Sign in to follow this  
Kamaavi

Col ka soo dhaqaajiyey Gedo oo duulaan ku soo ah magaalada Afmadow

Recommended Posts

Kamaavi   

Warar hordhac ah oo hada ku soo dhacay xafiiska warqabadka ee Dhanaan.com ayaa sheegaya in col laga soo abaabulay gobolka Gedo uu duulaan ku soo yahay magaalada Afmadow ee Gobolka Jubbada hoose.

 

Colkan ku soo wajahan magaalada Afmadow ayaa sida wararka lagu helayo ka soo duulay Gedo isla markaana damacsan inay dhabar jabin ku sameeyeen ciidamada Xisbul islaam ee kulaalaya magaalada Kismaayo.

 

Dhanka kale ciidamada Xisbul islaam ayaa ka war haya colka duulaanka ku soo ah dhanka Afmadow,waxayna wararku sheegayaan in loo diyaar garoobay.

 

Sarkaal ku sugan Birta dheer oo u waramay Warsidaha Dhanaan.com ayaa sheegay in ay suurta gal tahay in wakhta dhow ay xabadu ka qaraxdo dhanka Afmadoow oo ah halka colku uu ku soo wajahan yahay.

 

Al-shabaab iyo maleeshiyada xulufada la ah ayaa muuqata inay u caal waayeen dagaalkii duleedka Kismaayo oo ay hada isku dayeyaan inay xooga saaran dhanka Afmadow oo maalin ka hor ay ku jabeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Wararkii ugu dambeeyey ee la xidhiidha colkii duulaanka ku soo ahaa Afmadow ayaa waxa ay xaqiijinayaan in ciidamo khaas ah ay ku baxeen aagagii lagu sheegay in colku ay soo marayaan iyadoo wararkii ugu dambeeyey ay sheegayaan in colkii duulaanka ahaa uu dib u noqday ka dib kolkii ay ka war heleen in ciidamo lixaad leh ay ka soo baxeen Afmadow kuna soo wajahan yihiin

 

Dhanka kale waxaa lasoo xaqiijiyey in colkan duulaanka la damacsanaa Afmadow ay ka koobnaayeen maleeshiyooyin laga soo kala aruuriyey Gedo,Baay iyo Bakool.

 

Xaalada Jubooyinka ayaa maanta ahayd mid xasiloon oo degan marka loo eego maalmihii nasoo dhaafay oo dagaalo isdaba joog ah ay ka socdeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

These wars are all about one clan trying to exert revenge on the other by using rival groups. Nothing to do with deen or ideology. Pure clannism.

Share this post


Link to post
Share on other sites

If you look this on the grand scale it deserves, it is only the two brotherly clans of Gedo and Jubbooyinka that are dying in this war in great numbers from both sides, and for the benefit of who? Hassan Dahir and Shariif Dulli? Xaraam!

 

It is disgrace and extremely sad.

 

Aawaye odayadii dadkaan ay kadhasheen oo caqli iyo xikmada usaaxiibka, Kismaayo way idinka badan tahayee kuheshiiya oo Maamul loo wada dhanyahay usamaysta yaa dhaha, intaad maalinba kooxya kale isu soo kaxaysanaysiin mid banaanka usaaraysaan ood iska baaba'aysiin. Yaa, Xayawaaniin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

^^^ Kismaayo waxey degi doontaa oo qalalaasahu ka dhamaan doonaan marka ay dhalato Dawlad Soomaaliyeed oo awood badan, not pakistani nor libyan, but a Soomaali government.

 

These two brotherly clans are killing each other as they have done so for the past 18 years. They believe that our beautiful Somali city Kismaayo, cannot fit them both. The belief that a city belongs to one clan only is a destructive belief.

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

Originally posted by Ducaqabe:

If you look this on the grand scale it deserves, it is only the two brotherly clans of Gedo and Jubbooyinka that are dying in this war in great numbers from both sides, and for the benefit of who? Hassan Dahir and Shariif Dulli? Xaraam!

 

It is disgrace and extremely sad.

 

Aawaye odayadii dadkaan ay kadhasheen oo caqli iyo xikmada usaaxiibka, Kismaayo way idinka badan tahayee kuheshiiya oo Maamul loo wada dhanyahay usamaysta yaa dhaha, intaad maalinba kooxya kale isu soo kaxaysanaysiin mid banaanka usaaraysaan ood iska baaba'aysiin. Yaa,
Xayawaaniin

“Earth provides enough to satisfy every man's need, but not every man's greed” . Mahandas Ghandhi ayaa laga soo xigtay ereyadaas. soomaalida oo dhan waxaa ku qaadda hal maggaalo waa dad iska yar. marka meeshaas kismaayo aha waxaa la iskugu haystaa waa doqonimo number one.

Share this post


Link to post
Share on other sites

loool@mise adaa qora

 

Dhubad Jafe intuu dhoobley iyo afmadow waco buu wixii loo sheegay SOL kusoo qoraa

 

wallaahi waa rageedii, he is better then those someli internet portals

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

lol, source-kii meeh?

 

Ina adeer wax lajabiyay iyo wax laqabtay unbaad sheegaysaa maal mahaan, markaan dalkii wacana , wax sheegaya dagaal kadhacay Dhoobleey ama reer Gedo wareerar kuqaaday Dhoobleey/Afmadoow majiraan.

 

Marka waxaan layaabanahay, is it a wishful thinking from your part?

 

 

Xiin ninkaan caadi maha. Jafe warka markaad suuqa ka maqashid waa loo kaadiyaa in dhalaxa, durba lalama soo ordo aggah awoowgaa la janeeh! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

It is not my wishful thinking but it is all what is happening ,, even it seems that it is getting worse since both factions are getting reinforcements from all regions. You need to check around and follow up the news of the event ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^Saan kaaga hari maayo, aaway source-ka warka kor ku qoran ?

 

Hadda mawaxaad leedahay dagaal ayaa ka dhacay Dhoobleey oo reer Gedo soo qaadaan ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Dagaal ayaa dhooblay ka dhacay cidina ma ku oran colka ku soo duulay Afmadow ee dib isooga noqday ka dib markay ka war heleen in dhexda loo galay ayuu warku xambaarsanaa.

 

Maqaalka ugu horeeya hadaad si fiican u akhriday waad fahmi lahayd meesha aan ka soo xigtay

 

Sidooni ha ahaatee waakane si fiican u dul mar,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^Waxaan ka hadlayaa war shalayto la soo dhajiyay oo ahaa in Dhoobleey dagaal kadhacay oo Gedo looga soo qaaday ayaan u malaynayay inuu adiga ahaa qofkii soo dhajiyay.......!!

 

Thanks for the source.

 

 

Now let us take a break from this.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this