Sign in to follow this  
Suldaanka

Wararkii SL

Recommended Posts

Berbera to serve as alternative port to Ethiopia

Addis Ababa, April 21,2006 (WIC)- Directors General of the Ethiopian Customs Authority and the Transport Authority declared that the Berbera has now become an alternative port to Ethiopia through which its trade activities would be conducted.,,,,

 

New Ethiopian ambassodor to Somaliland presents his credentials to the President.

 

Madaxweyne Rayaale Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wakiilka Cusub Ee Dawladda Ethiopia U Fadhiyo Doona Somaliland,,,,

 

 

UK MPs Heading to Somaliland

“Markii Ugu Horeysay Ayey Somaliland Imanayaan Wefti Baarlamaan Oo Ka Socda Saddexda Xisbi Ee Ka Jira Dalka Ingiriiskaâ€C/fataax Siciid Axmed– Xidhiidhiyaha Jahliyadaha Somaliland iyo Xukuumada,,,

 

Jamhuriya interviews Amoud University's Dean Prof Saleeban Axmed Guleed

Jam( London) Waxaa noo suurto galay inaanu waraysi la yeelano Guddoomiyaha Jaamacadda Camuud Prof Saleeban Axmed Guleed oo beryahanba booqasho ku joogay dalkan Britain,,,

 

meeting to strengthen peace held in Caynabo District, Sool

Kulan lagaga hadlayey adkeynta nabadda iyo sidii ay wada shaqeyn fiican u yeelan lahaayeen hay’adaha dawliga iyo bulshadu kana soo qeyb galeen in ka badan 40 xubnood, ayaa lagu qabtay degmada Caynaba ee gobolka Sool.

 

Burao sees Heavy rains

Roobab culus oo da,ayey mudo dhowr saacadooda ayaa maanay ka da.ay magaalada Burrco ee gobolka togdheer.

 

pictures: one, two

 

 

For the first time Lughaya District in Awdal tunes to Somaliland National TV

Boorama-(Lug)-Tvga qaranka Somaliland ayaa laga daawaday dagmada Lughaya waxaana wararkaasi cadeeyey dad ka ganacsada Lughaya iyo Borama oo qaarkood ay daganyihin dagmada Lughaya waxaanay cadeeyeen in aad loogu farxay tv uu leeyahay dalku oo wararkiisii iyo barmaamijyadiisii oo waliba muuqaalkiisu aad u qurux badan yahay taasi oo dadka dagan dagmadaana u suurto galiyay inay caweeyaan isla markaasina daawadaan waxyaabihii adduunka iyo dalka gudihiisa ka dhacayay ay ku daawadaan maqal iyo muuqaalba hadaba arintaasi markii loo sheegay wariyaha Gobolka Awdal ayuu dhinaca isgaadhsiinta ee fooneeyaha kula xidhiidhay dad dagan halkaasi oo uu ka mid yahay Cismaan Cumar.

 

EU officials visit Erigabo, Sanaag

Weftia kasocda EU-da ayaa maalintii isniintii (24/4/06) 2:30-pm kasoo degey garoonka diyaaraduhu ka haadaan ee magaalada ceerigaabo (Erigavo Airport). ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

waar suldaanka waa ku sidheey! tomorrow when home boyz take your city, u gonna screaming for help! plz save some money so we can come r rescue your behind!!

 

otherwise, we will send you another fema homie like michael brown!! then u will know what kinda of help u will get!! aye! word to the wise!!

:confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ Sxb, don't take that as as offence, but honestly I didn't get jackSHT about what you said. I even read between the lines... :D

 

"tomorrow when home boyz take your city, u gonna screaming for help! plz save some money so we can come r rescue your behind!!"

 

What do you mean by "home boyz" that are gonna take my city and who are those that are gonna rescue my a$$? And, why would I be in that situation in the first place? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

well, lemme put it this way!! why u & I let the ppl in this form be the judge! ok. so let it go n lets check if others understand what the heck that i am saying!!

 

cus i think, waad is indho tirasa!! u feel me homie!! so i smell u later!! cool! later homie.....! i gotta hit the sack!

Share this post


Link to post
Share on other sites
zamatar   

Ma anaa waalan mise cadan baa laga heesayaa.. :confused:

 

Suldaanka tnx 4 the news, do u have more pics from bruco iyo roobkeeda :cool: ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Suldaanka reminds me the old days of dictator Siyaad bare.....government manipulating the media;) Failing to report the "not so good news" ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

zam qaahira laga heesay!! chief, i was not chewing dhee, lakin se jac jaclay la igo hor cabey!! lol... ee iyra saamax!

 

anyway, watch out for them amxaaro! they will even claim your dead grandparent!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Sxb Rudey what do you mean by "jac jaclay"? Is it one of those served at BWS? :eek:

 

So you think the Habashis will take over my city and when that happens I would be screaming to be rescued by this "we"... and then, assumedly, this "we" will come and save me. hmmm

 

But sxb, who is this "we"? Is it you and your homies or is it "we" as in "Somalia" or "Puntland"?

 

Besides sxb, why would the Habashis want to take over my city for?

 

LOL AbuJamal

What does a "not so good news" sound like? letme guess "Laba reer oo jiiraan ah oo Dhul isku qabsaday; Silaanyo oo Rayaale ku eedeeyey .... ;..." hmmm can think of any... help me out sxb. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this