Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntland and TFG Cooperation at Risk-Communiqué from Puntland Government

Recommended Posts

Puntland oo dib u eegeysa xiriirka ay leedahay DFKMG

12 Nov 12, 2010 - 6:06:38 AM

 

Wasiira Dowlaha Dasturka iyo airimaha Federaalka ee Dowlada Puntland Pro. Cabdi Xasan Jimcaale oo shir saxaafadeed ku qabtay maanta 12.11.2010 xarunta madaxtooyada ee magaalada Garowe ayaa sheegey iney ka fiirsanayaan xiriirka ay leeyihiin dowlada Federaalka.

 

Qodobada Warsaxafdedkan lagu akhriyey ayaa waxa saldhig u ahaa hirgalin la'aanta heshiiskii Galkacayo August 23,2009 kasoo ay kala sixiixden dowlada Puntland iyo xukumadii uu madaxda ka ahaa cumar Cabdirashiid.

 

Qodobada Warsaxafadeedkaan lagu xusey ayaa waxaa kamid ahaa:

 

1- In Puntland ka xuntahay hirgalin la'aanta ama hurumar la'aanta heshiiska kor ku xusan.

 

2- In Puntland ka welwelsan tahay rabitaan la'aanta dowlada Federaalka ah in la hirgaliyo Dastuurka Federaalka ah ee qabyada ah.

 

3- In Puntland oo ka welwelsan dagaalka joogtada ah ee u dhexeeya madaxda dowlada Federaalka taasoo calaamad su'aal saareysa jiritaanka dowlada Federaalka ah laftigeeda.

 

4- In Puntland aad uga welwelsan hab dhaqanka dowlada Fedraalka ah marka ay timaado xiriirka caalamiga ah taasoo hanjabaad iyo badalad lagula dhaqaaqo diiplomaasiyiinta dowlada Fedraalka ee asal ahaan kasoo jeeda Puntland.

 

5- Puntland waxa kale oo ay welwel ka muujisay qoraal dhowaan lagu daabacey jaraa'idka la yiraahdo "The Huffington post" 5 Nov,2010 kaasoo wakiilka dowlada Sheekh Shariif ee Washington ku dhaliilayey siyaasada Mareykanka ee ku aadan Puntland iyo Somaliland.

 

6- Puntland waxaa sidoo kale welwel ka muujineysa tageerada maamulka Sheekh Shariif uu siinayo shaqsiyaadka u guntadey burburinta jiritaanka Puntland.

 

Qoraalkaan ayaa lagu sheegey in marka la eego qodobada kor ku xusan ay dowlada Puntland ku adag tahay iney wado xiriirka ay leedahay dowlada Fedraalka taasoo diirada lagu saarayo in gabi ahaanba dib loo eego xiriirka aan la leenahay TFG.

 

Sidaas waxaa saxaafada u akhriyey wasiir dowlalaha Dastuurka iyo arrimaha Fedraalka Dr. Abdi Xasan Jimcaale.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr.Jimcaale's remarks are facile, pointless and reminiscent of an uneducated person, because it seems to me, he is only after the limelight of media attention. I mean, why the hell is he making it look like the TFG is deliberately reneging on the so-called Galkacyo Accord, when we all know that the TFG is a nonentity in the affairs of most of Somalia and is politically incapable of implementing such an agreement or any other agreement for that matter, due to its own inefficacy and reckless mismanagement of its affairs. The TFG was never in the past and is not in the present, in a position to give Puntland what it wants-- and as such, it is foolish to get mad at an entity that is weak, ineffective and could NEVER deliver the goods in the first place!

 

Or maybe, Mr. Jimcaale is only showing us that he is a hard-working Minister for "Democratization and Federal Affairs"? Maybe he wants to tell us, like the Ministers of Education and Health of Puntland, who are so far doing a great job in fulfilling their obligations to the people, he too is diligent, tireless and assiduous when it comes to fulfilling his duties as a Minister ? I believe his Ministerial post is a waste of time and money, and President Faroole should eliminate it, unless this guy sticks to programs that will ONLY yield tangible results for the people of Puntland! Important programs, like first preparing the state for District level elections and in the near future, state-wide General elections. This should be his focus and priority, not frothing at the mouth at Sheikh Dalxiis & Co.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Geesinimaduu muujiyey maxay tahay? Weriyaal lagu hor calaacaley ma geesinimaa? Hadii ey daacad ka tahay erayada maanta kasoo yeeray Ina Jimcaale, waa inuu ficilkeeda laga helaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mayaani   

Mr Somalia dad baan garanayn wax danta guud ay tahay. Haddi TFG guulaysato inay faaiido u tahay Puntland iyo Somalida kale oo lagu calaalin meel waxba oolin. Inay magac xumo keento mooye wax kale aan laga faa'iiden.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Walaale, taasi waa runtaa, laakin miyuusan ogeyn maanta ragga ka amriya TFG-da, ineysan Puntland iyo dhulalka Soomaalida kaleba, eysan kala jecleen hormarkooda iyo faa'iidadooda?

 

Anigu waxaan leeyahay, Puntland yeesan wakhti dambe iskaga luminin iney ka daba or-orodo dad aanba kala jecleen hormarka Soomaliya. Aniga waxaa ila quman, Puntland iney aayaheyda kaliya ku dadaasho oo hormarka dadkeeda kaliya ey ka shaqeeso. Waayo maanta TFG-da ayaa u baahan Puntland... Puntland uma baahna TFG-da.

 

Hala sugo wagii TFG-du ey is qabato oo ey fahmaan midnimida iyo wadashaqeenta ummada Soomaaliyeed oo dhan iney muqadas tahay, markaas anaa kuu huba iyagaa Puntland soo raadin doona.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this