Sign in to follow this  
Cowke

SSC: 10 Day Nairobi Conference Tour Begins

Recommended Posts

Cowke   

airn.jpg

 

aas5.jpg

 

aas4.jpg

 

aas1.jpg

 

aas.jpg

 

aa8.jpg

 

Nairobi:- shirkii la filayey in uu furmo mudo, ayaa hadda si toos ah uga socda magaalada Nairobi ee beelaha SSC oo jawi wanaagsan ku bilowmay haddaanu nahay Jidbaale waxaanu si toos ah usoo gudbin doonaa Waraysiyo iyo sawiro iyo warbixin dheer oo inooga waramaysa habsami u socodka shirka Qadar yar ka dib Insha-allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

 

dee dannahooda ayee ka shirayaan! Xaaji, waan ujeydaa inaad calanka buluuga ah inaad ka naxsantahay. Anah waxaan ku leeyahay nax oo dhimo! :D

 

Here enjoy... istockphoto_10381540-3d-somali-flag.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxan ka nixi ma xaji marro ka naxan ahay anigu lol . Well kuwan shirkoodu waxba kama soo baxayaan Garaad selebaan of garowe maba joogo

Garaad jamac uun baa jooga

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xaaji_xundjuf:

Maxan ka nixi ma xaji marro ka naxan ahay anigu lol . Well kuwan shirkoodu waxba kama soo baxayaan Garaad selebaan of garowe maba joogo

Garaad jamac uun baa jooga

^^

 

Walaale SSC ummad dhan oo soomaaliyeed weeye oo laba garaad kiliya ma aha. Waa ummad mustaqbalkooda iyo aayahooda markey rabaan ka tashan kara, waxna ka qaban kara.

 

Marka anigu waan garan la'ahay waxaad dadkaan aad u liidaysid intaad kheer urajeen-lahayd.

 

Calaaya kulli-xaal; idinku reer-Shankaroon hadaad tihiin, gormaad ka shiri doontaan Riyaale asbaxnimadiisa iyo dimuqraadiyada uu ku dheeley. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

“defeated lot”

This lot has a foreign minister that met the most powerful leader in the world in Obama, the president of Somalia has meet countless world leader and spoke at the UN. Real meetings with Mr. Miliband and not the photo shop garbage. The defeated lot continuously gets international standing government after government, leader after leader. While your clan enclave has not been given nothing tangible, and can't even hold elections. Just show me one picture of Riyaale arriving somewhere and meeting with presidents that don't include meles or ghelle.

 

We know who the defeated lot is, who's accomplished nothing in 18 years.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Mr. Somalia:

^^

Walaale SSC ummad dhan oo soomaaliyeed weeye oo laba garaad kiliya am aha. Waa ummad mustaqbalkooda iyo aayahooda markey rabaan ka tashan kara, waxna ka qaban kara.

 

Marka anigu waan garan la'ahay waxaad dadkaan aad u liidaysid intaad kheer urajeen-lahayd.

 

Calaaya kulli-xaal; idinku reer-Shankaroon hadaad tihiin, gormaad ka shiri doontaan Riyaale asbaxnimadiisa iyo dimuqraadiyada uu ku dheelayo.
:D

maya ummad walba hogaan bay leeyihin marka garaadku hadu meesha ka maqanyahay waxba jiira?

 

Waxan is weydeye oo qudha maloo dhanyahay shirka.

wa intaas uun

 

as for Riyaale anaga dooranay wa madaxweynahayagii ila intano doonu na haysanaya , waaad ku qanacday baan fiilaya :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

:D:D

 

LOL @ "wa madaxweynahayagii ila intano doonu na haysanaya"

 

Xaaji, I think you meant to say, waa madaxweynahayagii ilaa INTUU doono ayuu na haysanayaa, soo ma aha? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this