Sign in to follow this  
Emperor

Puntland State of Somalia rebuffs completely dismises djibouti peace deal

Recommended Posts

Emperor   

Garowe: “ Puntland ma taageeri doonto qodobadii lugu saxiixay dalka Jamhuuriyada Jabuuti, waana kuwa bur-burinaya Habka Faderaaliga ah” Madaxweynaha dawladda Puntland.

3. december 2008

 

 

 

Garowe(AllPuntland)- Madaxweynaha dawladda Puntland Maxamuud Muuse Xirsi ayaa shir Jaraa’id wuxuu ku qabtay Aqalka Madaxtooyada ee Magaaladan Garowe, wuxuuna kaga hadlay Shirkii ugu dambeeyey ee lugu qabtey dalka Jamhuuriyada Jabuti.

 

Madaxweynaha dawladda Puntland ayaa sheegay in aysan Xukuumadiisa taageeri doonaan Qodobadii ay gaareen Rag isku heyb ah, markaasna ay ku saxiixeen Magaalada Jabuuti.

 

Cadde Muuse wuxuu ku eedeyeey Beesha Caalamka, Siiba Wakiilka Qaramada Midowbay uqaabilsan Soomaaliya Axmed Walad Cabdalla, in uu ku tuntay Axdiga dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, uuna doonayo in aan la gaarin dibu heshiisiin rasmi ah.

 

“ Puntland marna soo dhaweyn-meyso qodobadii ay saxiixeen rag isku heyb ah, waxaana ugu baaqayaa Beesha Caalamka in aan Soomaaliya lugu celin dagaalo” Ayuu yiri Madaxweynaha dawladda Puntland.

 

Jeneraal Cadde Muuse wuxuu tilmaamay in kulankii Dibu heshiisiineed ee Jabuuti ahaa mid loo qabtay hal Beel, loogana soo horjeedo Qaranimada dalka Soomaaliya, wuxuuna sheegay in ay Puntland Soomaalida kale kaga mid noqon karto Habka Faderaalka, hadii taasi lugu tuntana ay Puntland go’aan cad ka gaarayso Arintaasi.

 

“ Hadii aan laga hortagin qodobadii shirkaasi Xaqiiqo ahaan waa mid dalka uhorseedaya bur-bur hor leh, isla markaasna circa ku shareeri doona Siyaasada dalka oo horeyba ucakirneyd” Ayuu yiri Madaxweynaha dawladda gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo aad uga careysnaa qodobadii shirkaasi.

 

Shirkan Jaraa’id ee Madaxweynaha Puntland Maxamuud Muuse Xirsi (Jen. Cadde Muuse) qabtay ayaa lugu shaaciyey go’aamo ay Xukuumada Puntland ka gaartay Shirkii lugu qabtay dalka Jamhuuriyada Jabuuti.

 

Dhabar jab weyn ayay diidmada Puntland heshiiskaasi ku noqoneysaa Heshiiskii lugu saxiixay Magaalada Jabuuti, wuxuuna heshiiskaasi ilaa hada la kulmin soo dhaweyn balse waxaa uu la kulmay diidmo qayaxan oo soo gaareysa dusha sare ee ragii saxiixay heshiiskan.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

“ Puntland marna soo dhaweyn-meyso qodobadii ay saxiixeen rag isku heyb ah, waxaana ugu baaqayaa Beesha Caalamka in aan Soomaaliya lugu celin dagaalo” Ayuu yiri Madaxweynaha dawladda Puntland.

“ Hadii aan laga hortagin qodobadii shirkaasi Xaqiiqo ahaan waa mid dalka uhorseedaya bur-bur hor leh, isla markaasna circa ku shareeri doona Siyaasada dalka oo horeyba ucakirneyd” Ayuu yiri Madaxweynaha dawladda gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo aad uga careysnaa qodobadii shirkaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

So bascailly this is in agreement with Aweys who refused it when the deal came out.

 

 

To my opinion, that peace deal is the most crazy thing they have ever produced, very silly deal indeed.

 

 

The whole deal is shirqool, shirqool qota dheer leh, yaa loola dan leeyahay, yeyse quseesaa, yaase ka faaiidayaya are the main questions!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Loool, you ask to many questions with no answers, these men are too fool to even contemplate anything a shirqool lookalike, waa dawacadii dabinta libaaxa udhigtay oo iyadu kudhacday!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Xaaji emperor, I did not wanted to give any answers, balse anigu waxaan u arkey waa saad sheegtey, oo horaa loo yiri "Booraan hadimo ha qodan ku dhici doontaana mooyee" marka hadii ay isku dheereeyaan godka, qumaati bey ugu hoobanayaan, waa kuwa Jabuuti ku shiraye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Lol @ mother canjeero

 

If by your admission you is 'afar jeeble', then you are one step or level above 'the lads', Seniore. Hence, many should be more careful and watchful of you :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

come on emperor - we all know - apart from stuffing couple old shillings and stiring clanistic emotions, once in while - afar jeebleys are not that dangerous and can be ignored most of the time - exception of course being uncle yey.

 

but these lads are dangerous, they cut your head and spit down your throat - even JB & General Duke agree on this - and these are guys who dispute about everything else, even a grain of sand. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

I wonder what would Adde get in return from the old jackal? The whole reason why Abdullahi went to Puntland was to get some vocal support in this juncture of his political career. Now Adde did what he was asked off, and I wonder if these crisis will be enough excuse for him to delay the election or extend his rule.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^you don't follow the news ninyahow

 

Yey already gave Adde (more appropriately Madoobe)something - the election commission that he handpicked being acceptable under the law :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Abdullahi has no power to extend Cade's rule. (I think the candidates are shooting themselves in the foot by having so many of them running for pres, it may back fire.)

 

The two leaders are always one step ahead of those that wish to see Puntland destroyed. They know there is a possibility of conflict from the south approaching and are getting ready. They are showing unity. Now those in Djibouti will have to listen to Abdullahi Yusuf, expect him to make a trip in the next few days because of the support Puntland gave him.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sayid, Adde cannot bet on a lame commission he appointed, he knows that they cannot grantee him a return to the seat. He has two options, to delay the election or extend his rule at any cost. All Adde needs is some sort of endorsement from Yusuf and Issims or an excuse.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adde would rather accept defeat then to tried to find a lame excuse to extend his time. dispite his many faulires - he is not the type to do that.

 

 

however is seems to be self assured that he will win the selection process - he knows something we don't.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this