaaso, and Burco.

 

Ahlusomaal are taking a long nap, while Alsomaal & Hisbul Somaal are at each other's throats over who should rule Kismaayo.

 

[Qosol Jecel] 24 hour news headline presented in 30 minute cyclic format! :Dicon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this