Jacaylbaro Posted December 30, 2009 "SNM Inay Goosato Oo Somaaliland Ay Ka Goyso Somaaliya Inteeda Kale Hore ayay U Qabeen, Intaanay Dalka Soo Galin" Col Abdillaahi Yuusuf. HERE Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 30, 2009 he was right snm always wanted Secession and they got it Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abokor Omar Posted January 1, 2010 The old dog is being a little economical with the truth, but then who takes the word of a traitor as facts. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 1, 2010 Only his supporters .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted January 1, 2010 Mr. Bugland so why quote him? Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted January 1, 2010 Bad audio. Couldn't comprehend. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted January 1, 2010 Who knew SNM gangs cared this much about oday Cabdulaahi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 2, 2010 Cabdillaahi Yuusuf oo Markii u Horreysay ka Hadlay Wakhtigii la Go’aamiyey in Somaliland Gooni u Go’do “Axmed Siilaanyo waxa uu igu yidhi arrintii lixdankii khaldantay ilaa aannu saxno idinla midoobi mayno” Waraysi – Col. Cabdillaahi Yuusuf London (Jam/Golisnews)- Madaxweynihii dawladdii Mbeghati ee Soomaaliya Col. Cabdillaahi Yuusuf Axmed, ayaa markii ugu horreysay tafaasiil ka bixiyey sababaha keenay go’aanka goonni-isu-taagga iyo madaxbannaanida Somaliland. Col. Cabdillaahi Yuusuf oo hadda socdaal caafimaad ku jooga magaalada London ee carriga Ingiriiska, ayaa waraysi aad u dheer oo uu siiyey telefishanka UNIVERSAL, waxa uu ku sheegay in ururkii SNM qorshaha goonni-isu-taagga Somaliland go'aan ku gaadheen ka hor 1991-kii shirkii magaalada Burco sida taariikhda hore loogu hayey, isaga oo xusay in boqorkii Itoobiya ee Mingiste Xayla Maryam uu taageernasaa in uruka SNM dawlad gaar ah oo Somaliya ka madaxbannaan samaytaan marka ay xukunka ka tuuraan Siyaad Bare. Waraysigan oo uu la yeeshay weriyaha caanka ah ee Cabdisalaan Ibraahim Hereri oo ka tirsan telefishanka Universal, waxa uu si faahfaahsan ugaga warramay dhacdooyinkii taliskii millateri ee Soomaaliya, waayahii afgambigii millatari ee uu hoggaaminaayey Maxamed Siyaad Barre, dagaalkii Ethiopia iyo Soomaaliya 1977-kii, afgembigii dhicisoobay ee 1978-kii iyo weliba fakadkii uu ka fakaday maamulkii Siyaad Barre 1978-kii dabayaqadiisii, isla markaana ku galay dalka Kenya oo uu uga sii gudbay Ethiopia, cahdigii aasaaska jabhaddii SSDF iyo weliba wakhtigii ay SNM tagtay Ethiopia. Ugu horreyn, Cabdillaahi Yuusuf oo ka jawaabayey su'aal ku saabsanayd sababta keentay inay kala aragti duwanaadaan jabhahaddii uu hoggaanka u ahaa ee SSDF iyo ururkii Somaliland xoreeyey ee SNM waxa uu yidhi; "Horta markii hore annagu waannu ka sii horreynay SNM oo annagoo afar sannadood dagaallamayna ayey yimaaddeen. Waa jireen niman ka horreeyey, balse Axmed Siilaanyo oo haddana ah siyaasi ayaa markaa yimi oo guddoomiye u ahaa; waa la isu kaayo keenay maalin oo meel miis ahayd ayaanmu soo wada fadhiisanay. Aniga [Cabdillaahi Yuusuf] ayaa hadlay oo waxaan idhi, waar haddii aynu dagaallamayn oo waxaynu ka dagaallamayna tahay sidii taliskaasi iyo ninka haysta meesha looga saari lahaa, isla markaana Soomaali dalnimadeedii la isugu keeni lahaa aynu midowno oo wax isku darsano, markaan intaa idhi waxa ii jawaabay Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo markaa isaguna SNM guddoomiye u ahaa, waxaannu igu yidhi; “Siilaanyo waxa uu igu yidhi arrintii lixdankii khaldantay ilaa aannu saxno idinla midoobi mayno, markaa goosashada Somaliland intay taa uun daba socoto ayey u muuqataa." Cabdillaahi Yuusuf oo sharraxaad ka bixinayey hadalkii Axmed Siilaanyo, waxa uu intaa ku daray, "Markii uu Siilaanyo hadalka i yidhi dad badan oo meesha fadhiyey oo saraakiishii annaga dhinacayga ka tirsanayd SSDF may fahmin, laakiin anigu waan fahmay wuxuu u jeeday. 1961-kii inqilaabkii fashilmay ee nimankii saraakiisha ahaa ku doonayeen inay woqooyi [somaliland] ku qabsadaan oo ay intayada saraakiisha ah ee reer koonfureedkana xidh xidhaan oo woqooyi goonni u gooyaan oo dal madaxbannaan laga dhigo, taas ayuu Siilaanyo u jeeday oo uu daba socday," ayuu yidhi Cabdillaahi Yuusuf Weriyaha ayaa ku celiyey su'aal ahayd, markaa ma waxaad u jeeda goonni-isu-taagga Somaliland kuma u iman sida la sheego markii Burco ay isugu yimaaddeen 1991-kii ee wuxuu ahaa wax hore u jiray oo Siilaanyo ogaa? Waxa uu ku jawaabay; "Haa Wallaahi, anigu taasi ayaan qabaa nimankaasi go'aanka iyo qorshaha goonni-isu-taagga mar hore ayey gaadheen, wuxuuna ahaa wax hore ugu qorshaysnaa ee yaan been la isu sheegin oo aan imminka la odhan Burco ayaa 1991-kii lagu gaadhaye." Jamhuuriya Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAAROODI Posted January 3, 2010 you remember those old people who after no one, cares about them start talking to get some attention, this is exactly what this old fool is like. No one gives a dame, so die a horrible death, and go to hell, because like those before you, you are now only history. furthermore, when it comes to the SNM they original intention from the top leadership was to change the government but not the country, once they saw how retarded somalia was, they decided to split and this was under cali mahdi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 3, 2010 snm always wanted independence. umar carte qalib was the prime minister of somalia ama kooxdii manifesto. When somaliland declared independence from somalia in 1991 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abokor Omar Posted January 3, 2010 Its the ''SOMALI National Movement''. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 3, 2010 Originally posted by Abokor Omar: Its the ''SOMALI National Movement''. it was not called somalia national movement but somali, marka wa caadi Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted January 3, 2010 Silaany, then the Chairman of the movement said the objective of the SNM is to rid the oppressive Siad Barre(AUN) regime and replaced it with a better one. This whole independence thing was decided (in my opinion) in 1991 Burco conference. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted January 3, 2010 how can you have opinions on things which you are not privy to? Someone needs to ask Silaanyo if the intention of the rebels he lead or his intention was the same as those solders in the sixties. Its disheartening how Somalis of every stripe waste precious time and resources to historical revisionism rather then to ascertain the truth. Quote Share this post Link to post Share on other sites