Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Northwest forced to use new TFG passport

Recommended Posts

Somaliland Oo Ogolaatay In Baasaborka Cusub Lagu Soogeli Karo Hargeisa

 

(Hargeisa}2.9-7

Dowlada kumeelgaadhka ah ee somalia iyo hogaamiyayaasha ismaamulka labaxay somaliland iyo waliba madaxda shirkadaha duulimaadyada oo isku waafaqy in baasaboorka cusub ee somalia lagu tegi karo magaalooyinka hoos yimaada maamulka lamagac baxay somaliland...........................

 

 

fasaxaadan ayaa timi kadib wixii ka danbeeyay markii waaxda socdaalka ee duulimaadyada ee dowlada somalia masuuliyiinta maamulka labaxay somaliland iyo madaxda shirkadaha duulimaadyada aywada kulmeen oo ay wada hadleen.

 

sababa dhaliyay in dowlada kumeelgaadhka ah ay xanibto ama ay joojiso diyaaradihii tegi lahaa magaalooyinka hoos yimaada maamulka labaxay somaliland gaar ahaan hargeisa iyo berbera safaradii ay ku tegi jireen waxaa kamid ahaa eedeyn dowlada federaalka ay dusha kaga tuurtay maamulka labaxay somaliland oo ku aadan in maamulka somaliland uu ku xadgudbay shuruucda cusub ee baasaboorka dowlada somalia iyo arimo badan oo doora.

 

sidoo kale somaliland ayaa amartay cidii lagu arko baasaboorka cusub ee dowlada somalia inay ku xukumayso 8 sanadood oo xadhig ah iyo ganaax lacageed qodobkan oo ahaa kii muranka weyn dhaliyay ayaa haatan ay somaliland kasoo dabacday waxayna wararku sheegayaan in wada hadal dheer kadib ay dowlada federaalka somalia iyo maamulka isku magacaabay somaliland isla ogolaadeen in arinka laxaliyo..................... .widhwidhonline@gmail.com

 

Widhwidh Online News Desk..Media Center

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dulimadyada oo xayirada laga qaadey

2 Sep 2, 2007 - 6:44:06 AM

 

Waxaa maanta dib loo fasaxay xayiraadii mudada todobaadka aheyd saarneyd duulimadyada diyaaraddaha ay ku tagi jireen deegaanada Woqoyi galbeed ee Somaliya sida uu shegay Taliyaha waxda socdalka iyo Jinsiyadaha Cabdullahi Gafow Maxamud.

 

Taliyaha wuxuu sheegay in kulamo ay horey ula yeesheen maamulada shirkaddaha diyaaradaha ay ku dhamaadeen isfaham la’aan la xiriirtay sameynta document-yada loo sameeyo dhoofayaasha aadaya gobolada Waqooyiga Soomaaliya.

 

Md. Gaafow wuxuu intaa raaaciyay in laga bilaabo maantaba dib loo furay duulimaadyadii diyaaradaha taasoo ay isku afgarteen mas’uuliyiinta shirkaddaha iyo waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha.

 

Dhowaan ayey aheyd markii waaxda socdaalka ay joojisay diyraddaha aadaya Somaliland oo lagu eedeeyay iney rakaabka u sameeyaan waraaqaha Go Home-ka taasoo ay shaqo ku leedahay waaxda socdaalka.

 

Garaowe Online,Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

aaxah! thats hurts. some folks just dont know where not to stick their necks in...!

 

i feel your pain dukie...! just say xalal caliik!

lol... i heard thats works like a pain killer sometimes.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer when the big boys are talking the young ones need to stay quite. Nah talka way lad.

 

Oodweyne, no lie adeer you will be forced as part of Somalia to use the Federal Passport, the electronic one.

 

As for your "nation" its all an illusion. lool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Somaliland republic is a day dream

 

loooooooooooool @ rudy :D

 

Im not laughing because of any joke you made but simply coudn't figure out what you wrote...

 

All I understood is Duke's pain and the advice, xalal caliik, loooooooooooool :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Oodweyne,

 

At the risk of disrupting your duel with Duke here or seeming to be on his side, I can't help but wonder at the wisdom behind refusing to allow TFG passport carriers from entering Somaliland! I'm sure you're fully aware that many people hailing from Somaliland but live in various Arab countries are forced (for lack of an alternative) to use the TFG passport. How then does the Somaliland administration propose to deal with such people if (as you say) it refuses entry to any TFG document carriers into Somaliland?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by NGONGE:

Oodweyne,

 

At the risk of disrupting your duel with Duke here or seeming to be on his side, I can't help but wonder at the wisdom behind refusing to allow TFG passport carriers from entering Somaliland! I'm sure you're fully aware that many people hailing from Somaliland but live in various Arab countries are forced (for lack of an alternative) to use the TFG passport. How then does the Somaliland administration propose to deal with such people if (as you say) it refuses entry to any TFG document carriers into Somaliland?

WAA LABO MID KUU DARAN and he will never know which one is which.. :D

 

I would be guffawing all the way to Daami if I see Mr. Oodweyne taking Citizenship Oath to qualify for getting the e-passport from the Somali government. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

No we don't need the e-passport (ethiopian passport) ... we have our own passport. Israel will accept it and soon will see Arabs is daba yaacaya and recognizing it :D

 

 

In general, it is a political issue rather than practical if you know what i mean.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this