Sign in to follow this  
SOO MAAL

Tacsi:-Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Recommended Posts

SOO MAAL   

Tacsi:-Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Warkii: Jun 25, 2005

Laascaanood(Radiolascaanod.com):-Waxaa Halkan Tacsi Loogu Gudbinayaa Ciyaaryahanka Soomaaliyeed ee Caanka Ah Cabdi Bile Cabdi oo Aaabihii Bile Cabdi Xalay oo ay taariikhdu ahayd 24/06/05 ku geeriyoodey Magaalada Laascaanood.

 

Garaad Salaaman Garaad Maxmed Garaad Maxmuud

 

Caaqil C/rashiid Cali Shire

 

Caaqil Faarex Muuse dhiil

 

C/salan Muuse Deri

 

C/fatax Cismaan Faarax

 

G/Sare C/laahi Maxmed Cabdi(Farabadane)

 

Maxmed Xasan Daahir

 

Nuur Faarax Maxmed

 

Cumar Cali Diriye

 

Axmed Maxmed Jaamac

 

Digaale Maxmed Mire

 

C/raxmaan Maxmed Cabdi

 

Xasan faarax Jibriil

 

C/naasir Jaamac Bulaale

 

Maxmed Yaasiih ali

 

Mukhtaar Xirsi Jaamac.

 

Iyo Dhamaan Shaqaalaha website-ka Radiossc.com/Radiolascaanod.com

 

 

 

Waxaan ilaahay Marxuunka Uga baryeynaa in uu naxariistii janno ka warabiyo , eheladii iyo qaraabadiisiina iyi asxaabtiisiina samir iyo iimaan ka siiyo Aaamiin Aaamiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Inaa lilaahi wa ileyhi raajicuun

Ilaahay marxuumka haa u naxariistu ehaladiisiina ilaahay sabar iyo iimaan haa ka siiyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Ilaahay ha u naxaraiisto marxuumka, eheladii iyo qaraabadiina sabar iyo iimaan ilaah haka siiyo, aamiin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this