Sign in to follow this  
AYOUB

Bintiland: Amaan mise Yasid?

Recommended Posts

AYOUB   

Garaad.jpg

Ma garanayo wax la yiraahdo Puntland ee waxaan aqaan “Bintiland” ~ Jamac Garaad Cali

 

 

Some reactions...

 

“runtii waan la yaabay markaan maqalay qof isin lagu sheegayo oo gafka heerkaas gaarsiisan u ka dhacay oo aan hadana raali galin ka bixin asaga iyo dadka u matalo oo u ku hadlo magacooda, waxaan is weydiiyay sidey noqon laheyd hadii isim kale oo beelaha Puntland Jecel ka mid ah uu gaf nocaas oo kale ah u geysto Isinka gafay beeshiisa??

Inkastoo haweenka Soomaaliyeed melkastoo ay jooganba gafi ka dheertahay, oo aysan u qalmin in loo gafo oo golo lakeeno,wax rag ka dhaxeeya lagu matalo oo laga dhigo wax docwalba yaal ah oo loo adeegsado arimo siyaasadeed ayadoo cay laga dhigayo. waxaan anigu qormadeyda ugusoo gudbinayaa haweenka Soomaaliyeed iyo kuwa Puntlandba inaan xaal kasiiyo qadafka gabanka maradu ka dhacday” Ceydaruus

 

“walaalayaal kheyr allaah ha idin siiyo

waxaan rabay in aan idin ku bararujiyo hal arin oo ah

mar walba oo la dhaliilayo qolo waxaa lagu mithaalaa gabdho

mathalan waxaa laleeyahay xukkaamta carabta waa gabdho

khawanada oo dhan waa gabdho sida ey carabtuyiraahdaan نساء بعمائم ولحي gabdho gar iyo cimaamada leh

arinkaasna inaga ka gabdha ahaan aad ayuu noo xanuujiyaa oo aan uga xumaanaa

maxaa yeelay wax khalad ah oo aan galnay malaha si inaloogu mithaaliyo dadka xunxun

dhammaan mujaahidiinta iyo inta kheyrka jecel waxaan ka codsanayaa in ey ka fogaadaan

waxaan rajeynayaa in aad ku aqbashaan waanadeyda qalbi furan...” umu saara

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Source? Source? Source? unless your grandious delusional is overtaking you. However, in my view, if the said Garad made such a remark I can not help but call it irresponsible. A man on his caliber should be very selective the way he frames his comments. Or, to mature must be in order.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Xaaji: Having different opinion than his, sometimes, doesn't mean that I don't support SSC objectives. Unlike secessionists, we still have the choice of disagreeing on some matters. Garad Saleban is also another elder of whose opinions I'm strongly against.

 

With that, where is the source of this? you guys don't have clothes.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

^ Two sources given are not nough? Click on one of the names and you'll even find an audio of the comments. Mise isagoo nool oo leh "bintilan" baynu ku hor keena? smile.gif

 

 

later I'A

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Garaad Baa Wax Ka Sheegay Puntland Maxaa Ka Gala Somalidiidka ????

 

 

Labadan VIDEO ayaa waxa ee khuseeyaan Somaalidiidka, inta ee ka sheekeenayaan Bintiland iyo wax aan loo dirsan

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

^^^^ :D:D dude you are way behind those videos are almost 19 years ago not present. anyhow Libaan tell us why Pland isn't helping you to liberate las anod? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by Libaahe*:

^^^^
:D:D
dude you are way behind those videos are almost 19 years ago not present. anyhow Libaan tell us why pirateland isn't helping you to liberate las anod?
;)

The issues between SSC and Puntland is NOT your business, Sir Fakatay are your business, those videos are still relevant today

 

 

There was never a war between SSC and Puntland in the past, and insha Allah there never will be one.

 

Calling Puntland is nothing, compared to what happen in 1990s between Habraha

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Libaan 1 Question though. do you think a man from Gashaamo/Hargeysa/Burco will watch Erigavo being invaded and occupied by puntland? :D the answer is no. it baffles me though why puntland doesn't care about L.A anymore or even coming to your rescue? so much for cousins. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by Libaahe*:

:D:D
But habraha help each other out when they need each other the most and united against a common foe for example against siad bare. do you think a man from hargeysa/burco will watch erigavo being invaded and occupied by puntland?
:D
the answer is no. it baffles me though why puntland doesn't care about L.A anymore or even coming to your rescue.

Habraha didn't help each other in 1980s, Ethiopia was helping SNM clan militia, yes most of habro were watching Hargeisa and Burco in 1980s, the Habro elite were sipping Mango in Mogadishu.

 

Egal was working for Siyad barre as late as 1990 as head of chamber of commerce, Riyaale as Senior Spy, Abdurahman working as Diplomat for siyaad (now Somalidiid Parliament speaker), Faisal Waraabe was siyaad informer, etc

 

As well, most Somali diid wasiiro remained as part of Siyaad Barre Government even after 1988

 

First leader of Somalidiid land became the prime minister of Aydeed, after he lost to Egal

 

 

Cadde and Faroole are bad cousins, But majority of Puntland are good

 

The majority of Puntland people are helping SSC people to liberate SSCland, yes Faroole & his faction betrayed SSC people. so people of SSC have no problem with people of Puntland, the problem is Faroole and his faction

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

:D:D so ethiopia liberated burco, hargeysa, erigavo for them and they didn't work together? your delusional. :D so you think puntland is trying to help you liberate ssc? this is from your own websites such contradictions. :D

 

 

Faroole "Waxaan Uga Digaynaa Raysal Wasaaraha Kooxaha Puntland Wax U Dhimaya" (SSC)

Written by jidbaale

Saturday, 16 October 2010 08:16

 

Madaxweynaha maamul Goboleedka Waqooyi bari C/Raxmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa markii ugu horeysey ka hadlay Ra’iisal wasaarha cusub ee Soomaaliya.

 

 

Faroole oo waraysi uu siiyey BBCda lagu waydiiyey sida uu u arko magacaabista Maxamed C/Laahi Maxamed ayaa sheegay in uusan aqoon ninkaas laakiin uu ilaacadaha ka dhagaystay, Faroole oo hadalkiisa ay ka muuqanaysey cabsi badan iyo cabasho ayaa Ra’iisal wasaraha ka codsaday in uusan taageerin waxaa uu ugu yeedhay kooxo shido wada oo xafiisyada qaar laga taageero.wuxuuna yidhi" waxaanu uga dhigaynaa raysal wasaaraha oo ah nin cusub in uu gacan siiyo kooxaha Puntland wax u dhimaya, waxaa kale oo aanu u sheegeynaa in uu kooxahaas iska fogeeyo oo aysan isticmaalin, Arintan oo uu ula jeeday Hogaanka SSC isla markaana uu lee yahay waxaa laga taageeraa xafiiska Madaxweynaha ee uu Agaasimaha ka yahay Dr:C/Kariim Xassan jaamac, ayuu sheegay in ay arintaas ka qabaan wel wel iyo walbahaar.

 

halkan ka dhagayso

 

Wuxuu sheegay in Ra’iisal wasaraha uu ka filaayo, cadaalad iyo in uu raaco sad bursigii maamulkiisa uu u saxiixey Cumar C/Rashiid, Faroole wuxu sidoo kale ka cawday in aan laga tashan magacaabista ra’iilsal wasaraha. Shalay subax ayey ahayd markii wasiiru dawlaha xidhiidhka caalamiga ah uu sheegay in aan Beesha Puntland xaq u lahayn in ay qabato wasiirka koowaad.

 

Wuxuuna sheegay in laga dhacay booskaas beeshiisa, oo uu ula jeeday *********. hadalka Faroole oo u muuqday samir taag waayey ayaa nuxurkiisu ahaa, Ra’iisal wasaraha waan soo dhaweynaynaa laakiin waan in uu uusan sameyn wax aanan raali ka ahayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this