Sign in to follow this  
Dhubad.

Asmara - Shirkii oo si habsami leh u socda -Pics

Recommended Posts

Dhubad.   

Warbixin Guud oo ku saabsan Shirka uga soconaya Magaalada Asmara Isbaheysiga la magacbaxay Xoreynta iyo dib u soo nooleynta Soomaaliya.

 

Shirweynaha kasoconaya Magaalada Asmara ee Xarunta Wadankani Eritrea ayaa kudhaq heer gabo gabo, waxaana tan iyo markii uu ka furmay Carwo weyn oo ku taalla Magaalada Asmara ee Xarunta Wadanka Eritrea.

Shirka_Asmara_somw_2.jpg

 

 

 

 

 

Xarunta Shirka ayaa weli waxaa soo gaaraya Ugaasyo iyo Waxgarad kasocda Beelaha Soomaaliyeed, waxaana ugu dambeeyay oo soo gaaray Xarunta Shirka Ugaas Maxamed Weli iyo ugaas kasocda Beelaha Digil iyo Mirifle.

 

Sidoo kale Shirka waxaa kasoconaya doodo kulul oo la isku dhaafsanayo dhismaha Isbaheysiga iyo sidoo kale sidii Guddiyadiisa loogu magacaabi lahaa.

 

Doodii ugu dambeysay ayaa waxa ay ku saabsaneyd sidii loo dhaqan gelin lahaa loona ansixin lahaa Xeerka uu kudhaqmayo Isbaheysiga laga abaabulayo Magaalada tan asmara.

 

Ereyo la isla mari waayay ayaa kujiray hadaladii ajendeyaasha taasi oo ay kamid aheyd in la badalo ereyga JIhaadka oo lagu badalo Muqaawamo ama halgan ama ereyo kale, waxaana arrintaasi loo saaray guddi lasheegay in ay kazoo talo bixin doonaan isla markaana ay keeni doonaan Magac wanaagsan oo lagu wada shaqeyn karayo.

Shirka_Asmara_somw_8.jpg

 

Shirka ayaa sidoo kale goobta uu kasoconayo waxa uu u muuqanayaa Maalmahani dambe mid si xawli ah kusoconaya, waxaana iminka harsan oo keliya sidii loogu dhawaaqi lahaa Guddiga Fulinta, kan dhexe iyo Doorashada Guddoomiyaha Isbaheysigani Asmara iminka uu shirka uga soconayo.

 

 

Shirka_Asmara_somw_4.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cige   

Dhuba d saaxiibkaa maxaad u bari wayday in dadka marka lala hadlaayo si fiican loo fariisto :rolleyes:

 

midka kursiga soke fadhiya, xaggee ka yimid? wuxuu u egyahay kuwii SABLAALE iyo DUJUUMA ku jiri jiray ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

lool@Sablaale, maya waa ragii Habaar_Waalid iyo xagaa ku godoomay!.

 

 

Saaxiibkaa siduu u fadhiyo ayaaba icajabisay, waa rageediye daa, gaaladu waxay u barteen dad markay la hadlayaan dhulka fiiray...!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jamster   

This is doomed walahi. Look at the individuals that are suppose to be "winning" the hearts and minds of the people? Tarzan & Co!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cige   

do u guys know that this guy @tarzan' was Muse Sudi's represantative in London? and now he is preaching us to get rid off the Qabyaalad :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cige   

do u guys know that this guy 'tarzan' was Muse Sudi's represantative in London? and now he is preaching us to get rid off Qabyaalad etc. :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jamster   

MJ huuno; Tarzan is qabiilist to the core and if he and his likes are directing the course of this Shir expect nothing but failure--- he incompetetnt qabiiliste; nothing more nothing less.

 

Fahiye

 

PS: as the above guy mentioned, he was Suudi Yelaxoow's mouth piece during Eldoret meeting; go figure.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Well even Huseen caydiid jr. is present in that meeting. As long as these folks are not given any serious positions then this conference should be a success.

 

Just because they are there doesn't neccesarily determined the success or lack thereof of this conference.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jamster   

They seem to be very influencial matey. Hussein Eidid is a political bufoon; but these guys are sold to the meeting the "the beacon of hope; the intellectuls of the diaspora" as such they are steering the conference mate.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

^^ Might as well relax with that BS, duqa. The leaders of this Shir are well-known and need no introduction. Tarzaan, Monkey-Man, and Qoris-Ismaris can all attend as spectators.

 

Here, enlighten yourself about what this Shir is all about.

 

Qabyaalad aa ? Heh, this ain't the TFG's fowr-bointi-fife, abti. Rekanise.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Fahiye:

They seem to be very influencial matey. Hussein Eidid is a political bufoon; but these guys are sold to the meeting the "the beacon of hope; the intellectuls of the diaspora" as such they are steering the conference mate.

"SEEM" :D mawaxaasad lashirtimid. Raali ayaad iska ahaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this