Sign in to follow this  
General Duke

Somalia's President Prime Minister- Jowhar +Hiiraan+PUNTLAND+Baidoa

Recommended Posts

^^^ Nuune I think they will not visit SSC areas.

The next stop will be Galkacyu insha Allah.

 

More pics from Bossaso

 

Bosaso3.jpg

 

Boosaaso2.jpg

 

 

CabdalaiyoGeeddi4.jpg

 

Pic from Garowe yesterday

 

Garoowe5.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Beautiful pictures I see here,,,waw thanks guys its beautiful pic to see wallaahi............

 

 

Go figure:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Sky thanks for the pic bro..

Kenadeed here is the latest update.

 

Gaalkacyo: Madaxwaynaha Soomaaliya iyo wafidigiisii oo maanta si wayn loogu soo dhaweeyey Gaalkacyo

- Monday, February 28, 2005 at 14:45

 

Gaalkacyo (AllPuntland) Waxaa maanta 2dii duhurnimo ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo wafdigii uu hogaaminayay madaxwaynaha JFK ee Soomaaliya Md Cabdulaahi Yuusuf.

 

Wafdiga madaxwaynaha iyo Raysulwasaare Prof. Cali Maxamed Geeddi, waxaa soo dhawayntooda ka qayb-qaatay dad lagu qiyaasay boqolaal kun oo qof oo ah dadka dagan xaafadaha kala duwan ee Gaalkacyo, kuwaas oo safnaa inta u dhaxaysa garoonka diyaaradaha iyo hoteelka lagu dajiyey wafdiga ee Taar City Hoteel.

 

Wafdiga ka socda dowladda DFK ee Soomaaliya waxaa weheliya wafdi kale oo ka socda dowladgoboleedka Puntland oo uu ugu horeeyo madaxwayne Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde).

 

Madaxwaynaha iyo Raysulwasaaraha ayaa ka hor intii aan la dajin hoteelka waxay salaan ugu tageen Islaan Bashiir Islaan Cabdule oo jooga gurigiisa. Berri subax ayaa lagu wadaa in wafdigu hadalo ka jeediyo isu soo bax la qorsheeyey inuu ka dhaco garoonka kubadda cagta ee Gaalkacyo.

 

Wafdiga oo isla maanta ka soo dhoofay Boosaaso ayaa saaka khudbado ka jeedshay garoonka ciyaaraha ee Boosaaso - kaas oo dadwayne aad iyo aad u faro badani isugu yimaadeen - guud ahaana khudbadihii, Madaxwayne Cabdullaahi iyo Raysulwasaare Cali waxay ahaayeen kuwo ay ugu warbixiyeen socdaalkooda iyo qorshaha dowladda iyo sidii ay wadanka ku imaan lahayd.

 

AllPuntland.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
J.Lee   

I see landcruisers are back with vengeance, One can't help but wonder if this government wishes to emulate the last regime in their policies/dealings as well as their method of transportation.....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wafadigii uu hogaaminayay Madaxwaynaha DFKS iyo Raysal wasaare Geedi oo galabata ka dagay Garoonka Gaalkacyo

Posted to the Web Feb 28, 18:57

 

Gaalkacyo:-Wafdigii ka socday DFKS ee hogaaminayay Madaxwayne C/laahi Yuusuf Axmed iyo Raysal wasaare Cali Maxamed Geedi ayaa galabta ka dagay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo.

 

Wafdigaan oo isla maanta kasoo ambabxay magaalada dekada ah ee Boosaaso ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo.

 

Wafdigaan oo muddo 3 maalmood ah ku sugnaa deegaamada Puntland ayay waxay kala kulmeen soo dhawayntii abid ugu ballaarnayd oo ka dhacda deegaamada Puntland.

 

Kumanaan iyo kumanaan kun oo qof iyo kumanaan gaari ayaa isugu soo baxay wadooyinka laamiga ah ee dhaxmara magaalooyinka waawayn ee Puntland, iyagoo u muujinayay wafdiga taageerada ay u hayaan dawlada Soomaaliya.

 

Ardayda ayaa labisnayd labisyadooda kala duwan ayaa isa soo dhoobay wada kasta oo ay marayeen wafdiga ka socda dawlada DFKS, waxayna wateen sawirada Madaxwaynaha iyo Raysal wasaaraha, waxayna ku dhawaaqayeen hal ku dhagyo ay ku soo dhawaynayaan dawalda waxaana ka mid ahaa hal ku dhagyadaas jaalayaaloow soo dhawaada.

 

Sikastaba ha’ahaatee madaxwaynaha DFKS iyo Raysal wasaaraha oo uu waheliyo madaxwaynaha Puntland Maxamuud Muuse Xirsi (Janaraal Cadde) ayaa biri subaxdii waxay dadwaynaha ku dhaqan magaalada Gaalkacyo kala hadli doonaan garoonka kubadda cagta ee magaalada Gaalkacyo.

 

Warar hoose ayaa sheegaya in wafidgu uu u kici timi doono maalinimada bari ah magaalada Baydhabo ee gobolka Baay, waxaana la filayaa in ay mari doonaan gobolo kale oo aan si rasmi ah shaaca looga qaadin.

 

Axmed C/salaam

Puntlandpost,Garoowe,J,F,Soomaaliya

Contacts:loole25@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sky   

Originally posted by MsWord:

I see landcruisers are back with vengeance, One can't help but wonder if this government wishes to emulate the last regime in their policies/dealings as well as their method of transportation.....

you have an interesting thinking pattern, but laankruusar never were gone. c/yussef owns a luxury mercedes s-class in nairobi, but the car wont survive his first mile in somalia. plus all these laankruusars are not owned by the federal government, but by their hosts.

 

garoonka_bosaaso_soodhaweyn_12.jpg

what the hell is the point of this picture? it can be a straight commercial for toyota loool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Galkacyu pics

 

ardayda1.jpg

 

U fiirso: Marka aad eegtid muuqaalka dareenka dadka u soo baxaya soo dhawaynta wafdigaan waxaaa kuu muuqanaya sida shacabka Soomaaliyeed ayan ugu kala qaybsanayn beel beel, Gaalkacyo soo dhawaynta ka dhacday waxay muujisay dareen ka duwan kii hore.

 

Waxaad arkaysaa masuuliyiin iyo dadweyne qaybaha bulshada ka kooban kuwaas oo ka yimid gobolka dariska la ah gobolka Mudug, ee Galgaduud, degmooyinka Dhuuso Mareeb, Cadaado, Cabudwaaq dad ka socda, kuwo ka yimid degmooyinka gobolka Mudug, Jariiban, Galdogob, Xarar-Dheere, Hobyo iyo beelaha iyo tuulooyinka ku dhaw dhaw Gaalkacyo ayaa joogay soo dahwaynta.

 

Kumanaan iyo kumanaan dad ah ayaa safaf dhaadheer u taagnaa wadad ka timaada Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo dhexmartana bartamaha magaalada dadkaasi waxay ruxayeen calanka Jamhuuriyada Soomaaliya, ilamaa wafdigu ka galay gudaha hotelka la dajiyay waxay maqlayeen dhawaqa dheer ee dadka soo dhawaynayay.

 

Dadka isu soo baxay waxay kuu sheegayaan in fariintoodu tahay in Soomaaliya hesho dawlad, waxay muujinayeen siday uga daaleen dagaal sokeeye. hidaha3.jpg

Ciidanka1.jpg

 

x4.jpg

 

Gawaarida5.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this