zamatar

Nomads
  • Content Count

    48
  • Joined

  • Last visited

  1. N.O.R.F;918853 wrote: Concrete and steel reinforcement from about 2m below ground is required and that is expensive. Waa la eegi. it doesnt look like that, it looks like they have only removed the top layer(s), then lay on the asphalt, it would be interesting to see built drawings from old design....
  2. dude, you can try to deny how much you want, ****** will pay for this, now it's Ali Samatar, we'll see who's next.
  3. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=68B1sVucKZ4#! sidey ku dhacday in dadbadan oo midninmo raba, jecelna in ay reer somaliland ka mid noqdaan Somalia ay dafiraan xasuuqii weynaa ee loo gaystay reer SL?
  4. Bal dadkan eega..
  5. "If you guys know anyone from Somalia/Somaliland with a civil eng degree let me know (if they are interested of course)." North.. iam Civil Engineer and iam interested so give me some info sxb. But i got my qualification in Sweden..Bal warka keen markaa
  6. Red sea haadaad aragto nin ku calaacalaya waa layskugu kay tagay waa nin laga adkaaday..waa sheekadii ciyaalka ee marka mid laga adkaado odhan jiray waad iskugu kay tagteen. Let's wait and see the proofs he's talking about..meesha film baa ka socdee
  7. yes well done..Mustafa Mohamed ( runs 4 sweden) isna 4:aad buu yimid 3000m..malin dhow somalida oo sida keniyanka ah baad arki doontaa, laakiin wadano kale calamadooda sita..
  8. JB malaga yaabaa in arintani Riyaale ka cadheysiiso, isla markaana uu go'aamadii kale fulin waayo?
  9. "Xabashiga maxaa keenay Muqdisho ??" somalinimada ayaa keentay .. :rolleyes:
  10. Maxaa la odhan jirey: Kulmiye Dhalay Wuu Dhacay Udub :cool: Nothin can stop Kulmiye this time..But then u never know..meeshu waa africa things can gange i minutes..JB Doonta soo rac anda yey kaa tegine
  11. waxba layskuma haystee casharaa meesha lugu qaadanayaaye ee adigu maxaad qiiqa iskugu qarinaysaa? oo nin garana iska dhigaysaa. waxaan ku weeydiiyey ninkii North weli miyigii miyuuna kasoo noqon. sawirada soo wad dhe
  12. I think Ayoub is right on this..xiliyadu maaha time ka..xiliyadu waa xiliyada sanadka sida summerka iyo winterka taasna waxa keena wareega dhulku ku wareego cadceeda. ta sedexaad dhanaan waa dhadhan, like macaan
  13. Riyaale and his friens will go, insha allah doorasha soo socota. some more pics Burburkii Hargeisa. Dhisidii Hargeisa: