Sign in to follow this  
Abwaan

Masawirka Cali Geeddi iyo qaraxii Kampla...

Recommended Posts

Abwaan   

Waa arrin la yaab leh oo ka turjumeysa xagga farsamo ee liidata. Waxaa cajiib ah in xitaa background-ka masawirka Cali Geeddi iyo kan qofka lagu sheegay eedeysanaha ay isku mid yihiin oo calankii Soomaaliya ka muuqdo labadaba.

 

source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Ugandhaysku malaha waa niman caqli badan. Amay ka wadaan Itoobiyaanka oo Cali Geeddi u shaqaynayo ayaa ka dambeeyey oo ay uga jeedaan inay Yugaandhayska ku xumaynayaan? lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aan kuu sheegee ,, goormaa Geeddi kuugu dambaysay ?? ,, armuu Shabaabka ku biiray oo uu isaguba is qarxiyay ,,, ninkii ha laga war doono niyow ,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

This calls for a WTF moment. Wey wareersanyihiin. Some bored cop's reconstructed image waaye. Obviously. I can't believe Interpol can easily be duped like that.

 

And it is beyond ridiculous. Someone should contact them and straighten them out.

 

The other suspect's teesaro-like picture's background, too, is suspect. It has the words Soomaali splashed around several times. It seems the background doesn't match that face picture.

 

It seems there is some sinister agenda by addition of the Soomaali noun in the background.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this