Sign in to follow this  
QabiilDiid

The Guardians of Somali Unity

Recommended Posts

Xariri.jpg

 

[10/2/2007] DAGAAL WAAN JECLAA XAAJO AAD DIB UGU AY-DAANE

 

Ma jirto cid aan laga helayn dad dhuuni-qaata yaal ah oo ay wax walba kala wayntahay manfac aduunyo oo gaaban, umadda karaamadeedana u duugaya si shilimaad kooban jeebka loogu geliyo, taana waxaa tusaale inoogu filan sida maamulka Hargeysa ee isba gabay dadkiisii dhaqaale iyo daryeelna meeshuu ka joogo aynu ognahay uu ugu guulaystey inoo kiraysto dad reer Sool ama Sanaag ah oo guryahooda dab qabadsiiya, shacabkoodana gumaada, ummada soomaaliyeedna u horseeda kala qaybin iyo gooni goosi. Sida taariikhda soo jireenka ahi qeexayso xalka keliya ee ay leedahay in dadka noocaasa la daweeyaa waa in lala dagaalamo oo inta caafimaadka qabtaa ay xanuujiso lana dareensiiyo in dhimasho ka sokayso qaadashada soorta quudheed.

 

Reer Sool waxaan jeclaan lahaa inaan xasuusiyo dhacdadii Dhahar ee kal-hore taasoo ceebta iyo guul darada ay la firxadeen maleyshiyadii Dirta waqooyi ee ku hamiyey inay dhul Ingiriis iyo talyaani xukumi kari wayeen ay ku qabsadaan Maleyshiyo Beeleedyo aan awoowayaashood dhiiranaan jirin.

 

 

Nabada iyo deganaashaha waa wanaagsan yahay laakiin ninka geeska afrika ama Soomaaliya ku nool waxaa la gudboon inuu waraabe noqdo si aan waraabayaashu u cunin. Dadka SSC waxaa taariikhdu dhigtay in ay ku caan ahaayeen geesinimo iyo quudhsi-diid, waxaana wax laga xumaada ah in maanta dadkii uu ka dhashay, Cali Dhuux Aadan, Ismaaciil Mire, Aadan Galaydh, Cali Duulane, Cartan Boos, iyo kuwo kale oo fara badan ay maanta raacidyad u noqdaan oo ay soo kiraystaan kuwo dhimashada ka door bidi jirey buur ay fuushanaadaan iyo Beero ay dibi ku qotaan. Waxaana igu soo dhacay gabaygii Aadan Carab ee uu yiri “War Yaa Yiri Dhulbahantihii Hore dhalay Ragaan Jooga!!!!”

Iyadoo lagu jiro Bishii ramadaan ee barakaysnayd ee dadku cibaado iyo Alla kacbsi ku foognaayeen malayshiyada Dirta Waqooyi iyo kuway cagaha ku xaadhaan ee u soo biyaystey inay dhiiga Muslimiinta daadiyaan waxaa diinta islaamka ku cad in cidii la dagaalanta ee ku dhmataa ay Shahiid tahay sida uu rasuulku CSW ku yiri xadiis saxiix ah “Man Qutila Duuna Maalih wa cirdihi Fahuwa Shahiid” oo micnaheesii yahay ninkii Maalkiisa iyo Sharaftiisa ku dagaalama waa shahiid.

 

Gabagabadii, xalka keliya ee gobolka uu leeyahay waa difaac iyo dagaal aan naxariis lahayn oo lala galo kuwa gunnimada qaayibey ee Riyaale abaanka u noqday, waana inay u dhintaan hungirigooda taariikhdana baal madow ka galaan.

 

Walaahu Aclam

 

Cabdiraxman Xariri

 

http://www.allsanaag.com/Details.asp?id=2108

Share this post


Link to post
Share on other sites

You funny guy looool, SNM Gangland huh

1 Come up with Specific geographical territory- mm thats easy one. It is AWDAL, SAHIL, TOGDHEER, SANAAG, SOOL.

 

2.Nobody should dispute your claim for that territory-. Simple leagle experts point to the respect of old colonial borders, wich somaliland is under. The only disputes are within Eastern Sanaag and Sool, but i think minor changes can be done to resolve the issue which i will go over another time.

 

3. No internal fight- No internal fight expect for the issue with SOOL were puntland supports one side and somaliland the other.

 

4. Get O.K. from other stakeholders i.e. the somalis in the south- Thats so funny why would region that has not historical ties with south Somalia ask for thier permisson to leave, do you see Kosova asking Serbia to leave, and those to nations do have long historical ties i dont think so buddy.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jamster   

somalithinker, go back to your marqaan bro; xornimo dhiig ayaa udaata! blood of young boys will be spilled and it will be on the hands of Riyaale-- no more abtiyaaloow bulshid kaad akhrin jirteen! the gloves are off now baby.

Share this post


Link to post
Share on other sites

SOOL, SANAAG AND CAYN are part and parcel of the Somali state. It matters not if they support Puntland or anyother name they all support unity and the blue flag. They will never go with secessionists.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this