Sign in to follow this  
Taako Man

Burundi to send troops ! upto 1000 men

Recommended Posts

Dowlada dalka Burundi oo kusoo biirtay wadamada sheegay inay Ciidamo u dirayaan wadanka Soomaaliya

 

February 02-2007-HornAfrik, Mogadishu

 

Dowlada dalka Burundi ayaa sheegtay inay ciidamo ku darayso ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Afrika ee la sheegay la keeno dalka Soomaaliya asbuucyada nagu soo aadan .

 

 

Wasiirka arrimaha dibada ee Burundi Antoinette ayaa u sheegtay inuu jiro dadaalo ay soo jeedisay xukuumada oo ah in Soomaaliya loo diro ilaa 1,000 askari, laakiin ay u baahan yihiin inay ansixin ka helaan baarlamaanka Burundi iyo dowlada dalka burundi.

 

 

Ciidamadaan ayaa la sheegayaa in la doonayo inay caawiyaan ciidamada dowlada fadaraalka KMG ah ee Soomaaliya iyadoo lafilayo ama lasheegay in ciidamada Itoobiyaanka ah ay kabaxaan wadanka Soomaaliya marka ay soo gaaraan Ciidamada midowga Africa gudaha dalka Soomaaliya.

 

 

Waxa ay sharaxaad ka bixisay sababta Burundi ay u sheegtay inay ciidamo dirto, waxayna sheegtay in Midowga Afrika uu ka codsaday dalkeeda inuu ka gacan ka siiyo ciidamada loo dirayo dalka Soomaaliya si ay nabada iyo ammaanka u sugaan.

 

 

Dowlada dalka Burundi waxay sheegtay inay diyaar latahay dhankeeda 1,000 askari.

 

 

Batumubwira ayaa sheegay in Burundi ay sameyn doonto gurmad sida loogu sameeyey dalkeeda xiligii dhibaatooyinka ay kajireen

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bujumbura : Burundi oo sheegtay inay ciidamo gaynayso Soomaaliya

Jimce, February 02, 2007

 

APL

 

Bujumbura(AllPuntland)- Dawladda Bururndi ayaa caddaysay inay diyaar ka yihiin ciidamo taga dalka Soomaaliya, hase ahaatee ciidamadaasi ay u baahan yihiin inay baarlamaanku ansixiyaan.

 

Wasiirka arimaha dibadda dalka Burundi Antoinette Batumubwira ayaa sheegtay in dawladda Burundi ay aqbashay codsi uga yimid dawladda Soomaaliya, iyo midowga Afrika oo ahayd in dawladda Soomaaliya laga caawiyo arimaha nabad galyada.

 

Ms: Batumbira ayaa intaasi ku dartay in haatan ay diyaar ka yihiin ciidamo gaaraya hal batalyan , lagana yaabo in intaasi laga sii kordhiyo.

 

Dawladda Burundi waxay sheegtay in sidii loogu soo gurmaday markii dalkaasi dagaalladu ka dheceen ay doonayana inay ugu gurmadaan dalalka Afrika ee dhibaataysan .

 

Dawladda Bujunbura ayaa iminka sugaysa in baarlamaanka dalkaasi la horgeeyo ajandaha ciidamada loogu dirayo dalka Soomaaliya.

 

Illaa iyo hadda lama dhamaystirin ciidamadii ka socday midowga Afrika ee dalka Soomaaliya tagi lahaa, waxaana hadda la hayaa ciidamo ka badan 4Kun oo askari.

 

Dalalka illaa iyo hadda ciidamada diyaariyay ayaa kala ah:- Uganda, Nigeria, Ghana, iyo Malawi, marka ay ciidamadan tagaan Soomaaliyana waxaa halkaasi isaga baxaya ciidamada Itoobiya ee kusugan.

 

CCC Farayaamo

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
ansaar17   

lol ONE THOUSAND MEN......

 

i wonder whats thag going to do.

 

you ahve 50,000 ethiopian troops in somalia and they can't disarm mogadishu, what makes you think 8,000 can do it?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ LOOOOOL at 50 000 ethiopian troops. If it wasn't the exaggeration bug biting our onkodiites.

 

At most their are 8 thousand ethiopian troops left in Somalia. The TFG has recruited half that from Hiraan and Galgaduud and Mudug regions already.

 

8000 peacekeepers are to train the TFG troops. Provide them with logistical support and eventually will leave my friend. They are only temporary solution. Somalia's rebirth is a final solution inshallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this