Sign in to follow this  
Liibaan

Booliiska Hargaysa oo xabsiga dhigay Faysal Sh.ismaaciil

Recommended Posts

Liibaan   

faysal.jpg

 

Booliiska Hargaysa oo xabsiga dhigay Faysal Sh.ismaaciil oo ay walaalo yihiin Sh. Maxamed ismaaciil

Warkii 06-Oct-2006 iyo Qormadii: C/qaadir gaabuush

Wararka ka imaanaya magaalada hargaysa ayaa sheegaya in xalay fiidkii ay ciidamada booliiska hargaysa xabsiga dhigeen wiil ay walaala ahaayeen wadaadka u xidhan ee Sh. Maxamed ismaaciil wiilkaas oo lagu magacaabo Faysal sheek Ismaaciil ..

 

 

Ilaa hada lama oga sababta ay ciidamada booliisku u xidheen wiilkan dhalinyarada ah , balse warar ay shabakada afnugaal si hoose ku heshay ayaa sheegaya in loo xidhay faysal Sh. Ismaaciil , ka dib markii ay ku tuhmeen ciidamada Somaliland inuu wado falal uu ku doonayo inuu ku soo daayo walaal kiis, arintaas oo uu markii la xidhay beeniyey ..

 

 

 

Faysal sheikh ismaaciil ayaa ka shaqayn jiray cubitaalka Al-Manhal ee magaalada hargaysa , halkaas oo xalay isaga oo shaqadiisii caadiga ahayd wata ay ciidamada Booliiska ka soo qabteen ..

 

 

 

Ma jiraan ilaa hada wax wara oo ka soo baxay dhanka maamulka Somaliland oo ku saabsan xidhiga Faysal Sheikh ismaaciil …

 

 

 

C/qaadir gaabuush

 

Lasanod Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Sometimes nothing can save an entity. Whatever they do it will be wrong. Siyaad Barre couldn't do anything right after 1988. The warlords couldn't do anything right when they were fighting the ICU. The mini-states seen to be in the same position. Nothing can safe them, they will destroy themselves by their own actions.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This faysal dude looks like the sheikh in the video that has been claimed to be fake.IF this faysal is the brother of the sheikh that was in the torture video,then i think the video was authentic.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^^ Read the first sentence of that article, just undernearth the picture, it says this dude is the brother of Sheikh Ismaaciil, the one lagu jirdiley hargeisa prison

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this