Sign in to follow this  
Umal-Zamzam

The AMISON troops are stealing the organs of Somali Kids

Recommended Posts

Maydad ay ka maqanyihiin Kilyaha iyo Beerka oo laga helay Garoonka diyuuradaha Muqdisho oo ay Maamulaan Ciidamada AMISOM.

 

Tuesday, 30 March 2010 11:40 Somalimemo administrator

 

 

Ciidamada shisheeye ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa bilaabay in ay Nolosha ku toogtaan dhalinyarada da'da yarta ah ee ku sugan xaafadaha ku dhaw garoonka diyuuradaha magaalada Muqdisho.

 

Isbuucan gudihiisa ayaa agagaarka Garoonka diyuuradaha magaalada Muqdisho laba Wiil Mayd ah oo ay ka maqanyihiin qaar katirsan Xubnahii uu alle siiyay, goob joogayaal ayaa xaqiijiyay in ay arkeen Maydka wiil da'yar oo ay ka maqanyihiin xubnaha jirka gaar ahaan Wadnaha iyo Beerka.

 

Dadka deegaanka ayaa sheegay in Wiilka lagala baxay Beerka Wadnaha iyo Kilyaha oo qaab xeeladaysan loogala baxay xubnaha muhiimka ah, ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa la tuhunsanyahay in ay ku dhaqaaqeen falkaasi.

 

waxaa aad u adag in Garoonka Muqdisho ay galaan cid aanay ogolayn ciidamada AMISOM taas oo muujinaysa in ciidama shisheeye ay qafaasheen Caruurtaasi kadibna ay beerka iyo xubnaha muhiimka ah kala bexeen.

 

Goob jooge lahadlay Idaacadda Alfurqaan ee magaalada Muqdisho ky taal ayaa yiri "Wiil Sedax sana jir ah ayaan maydkiisa ka helnay garoonka Muqdisho wiilka waxaa ka maqnaa xunbaha muhiimka ah ee jirka sida Beerka,wadnaha iyo Kilyahay muuqaalka maydka waxaa laga dheehan karay in qaab farsamaysan loogala baxay oo qofka sidaasi yeelay uu ahaa dhaqtar qaliinka ku xeel dheer".

 

Todobaakii lasoo dhaafay ayaa sidaan oo kale garoonka diyuuradaha magaalada Muqdisho looga helay Wiil mayd ah oo xubnaha jirkiisa lala baxay, ciidamada Yahuuda ee ku sugan Filastiin ayaa carruurta kala baxa xubnaha jirka waxaana laga yabaa in Somaliya ay ka dilaacaan shisheeye dad qalata ah.

 

Somalimemo

Share this post


Link to post
Share on other sites
who-me   

Amisom hal organ bay la baxaan idinka orgamada oo dhan baad qarxisaan oo kadib cidi aysan ka faa'idaysan karin!.

 

Markii umadii indin nacday baad bilowdeen in aad ka bajisaan shacabka si ay miciin idin badan. Waxaasi ma aha wax la idinka iibsan doono.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

:D @orgamada oo dhan baad qarxisaan oo kadib cidi aysan ka faa'idaysan karin!.

 

Ciidamo shisheeye labada dhanba wey ka buuxaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

2 sano ka hor Ethiopian ayaa sidaa yeelay haddii la yiraahdo, sawaxan ayaan lala joogi lahayn, waa suurtogal iney sameeyaan, illeyn ganacsiga xubnaha jirka waa BOOMING, cid u soo raacaneysana ma leh, maxaa u diidaaya iney sameeyaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^horta waxaan soo qoray akhri mise waa: 'INNAL CARABA LAA YAQRA'OON, WA IDAA QARA'OO LAA YAFHAMOON, WA IDAA FAHIMOO SARCAANA MAA YANSAWN'? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cabdow   

Iyaga (amisom) iyo idinkuba (shabaab) waxba isma dhaantaan when it comes to daryeelka shacabka, xagaa dameer iyo labadiisa dhagood baad ka tihiin!

 

Allow shacabka u gar gaar, wax u maciina oo adiga eheen majiree, Amin!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Maxaa caddeyn ah ood heysaa, ina adeeroow?

sidee innaga oo Soomaali ah & Amisom oo Gaalo Ajaanib ah isugu mid ugu noqonnaa daryeelka Shacabka, Muslimka & Soomaaliba nala ah?

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by Maaddeey:

^horta waxaan soo qoray akhri mise waa: 'INNAL CARABA LAA YAQRA'OON, WA IDAA QARA'OO LAA YAFHAMOON, WA IDAA FAHIMOO SARCAANA MAA YANSAWN'?
:D

Wan akhristay. Manaad raacin, manaad ka hadhin. Lakin waxaad o badantahay xagga raacista. Dee naga daa xaaji. Laba af ha ku hadlin. Sheekadano way caddahay. Wa propaganda sida tii keeshilida Al Shabab lago sheegi jiray.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Ma maqashay ninkii la yiri: meeshaas Shaydaan baa hooyadii ku jiiday, ee yiri: HABAR SHAYDAAN WAX LA JIIDO WAA TAHAY?, Anigu waxaan iri:

2 sano ka hor Ethiopian ayaa sidaa yeelay
haddii
la yiraahdo, sawaxan ayaan lala joogi lahayn,
waa suurtogal
iney sameeyaan

Amisom wax ilmo xubno kala baxa waa yihiin :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ So you're saying it is not propaganda? Horta waxa Al Shabab taageera siraada al mostaqeemkooda maxa mar walba cawij ka dhiga, saaxib? Give me a straight answer, dammit. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Originally posted by NGONGE:

^^ So you're saying it is not propaganda? Horta waxa Al Shabab taageera siraada al mostaqeemkooda maxa mar walba cawij ka dhiga, saaxib? Give me a straight answer, dammit.
:D

lool, caawa maxaa ku helay Xaaji intan waad ka caqli badnaan jirtaye, dee waxaan ku iri: ma ogi iney run tahay & in kale, lakin we can't rule it out?, weli ma icwijaaj baa kaaga jira, if yes: go to specsavers :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this