Sign in to follow this  
codetalker

armed conflict in Sanaag

Recommended Posts

Wind - May be you should think before post or write. What is your beef with Puntland, do you want it in flames? The most peaceful region of all Somalia for 15 years is not going to turn back the clock to discord fortunately.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I wonder what is this dude/dudete 'somalipride' is

on! This person is a BIG time polluter on this forum.

 

And especially his/her obsession with HornAfrique

posts became worse these days.

 

Waryee Hornafrique, u shid dee, ka qaaci jiniyaha! :D:D

 

"Qofku wuxuu isagu yahayuu dadka kale moodaa"

ayaan maqli jiray, malaha ruuxani isaga/iyada ayaaba

moodaa inuu 1000 magac halka ku leyahay!

 

I wonder when he/she'll say that I am Hornafrique! :D

 

 

am

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Originally posted by Xarago:

Ha huuno waa mid adiga weli ku dhiman badhashadiisa..
:D

Maxaa isugu dhibtaa lahjadaan reer waqooyiga oo aa keeni karin? Meeqaa reer waqooyi qabiil ahaan ka dhashay haddana ku kortay xamar? Afka xamariga lasoo bax, I know you are excellent speaker of it. Xusuuso markaa kusoo biirtay meeshaan sidaa wax u qortay, that was really cool. And I mean Af soomaaligaada. Beyzaaniyaddaada caadiga ah kusoo noqo warkaan aa qoreesid madax xanuunuu leeyahay. This "dh" in every word is surely annoying lool.

 

Teeda kale, caasiyaa tahay. Adigoo kale waxaa la rabay inaa warkaan Somaliland isaga baxdo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Xoogsade, xataa lahjo reer waqooyiga kuma jirto kalmadan

[badhashadiisa] Waligeed lama maqal.

 

Marka Xarago waxaan leeyahay carabka ha cunin inta

aad meel kasta oo aad 'r' ku aragtid gelinaysid 'dh' :D:D

 

am

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

LOL Allamagan, adigaaba si qurux badan hilfaha ugu geddiyay xaajiyo Xarago. Duqda kacaamad weynaatey waaye noo saxib, Gadaal ka gaar goob dumis waaye ma maqli jirinoo? Xataa afkii ay ku hadli jirtay wey ku xanaaqday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this