Saymo

Nomads
  • Content Count

    11
  • Joined

  • Last visited

  1. Abdi Xassan Jimicaale geesinimo ayuu muujiyey. He is working hard. Well done.
  2. Thankful has a point. The people supported Faroole and he kind of disappointed them by flipping the script. One thing is that Makhiris dont learn a thing from this clan enclave. The same tribe become the president 3 times. Where does that happen? only people who want dominate and not wanna be a reasonable. It is not smart thing to do and thats why we have a problem now. Share with other, dont they teach you that in kintergarden?
  3. I think is entire beef of Farole come after some of his melitia tried to get in Dhahar, but the S/land army refused them to go inside the city. Pirate militia said that there are few people who help Atam financaily in Dhahar, and we want search thier homes, but the S/land army warn them if they dont leave within few minutes they will dissarm the P/land militia. Farole and his son -Garowe online started speculating that S/land helps Atam. Anyway, I think the Sanag administration did the right thing by holding this meeting.
  4. ^ PL state of Somaliland. Taas bay ku socotaa. Sida hadalka S/land aad ugu jidbooteen.
  5. Waa markii ugu horeysay ee beelaha sheegta **** in ay maxaabiista iska toogtaan. [ November 01, 2010, 02:25 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  6. All you show is pictures of no war zone. This guys are clearly acting. We all know that victory results POW and casualts. These images that you websites show is militia base, the food could be PIS food, and so the rest. Meeshan ma filin baa la dhigayaa. You will see real results within the next few days.
  7. Dont celebrate too early. We dont know if this is just made up stories. We dont see POWs we dont any indication that war took at that specific place. Read Allsanaag.com Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole iyo Wiilashiisa ayaa waxay bilaabeen dacaayado afka ah oo aan sal iyo raad toona lahayn ayna ugu horaysay tii ay ka fidiyeen Qolka ay ku leeyihiin aalada internetka ee paltalk ayna ku sheegeen in ay waraysteen Atom una sheegay in uu yahay Alshabaab,hase ahaatee maalmo ka dib Alshabaab iyo Atomba ay beeniyeen warkaas Buurta Cal madow ayaa waxa ka socda dagaal aad u culus sadexdii casho oo u danbaysay halkaas oo ay ku naf waayeen maleeshiyaad badan oo ahaa kuwii u dagaalamayey Maamulka Faroole halka qaar ka mid ah saraakiishii dagaalka ay gacanta u galeen Maxamed Atom sidoo kale dhaawicii maleeshiyaadka ayaa waxay buux dhaaafiyeen Cisbitaalka Boosaaso,halka caawa saacadihii danbe qaar ka mid ah dhaawaca lo qaaday gobolo kale. Buurta Calmadow dhinaceeda kale waxa ka socdo Filimo ay samaynayaan beesha uu ka soo jeedo madaxweynaha Puntland halkaas oo ay ku sugan yihiin Ninka loogu yeero taliyaha Daraawiishta Puntland Siciid Dheere oo ka soo jeeda Beesha madaxweynaha ee Ciise Maxamuud. Radio Garoowe oo uu asaasay madaxweynaha puntland hadana isaga iyo wiilashiisu wax ku qoraan ,websitka Horseed Media oo ay qoraan wiilal ka soo jeeda Beesha Cismaan Maxamuud adeerna uu yahay wasiirka amniga Puntland, SBC oo isaguna leeyahay la taliyaha Madaxweynaha Cali Cabdi Awaare oo iyana ka soo jeeda Beesha Cismaan Maxamuud waxa kale Buurta Cal Madow dhinaceeda kale oo aan dagaalku ka socon hase ahaatee filimada laga duubayo ku sugan Iskarogooyinkii dhagaxa ka guri jiray magaalada Garoowe oo halkaa maalmahan lagu ururinayey si loogu helo mashaariic lagu hirgaliyo Garoowe iyo Dangaro oo ay ka soo wada jeedaan madaxweynha Puntland faroole iyo taliyihii hore oo xasuuqa ka gaysatay koonfurta Soomaaliya siciid Dheere hadana raba in uu dhiig badn ku daadiyo Degaanada Maakhir. Allsanaag oo maalmo ka hor sii sheegtay dacaayadan ay wadaan Faroole iyo Wiilashiisa iyo kuwa durbaanka ugu tumaya Beel ahaan iyaga oo kamarado wata halka ka akhri http://allsanaag.com/Details.asp?id=6720. Idaacadaha Aduunka ugu waaweyn uguna caansan ahna kuwa dhexdhexadka ah waxa ka mid ah VOA hase ahaatee waraysigii uu Atom siiyey wariye Cali Xaraare,Faroole wuxuu ku sheegay in waraysigaasi ahaa ********** is waraysanaya. Ugu danbayntii dagaalka dacaayada raqiiska ah iyo hal Beel oo soocan oo sheeganaya guulo ay gaareen iyaga oo isticmaalaya warbaahintooda maaha mid ka dhigaysa ama ka dhigi doonta Puntland meel nabad ah hase ahaatee jar iska xoornimadii hore oo aan laga fakerin ayeey sii labo jibaaraysaa waxaana adkaan doonta isku socodka Garoowe iyo Boosaaso,marka bulshada inteeda badani fahmaan wax badan Allsanaag.com