Sign in to follow this  
Saalax

Kumaanaan Ka Mid ah Taageereyaasha UCID Oo Isugu Soo Baxay Magaalada Hargeysa

Recommended Posts

Saalax   

UCID - Hargaysa

 

 

Kumaanaan Ka Mid ah Taageereyaasha UCID Oo Isugu Soo Baxay Magaalada Hargeysa Iyo Khudbad Kulul oo Guddoomiyaha Wakiiladu Ka Jeediyay

 

 

(Hadhwanaagnews) Saturday, June 05, 2010

Hargeysa (HWN)- Taageereyaasha xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa saaka isu soo bax balaadhan ka dhigay Fagaaraha beerta Xoriyada ee Magaalada Hargeysa.

 

 

 

kumanaan ka mid ah taageereyaasha xisbiga UCID oo ka kala yimid shanta degmo ee caasimada Hargeysa ayaa saaka dhoola tus ka sameeyay Magaalada Hargeysa waxaanay lulayeen caleemo qoyan iyo calamada xisbigaasi.

Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka xisbiga UCID Md. Maxamed-rashiid Sheekh Xasan, ka hadlay xafladii isku soo baxa taageereyaasha xisbigiisa ayaa uga mahad celiyay sida weyn ee ay ugu soo baxeen xisbigiisa. Waxaanu ka waramay barnaamijka siyaasadeed ee xisbigoodu ku shaqayn doono haddii ay tallada dalka ku qabtaan, waxaanu yidhi “Waxaan aad iyo aad ugu mahad naqayaa taageereyaashii xisbiga UCID ee illa xalay illaa maanta ee soo agaasimay xafladan quruxda badan.”

 

 

Md. Maxamed-Rashiid Sh. Xasan waxa kale oo uu ammaan u soo jeediyay ciidamada nabadgelyada ee ammaanka fagaaraha sugaya.

 

 

“Waxaan leeyahay dadweynaha Somaliland walaal waa inaad ka fiirsataan cida aad siinaysaan codkiina doorashada madaxtooyada ee fooda inagu soo haysa, waxaanu idiin soo bandhignay barnaamij siyaasadeed oo dheeli tiran oo dhinac walba wax ka qabanaya gaar ahaan dhinacyada Horumarinta, Dhaqaalaha , Nabadgelyada iyo Caafimaadka, waxaanu soo dhisaynaa haddii aanu ku guulaysano dawlad tayo leh oo kooban oo ka turjumaysa rabitaanka shacbiga,”ayuu yidhi Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka xisbiga UCID.

 

 

 

 

Kumaanaan Ka Mid ah Taageereyaasha UCID Oo Isugu Soo Baxay Magaalada Hargeysa Iyo Khudbad Kulul oo Guddoomiyaha Wakiiladu Ka Jeediyay

(Hadhwanaagnews) Saturday, June 05, 2010

Hargeysa (HWN)- Taageereyaasha xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa saaka isu soo bax balaadhan ka dhigay Fagaaraha beerta Xoriyada ee Magaalada Hargeysa.

 

 

 

kumanaan ka mid ah taageereyaasha xisbiga UCID oo ka kala yimid shanta degmo ee caasimada Hargeysa ayaa saaka dhoola tus ka sameeyay Magaalada Hargeysa waxaanay lulayeen caleemo qoyan iyo calamada xisbigaasi.

Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka xisbiga UCID Md. Maxamed-rashiid Sheekh Xasan, ka hadlay xafladii isku soo baxa taageereyaasha xisbigiisa ayaa uga mahad celiyay sida weyn ee ay ugu soo baxeen xisbigiisa. Waxaanu ka waramay barnaamijka siyaasadeed ee xisbigoodu ku shaqayn doono haddii ay tallada dalka ku qabtaan, waxaanu yidhi “Waxaan aad iyo aad ugu mahad naqayaa taageereyaashii xisbiga UCID ee illa xalay illaa maanta ee soo agaasimay xafladan quruxda badan.”

 

 

Musharaxa M/weyne-ku xigeenka UCID Dr.Maxamed

Rashid Sh. Xasan

 

Md. Maxamed-Rashiid Sh. Xasan waxa kale oo uu ammaan u soo jeediyay ciidamada nabadgelyada ee ammaanka fagaaraha sugaya.

 

 

 

“Waxaan leeyahay dadweynaha Somaliland walaal waa inaad ka fiirsataan cida aad siinaysaan codkiina doorashada madaxtooyada ee fooda inagu soo haysa, waxaanu idiin soo bandhignay barnaamij siyaasadeed oo dheeli tiran oo dhinac walba wax ka qabanaya gaar ahaan dhinacyada Horumarinta, Dhaqaalaha , Nabadgelyada iyo Caafimaadka, waxaanu soo dhisaynaa haddii aanu ku guulaysano dawlad tayo leh oo kooban oo ka turjumaysa rabitaanka shacbiga,”ayuu yidhi Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka xisbiga UCID.

 

 

 

 

 

Md. Maxamed-rashiid wuxuu ugu baaqay dadweynaha Somaliland inay doortaan xisbigiisa oo uu ku andacooday inuu ka ficil u bedeli karo isbedelka dalku u baahan yahay.

 

 

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (C/Raxmaan Cirro) oo ka hadlay xafladaasi ayaa u mahad celiyay dadweynaha reer Hargeysa ee u soo baxay taageerada xisbiga UCID.

 

 

Guddoomiyaha Wakiiladu wuxuu jawaab kulul ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Madaxweyne Rayaale oo uu ku duray Shirgudoonka Wakiilada waxaanu yidhi “Waxaan idiin sheegayaa dadweynoow Madaxweynaha Somaliland 2006-dii illaa 2010-kii inuu aflagaadeeyo Golaha Wakiilada ee ummaddu soo dooratay balse Anagu marnaba umaanu jawaabin. Waxaan maanta jecelahay inaan hal eray ka idhaahdo khudbadii Madaxweynaha waxaan leeyahay Madaxweyne waxaad kala garan weyday inaad shirgudoonka la tartamayso iyo inaad Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Faysal cali Waraabe aad la tartamayso.Shirgudoonku murashaxiin ma aha adiga kulama tartamayaan laakiin waxay ahayd haddii aad cid u jawaabayso inaad kuwa kula tartamaya.”

 

 

“Golaha Wakiilada ee aanu masuulka ka nahay Madaxweynaha Somaliland ayaa carqalada ugu weyn ku ahaa waxaanu ku sameeyay mar uu xeerarka ku soo celiyo iyo mar uu si toos ah u soo faro geliyo shaqada Golaha,dadweynoow waxaad ogaydeen wixii Golaha ka dhacay oo aad ka daawan jirteen shaashada TV-yada.illaa markii dambe ay gaadhay inuu Madaxweynuhu amro in Golaha quful lagu xidho, hase yeeshee shacbiga Somaliland ee sharafta badan ayaa ka diiday oo ka dagaalamay. Shacbigu waxay suurto geliyeen in Golaha loo soo celiyo karaamadiisii. Waxaan u mahad naqaynaa shacbiga Somaliland,”ayuu yidhi Md. C/Raxmaan Cirro.

 

 

Guddoomiyaha Wakiiladu waxa kale oo uu dhambaal tacsi ah u diray labadii dhalinyarada ahaa ee ku dhintay mudaharaadyadii lagaga soo horjeeday markii xukuumadu albaabada u xidhay Golaha Wakiilada, waxaanu Madaxweynaha ku eedeeyay masuuliyada dilkii labadaasi qof inuu amar ku bixiyay in loo adeegsado rasaasta nool.

 

 

Md. C/Raxmaan Cirro wuxuu madaxweyne Rayaale ku tilmaamay mid curyaamiyay shaqadii Golaha waxaanu carabka ku dhuftay inuu lix cisho ka hor dib ugu soo celiyay aqalkaasi xeerkii loo sameeyay Miisaaniyada qaranka. “Walaalayaal waxa sharcigu dhigayaa in Madaxweynuhu Golaha Wakiilada horkeeno heshiisyada uu la galo shirkadaha waxaan idiin sheegayaa Madaxweyne Rayaale waligii ma uu horkeenin heshiisyada uu galo,”ayuu yidhi Guddoomiyuhu.

 

 

Guddoomiyaha Wakiiladu wuxuu shacbiga Somaliland ka dalbaday inay codkooda siiyaan xisbiga UCID oo uu sheegay inuu dalka uga wanaagsanaan doono xisbiga UDUB.

 

 

 

Sidoo kale, waxa xafladaasi ka hadlay xubno ka tirsan Guddida fulinta ee xisbiga UCID kuwaasi oo taageereyaashooda uga waramay barnaamijkooda siyaasadeed.

 

 

 

Dhinaca kale, waxa isu soo baxan oo kale xisbiga UCID ku qabtay magaalooyinka waaweyn ee dalka oo dhan.

 

 

 

Weriye Cumar Maxamed Faarax

 

Hadhwanaag News/Hargeysa

 

 

2ijkbd1.jpg

 

30up9ci.jpg

 

21edj7d.jpg

 

2u3wghf.jpg

 

 

rt3l1w.jpg

 

vdwzp.jpg

 

11j2mwz.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

More pictures from Hargeysa - UCID

 

 

23t34o6.jpg

 

 

jk7xxu.jpg

 

 

ezg4gj.jpg

 

 

2h5ikvp.jpg

 

 

2rysncw.jpg

 

 

vmubgh.jpg

 

 

2aajyuw.jpg

 

 

oodweynenews

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
Oodweyne, Indeed i am well surprised aswell the supporters for UCID has improved alot from last elections and seems they have a far greater support this elections which might shock or surprise some people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

I think Ucid is taking a huge gamble here with its name. With a high illiteracy rate and consumption of jaad, it's highly likely for people to confuse ucid with u codee. Both start with u and have c and d. You need a sophisticated yet unique and simple enough for the layman to remember quickly. Mise magaca waxaa la bixiyey during marqaan session.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
Jacpher , the only illiterates are those who can't come up with a simple multi party instead use 1 room poll.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

WELL DONE UCID... FAISAL IS YOUNG BRIGHT POLITICIAN.

 

i was surprised by their turn out especially in CEERIGABO AND BORAME a safe UDUB constituancy or one would think... i have a feeling they are taking alot of UDUB votes but whcih would ofcourse mean its kulmiyes that wins.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
Qudhac , if the positions have been reversed and UCID has much support as UDUB did last elections i don't see why they wouldn't win keep in mind today sahan nor asad is running so those numbers will properly go to UCID aswell , all UCID needs to do is beat Kulmiye in Sanaag,Awdal, Hargeysa, Saxiil and secure western toghdheer - Oodweyne which is very possible.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

oodweyne and libaah

 

what you have to consider is that just because alot of people turned out in these rallies it doe not mean this will turn into votes that count why you may ask?

 

well remember its not free voting for everyone only those that took the card will be allowed to vote.

 

i doubt every there has even got the voting card, because remember alot of people will go to rallies as its day out to show support whether you have card or not..

 

libah the reason Ucid cannot win is because its not taking enough votes from kulmiye side it may take some from UDUB which will be the reason kulmiye may win as its closes rival will lose constituencies to BOTH UCID AND KULMIYE.

 

UCID would need to take alot of votes from both Kulmiye and

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

I will get few funny looks from you for this one. For the same reason Ngonge don't want Silanyo to win I don't want Feysal to win either...I'm rooting for Silanyo..Happiness in Somali politics lies in activity in accordance with the clan moral virtues.The Somali state leaders are not distinct from their clans-collective politics has primacy over the individual poltics.I'll say Feysal characters are unfit to govern.He simply doesn't get how to control his mouth.He misses the simple rational principle of act like a leader and act as you will like everyone act towards you (talking about rest of Somalia)....I think I agreed with my father in law (also not same clan with Silanyo) that Silanyo is the right guy for the job.Having listened to his diaspora speeches I think Silanyo is an old guy with a wisdom and balance in front of the camera....I'm afraid I will reject Somaliland news if Feysal wins to the point of withdrwaing from it into a quite refuge until Feysal term is up! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Qudhac, it's all about securing the regions like i said if UCID manages to have a lockdown on borama - considering the vice president Pro.f Rashiid is from there and the majority of the people who live in that area are the M.Fiin .H.Fa'an so i have no doubt that there will be a strong support for UCID in Awdal, concerning hargeysa region, southern hargeysa as usual will stay loyal to faisal and vote in masses , it's not clear whether eastern/northern eastern hargeysa will vote mostly for UCID or be divided between UDUB and UCID, next stop is toghdheer UCID can easily secure western toghdheer since many there have defected from UDUB, western burco areas will certainly also have a strong support of UCID, next stop is Sanaag, lets just say UCID can atleast manage to pull 40% votes of Erigavo district, another 40% in ceelafweyn mostly from Abdiqadir askar folks, then you go down further to mostly UCID stronghold - read Abdiqadir Hassan Askar, again central sanaag, northern sool, Oog , eastern Garadag will vote for UCID in masses, and then you have the southern saxiil stromghold of Abdirahman Cirro which his group mostly support UCID , so it looks like this elections UCID certainly has a widespread support and a real challenge, don't underestimate the former under- dogs as they might shock/surprise many.

 

 

Conclusion UCID can beat Kulmiye in Awdal, get atleast 40% of hargeysa region , secure half of toghdheer especially western toghdheer, secure atleast 30% of saxiil mostly from cirros flks , secure atleast 40% of erigavo, secure central regions of sanaag and northern sool - Abdiqadir Askar stronghold , job is done then.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this