Sign in to follow this  
General Duke

President Yusuf after 4 years : massive steps taken for Somalia

Recommended Posts

news-graphics-2006-_627900a.jpg

 

Faalo:- Madaxweyne Abdullahi Yusuf: Siyaasadda Gudaha iyo Dibedda

 

Bishii October, 2004, kolkii la doortay Madaxweyne C/llahi Yusuf Ahmed inuu noqdo hogaamiyaha dalka shanta sano ee soo socota, waxaa xubno badan oo ka mid aha Baarlamanka DKMG ee Soomaliya ay u arkeen inuu yahay Shakhsiga ugu waayo aragsan ee dalka ka gudbin kara xaaladda adag ee dalku ku sugnaa.

 

Sababtaas ayey ku siiyeen cod dhan 189, taas oo ahayd cod aad u tiro badan, oo ka yaabisay dhamaan dadkii siyaasadda Soomaaliya saadaalinayey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Caqabadihii dalka hor taagnaa:

 

-Cilaaqaadkii Caalamiga ahaa ee Soomaliya oo dhamaan burburay

-Safaaradihii Soomaliya oo dhamaan wada xirmay

-Caasumadda Soomaaliya oo gacanta ugu jirta warlords

-Dalkii oo u kala go’ay Gobollo iyo Degmooyin aan isku gudbi Karin

-Colaad, tuhun iyo amaan darro gaamurtay ee u dhaxeysa beelaha Soomaaliyeed

 

Madaxweyne Abdullahi Yusuf asagoo garawsan in sugidda amaanka dalka, gaar ahaan caasumadda dalku ay saldhig u tahay taabagalka dowaldnimo. Madaxweynuhu wuxuu si taxadar ah Dowladda ugu raray degmooyinkii ugu dhowaa ee dowladdu ku howl geli lahayd inta caasumadda xalkeeda nabadeed la meel marinayo. Dowladdu waxay degtay Degmooyinka Jowhar iyo Baydhaba. Kadib, kolkii ay ku haboonaatay in lagu shaqeyn karo, Madaxweynuhu wuxuu Dowladda u rary Caasumadda Soomaliya ee Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Siyaasadda Gudaha:

 

Madaxweynuhu wuxuu bilaabay wada hadal inuu la galo issimada, aqoonyahanka, ganacsatada iyo bulshada rayidka ah eek u sugan Magaalada Muqdisho si uu ugula tashado tubta ku haboon ee nabad loogu soo dabaali karo Magaala Madaxda Soomaliya. Madaxweyne Abdullahi Yusuf, wuxuu ku dhawaaqay shir nabadeed in lagu qabto dalka gudihiisa, gaar ahaan caasumadda Soomaaliya, si loo soo celiyo kalsoonidii shacabka Soomaaliyeed eeku qabeen Magaala madaxda dalka.

 

Sidoo kale, Madaxweynuhu wuxuu bilaabay inuu dhiso Maamuladii Gobolada iyo Degmooyinka ee Koonfurta Soomaaliya. Maamuladaas oo ah maamulo KMG gaar inta laga diyaarinayo doorshooyinka degmooyinka iyo Gobolada. Magacaabista Gobolada iyo degmooyinka madaxdooda, Madaxweynuhu wuxuu kala tashaday Xildhibaanada ka soo jeeda Goboladaas iyo Degmooyinka iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha. Madaxweynuhu wuxuu maamul KMG ah u dhisay 56 degmood oo ka tirsan Koonfurta Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

xin_0311030222149211534147.jpg

 

Siyaasadda Dibedda:

Burburkii 18 sano, waxaan ka dhaxalnay in Hay’ado ajanbi ah ee heer caalami in ay matalaan danta Soomaaliya. Tusaale, shirar badan oo heer caalami ah waxaa dalka Soomaaliya u matala dad ajanabi ah, ayagoo aan la tashan, wakaaladna ka qaadan madaxda Soomaalida. Hadaba si wax looga badalo boobkaas, Madaxweyne C/llahi Yusuf wuxuu bilaabay dhismaha safaaradihii iyo hay’adihii caalamiga ahaa ee Soomaaliya u matali lahaa madasha caalamka. Maanta waxaa shaqeynaya ama la aqbalay Safaaradaha:

 

UN, Kenya, Itoobiya, Uganda, Tanzania, Zambia, Imaaraadka, Sacuudiga, Qatar, Yemen, Germany, Switzerland, Belgium, India, Indonesia, Russia iyo USA (oo la aqbalay saddex todobaad ka hor).

 

Taas, waxay muujinaysaa in calanka Soomaaliyeed 18 sano kadib uu ka soo kacay ciidda iyo boorka, sharafkii iyo qaranimadii ay si tartiib ah ugu soo laabanayso gacanta Soomaaliyeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

somalia_map-flag.jpg

Qoraalku ma moogana, dhibta iyo colaadaha dalka ka aloosan, balse wuxuu iftiiminayaa, kol haddii intaas iyo in badan oo kale la qabtay, xaaladda lagu jiro oo adag mid dhaqaale iyo mid siyaasadeedba.

 

Akhristow, bal is weydii halka aan manta gaari lahayn haddii shacabka Soomaaliyeed jawi ah nabad iyo dowlad jacayl ah abuuri lahaayeen?

 

Somaliya waxay haysataa fursad weyn oo ah mid dhaqaale iyo mid nabadeedba.

Qofkasta oo Soomaali ah ayey waajib ku tahay inuu taageero nabadda.

 

Maah maah – Hooyo iyo Nabad ayaa leh Naas la Nuugo

 

Dr. Abdullahi Hashim

Institute of Conflict and Reconciliation

Mogadishu, Somalia

e-m: drahashim@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
ilax   

Qoralkan waa mid aad uga fog xaqiiqda , Sommali suyaasad gudaha iyo dibada midna kama dhisno "it is totaly failed state" no goverment , no enforcable socila structure, the state power was snachted by warlords like Yusuf and his freinds. The state power is in the hands of the most nasty leadership that ever existed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ban-Tured, adeer you argument has no base. Somalia was a failed state untill the emergence of the TFG. Now its on the road to becoming a normal state. This is the first true admin since the demise of Siyad Barre.

Share this post


Link to post
Share on other sites
sunaari   

Nice report. Soon to see Somalia moving forward with good functioning state structure and rule of law. It doesn,t happen overnight, but it takes leadership and determination.Things are looking way better than three years ago when warlord malitia were manning checkpoints every intersection and there were no mayor and leadership to speak of in Mogadishu. Now, we have different sitaution even thought it appears slow moving process.However, Somalia needs to move slowly to overcome a lot of bad behaviour inherited anarachy and lawlessness. What somalis lacks is greater good sacrifice. In order somalis to attain respectable goverment, somalis needs to give peace a chance and let leaders lead the country.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Red Sea, what ahve the Mafia bosses achieved

 

Hu accepts credentials from ambassadors

- Sunday, January 01, 2006 at 15:44

 

Chinese President Hu Jintao accepted the credentials presented by the first ambassador to China from Grenada since the two countries resumed diplomatic ties and by other 11 new ambassadors to China on Wednesday.

 

China and Grenada resumed diplomatic ties in January, 16 years after such relations broke off due to that the Caribbean island country established diplomatic ties with Chinese Taiwan Province.

 

The Grenadian ambassador is Joslyn White man, who arrived in Beijing on Nov. 23.

 

The other ambassadors include: Djamel Eddine Grine from the Democratic People's Republic of Algeria, Fatmir Xheladini from the Republic of Macedonia, Antti Kuosmanen from the Republic of Finland and Abdulla A-Rahman Hussain AL-Muftah from the State of Qatar.

 

They also include: Rashid Olimov from the Republic of Tajikistan, Charles Mumbala Nzanku from the Democratic Republic of Congo, Boubakar Adamou from the Republic of Niger, Mohamed Ahmed Awil from the Somali Republic, Diab Nemer Mohammed Allouh from the State of Palestine, Ahmad Eklil Hakimi from the Islamic Republic of Afghanistan and Kamil Suktanov from the Kyrghyz Republic.

 

Those ambassadors arrived in Beijing in the last three months respectively

Share this post


Link to post
Share on other sites

General Duke - You say what have the 'Mafia bosses achieved', well they rebuilt a the main cities of SL which were a bomb site, they brought stability to the land, and finally peace to the land.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Bravo Mafia supporter.

But adeer many regions rebuild cities. Bossaso, Baidoa, Galkacyu, Garowe. Badhan , Erigavo and others have become huge cities.

 

However where is the recognition? Where is the diplomatic success you people talk about.

 

The TFG has in 4 years opened up the embassies and secured the capital.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this