Sign in to follow this  
General Duke

Minneapolis: Banquet for President Faroole Ministers: PICS

Recommended Posts

DSC04857.JPG

Madaxweynaha DGPL oo Casho Sharaf loogu sameeyey Minneapolis....

 

Habeenimadii Xalay (June 29, 2009) ayaa magaalada Minneapolis waxaa casho sharaf ballaaran magaalada Minneapolis loogu sameeyey madaxweynaha DGPL iyo wafti uu hoggaaminayey oo booqasho ku yimid Gobolka Minnesota. Xafladdaas oo ay ka soo qayb galeen dadweyne aad u farabadan. Dr. C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa dadweynihii xafladda isugu yimid u jeediyay warbixin ku saabsan dalka Soomaaliya guud ahaan iyo gaar ahaan Puntland. (hoos ka dhegeyso)

 

 

DSC04773.JPG

 

DSC04775.JPG

 

DSC04776.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

(Minneapolis): Casho sharaf aad u balaadhan oo loo sameeyey madaxweynaha Puntland iyo wafdigiisa....

 

Dhahar Online: Habeenimadii xalay ayaa waxaa magaalada Minneaoplis si heer qaran ah loogu soo dhaweeyey wafdigii madaxweyneha dowlad Goboleedka Puntland Mudane Faroole iyo wafdigii uu watey. Casho sharaftan ayaa ahayd mid heersare ah loo soo qaban qaabiyey, isla markaasina ay isugu yimaadeen dadka reer Puntland ee ku dhaqan magaalooyinka mataanaha.

 

Waxaa sidoo kale maanta shir weyn ka dhici doono goobta Convension Center ee magaalada Minneapolis, shirkaasoo ay ka hadli doonaan madaxda DGP ee Dr. Faroole iyo Gen. Ilka Jiir. Shirkan ayaa wuxuu u furanyahay dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed wuxuuna bilaabmi doonaa 4:00 pm maanta oo ay taariikhdu tahay June 30, 2009.

 

Sawirada Casha sharafta halkaan ka daawo;

Share this post


Link to post
Share on other sites

i am of the opinion that you are 'afka-kala-haye' (on the right handside) probably uttering something along the line "addeer they bore me, those successionist, who are orphaned by the queen and those clan wailers from the south are now wrestling with the snake they spooned - macsonkor celen shaax - mwahahaha" :D

 

what do you mean - you were at home that night??? you G.Duke - Mr P to the L.A.N.D has missed the el presidente, the right honourable member Dr Fingers' welcome dinner??? Something is not right here - i smell a fish on the net - you mean you were not allowed to enter the place after orgnisaors realised that are in fact not Plander, but rather a spy. :cool: icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. You are funny, though your energy is wasted alas I would have said talent but that’s another story. It bores me how nomads want to turn every topic into the Duke show. I missed the President dinner, had other issues at home. However that does not mean I have not yet met and held talks with H.E and the ministers. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^LOOOOOOL - talk about wakh wakh iyo waali - "held talks" kulaha - mada isla hadlay? :D

 

Duke Show is the best entertainment in town - better than all the rest - keep up the good work Duke - remember to spice it up thought, as we say in UK - sexy it up.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Thanks for the advice, let me give you one,fix up or get fixed :D . Thats an old Londoner term. Anyhow the President is here and tonight should be a good event insha Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this