Sign in to follow this  
Juje

Cabdulaahi Yuusuf:- Geedi Waa Nin Tigree ah Somali maahan

Recommended Posts

Juje   

Cabdulaahi Yuusuf:- Geedi Waa Nin Tigree ah Somali maahan Meeshana Aniga Kuma Haayo ee waxaa ku haayo meles zanaawi (hadal sir ah oo aan ka helnay mid ka mid ah odayaasha beelaha USC

 

Madaxweynaha Somaliya Md:Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa waxaa uu eedeyn kulul u jeeday Ra'isulwasaaraha Somaliya Cali Maxamed Geedi asigoo ku eedeeyay In Uu Yahay nin Tigree ah oo aan Somali aheen kuna shaqeeyo kaliya amarka Ra'isulwsaaraha itoobiya males zanaawi

Cabdulaahi Yuusuf ayaa Hadalkaan waxuu u sheegay Odayaal Ka Socday Beelaha USC oo Ka Codsaday in uu Geedi Ku Bedelo Shaqsi U Umada Somaliyeed Isu Keeni Kara, Yuusuf ayaa waxuu u sheegay odayaashii u tegay in uusan Bedeli Karin Cali Geedi uuna Isku Dayay In uu Bedelo Dhowr Jeer Lakiin uu Ku Guuleysan Waayay Cabdulaahi Yuusuf oo Arinkaas odayaasha Kala Hadlaayay sida aan kasoo xiganay oday shirkaasi ka qeeb galay ayaa waxaa uu Yiri: "itoobiya waxey leedahay Somali amxaaro iyo oromo Lakiin Geedi waa Nin Tigree ah Somali maahan Aniguna Meesha Kuma Haayo ee waxaa Ku Haayo Meles Zanaawi ee asiga ka codsada in uu idinka bedelo maxaa yeelay anigu mar hore ayaaba ka bedeli lahaa hadaan awood u leeyahay" Cabdulaahi Yuusuf ayaa waxuu intaasi ku daray in uu ahaa ujeedkiisa markii uu ogolaanaayay in ay dalka soo galaan Ciidamo Itoobiyaan ah in ay u qabtaan Dalka Sidii hada Ka hor puntland ugu qabteen, ayna nabadeyaan Magaalada Moqdisho, Lakiin waxuu sheegay in Geedi uu noqday sidii maamule shirkadeeda uuna dalkii Uu bedelay Shirkad Ganancsi oo Kaligiis Siduu Rabo Isaga Maamulnaayo, asigoo kaashanaayo saxiibadiisa Itoobiyaanka.

 

 

Hadalka Cabdulaahi yuusuf ayaa waxuu kusoo aaday ayidoo la hadal haayo maalmahaan Khilaaf Xoogan oo soo kala dhex galay Labada Mas'uul ee ugu sareeyo Xakuumada Somaliya Waxuuna Muujinaa Hadalka Cabdulaahi Yuusuf Heerka uu Gaaray Xiriirka Labada Mas'uul.

 

 

Cabdulaahi Yuusuf oo ah Nin waayeela ayaa waxaa loo doortay jagada Madaxtinimada Somaliya oo uu Mudo dheer usoo dagaalamaayay Sanadkii 2004 waxuuna ra'isulwasaaraha itoobiya males zanaawi ku qasabay in uu Cali maxamed Geedi oo ah Nin dhalinyara u magacaabo jagada wasiirkada kowaad, lakiin xiliyadan danbe ayaawaxaa aad Looga Deyrinayaa xaaladiisa Caafimaad.

 

 

labada mas'uul ee xukuumada ugu sareeya ayaa waxaa lugu xantaa inay labadaba isgaadayan oo aysan jirin kalsooni buuxdo oo ay isku qabaan ayidoo midba midkale uu ku fikiraayo sidii uu uga takhalusi lahaa oo uu males zanaawi kalsoonidiisa guuleysan lahaa,taas oo muujineyso in mas'uuliyiinta Soomaaliyeed ay yihiin kuwa ayagu aanan goaa,an ka gaari Karin xaalada maamul ee umadda ayna yahiin dad looga taliyo Addis abeba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

labada mas'uul ee xukuumada ugu sareeya ayaa waxaa lugu xantaa inay labadaba isgaadayan oo aysan jirin kalsooni buuxdo oo ay isku qabaan ayidoo midba midkale uu ku fikiraayo sidii uu uga takhalusi lahaa oo uu males zanaawi kalsoonidiisa guuleysan lahaa,taas oo muujineyso in mas'uuliyiinta Soomaaliyeed ay yihiin kuwa ayagu aanan goaa,an ka gaari Karin xaalada maamul ee umadda ayna yahiin dad looga taliyo Addis abeba.

Unfortunatly that goes for almost all groups in the Somali conflict. Waa in aan hadii aan Soomaali nahay wada tashano, iskuna kalsoonaano.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by me:

Waa in aan hadii aan Soomaali nahay wada tashato, iskuna kalsoonaano.

Adiga Soomaali maad tahey?

Share this post


Link to post
Share on other sites

The opening article from dayniile.com smells fishy as does the below from carmooyin.com. Both articles are examples of the hard-to-win rat race between the two dot coms to the infamy of the tabloid business.

 

Kooxaha Ku sugan Tuulada Asmara oo xabsi guri la geliyay loona diiday in ay dalka ka baxaan {War bixin faafahsan}

 

Wararka ka imaanaya tuulada Asmara ee dalka Eritrea ayaa sheegaya in dhibaatooyin culusi ay soo food saareen kooxaha qaran diidka iyo argagixisda ka kooban ee ku sugan halkaasi,iyadoo wararku sheegayaan in xabsi guri la geliyay.

 

Wararka ka imaanaya tuulada Asmara ee dalka Eritrea ayaa sheegaya in dhibaatooyin culusi ay soo food saareen kooxaha qaran diidka iyo argagixisda ka kooban ee ku sugan halkaasi,iyadoo wararku sheegayaan in xabsi guri la geliyay.

 

Arrintan ayaa soo ifbaxday kaddib markii xubno ka tirsan maxkamadihii beelaha midoobay iyo xildhibandii qarandidka noqday oo tagay dhabaha diyaardaha Asmara doonayayna in ay dalka ka dhoofaan loo diiday in ay baxaan.

 

Wararka ayaa intaa raacinaya in ciidamada Sir doonka Eritrea ay garoonka yimaadeen oo kaddibna ay gawaari ku riteen xubnahan oo ay deetana geeyeen dhisme gaar ah si ayan qaab dhuumaaleysi ah dalka uga fakan.

 

Ciidamada sirta ee dalka Eritrea ayaa warar ku dhow dhowi ay sheegayaan in ay dhamaanba wixii dokumenti ahaa kala wareegeen,islamarkaana ay geeyen meel aan la shaacin oo Asmara ka tirsan oo haatanna ay ku hayaan.

 

Sidoo kale lama garanayo halka ay xubnahani doonayeen in ay u dhoofaan xilligi laga qabanayay dhabaha diyaaradaha Asmara,hase ahaatee warar ayaa sheegaya in xubnahani ay doonayeen in ay Asmara ka baxsdaan, ka gadaal markii ay ******** in dowladaha mareykanka iyo Ingiriisku ay qorsheynayaan in Golaha amaanka laga saxiixo qaraar sheegaya in Eritrea ay tahay mid ka mida dlalka tageera argagixisada aduunka,iyadoo Eritrea-na ay haatan ku jirto liiska madow.

 

Kooxaha ku sugan Tuulada Asmara ayaa is fahamsiiyay in ay Tuuladasi sii noqoneyso go’doon,sidaa daradeedna ay haboontahay in ay ka baxsadaan inta ay gori goor tahay.

 

Waxaa kaloo xubnahan u muuqatay in ayan suuragal u noqoneyn In Asmara ay ku qabtaan shirkii ay horay u sheegeen kaddib markii looga baxay balan qaadyo horay loogu sameeyay.

 

Waxaa kalo jirta in siyaasiyiin badan oo wata baasabooro Westren ah oo halkaa laga rabay in ay tagaan ay sheegeen in aanay tagi Karin tuuulada Go’doonka ah ee Asmara.

 

Cumar Xashi Aadan oo ah afhayeenka Kooxda Tuulada Asmara kana mid ah dadkii laga celiyay garoonka Asmara ayaanu la xariirnay si arrintan aanu wax uga weydiino ayaa taleefonkiisa hawada ka maqan yahay.

 

 

Xafiiska war qabadka shabakadda wararka camrooyin.comee Mqudisho.

 

Contact:carmooyin@hotmail.com ior carmooyin@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by me:

Ma wada tashanaa?

Uu Maleyn ma..!

 

Nayrus I think there is a slight truth in the report of carmooyin.com cause after all Eriterea is a total dictatorship country.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Originally posted by Juje:

quote:Originally posted by me:

Ma wada tashanaa?

Uu Maleyn ma..!
Maxaa dhacay walaalkaa Soomaaliyeed kuma kalsoonid?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Madaxweynaha Somaliya Md:Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa waxaa uu eedeyn kulul u jeeday Ra'isulwasaaraha Somaliya Cali Maxamed Geedi asigoo ku eedeeyay In Uu Yahay nin Tigree ah oo aan Somali aheen kuna shaqeeyo kaliya amarka Ra'isulwsaaraha itoobiya males zanaawi

Cabdulaahi Yuusuf ayaa Hadalkaan waxuu u sheegay Odayaal Ka Socday Beelaha USC oo Ka Codsaday in uu Geedi Ku Bedelo Shaqsi U Umada Somaliyeed Isu Keeni Kara, Yuusuf ayaa waxuu u sheegay odayaashii u tegay in uusan Bedeli Karin Cali Geedi uuna Isku Dayay In uu Bedelo Dhowr Jeer Lakiin uu Ku Guuleysan Waayay Cabdulaahi Yuusuf oo Arinkaas odayaasha Kala Hadlaayay sida aan kasoo xiganay oday shirkaasi ka qeeb galay ayaa waxaa uu Yiri: "itoobiya waxey leedahay Somali amxaaro iyo oromo Lakiin Geedi waa Nin Tigree ah Somali maahan Aniguna Meesha Kuma Haayo ee waxaa Ku Haayo Meles Zanaawi ee asiga ka codsada in uu idinka bedelo maxaa yeelay anigu mar hore ayaaba ka bedeli lahaa hadaan awood u leeyahay" Cabdulaahi Yuusuf ayaa waxuu intaasi ku daray in uu ahaa ujeedkiisa markii uu ogolaanaayay in ay dalka soo galaan Ciidamo Itoobiyaan ah in ay u qabtaan Dalka
Sidii hada Ka hor puntland ugu qabteen,
ayna nabadeyaan Magaalada Moqdisho, Lakiin waxuu sheegay in Geedi uu noqday sidii maamule shirkadeeda uuna dalkii Uu bedelay Shirkad Ganancsi oo Kaligiis Siduu Rabo Isaga Maamulnaayo, asigoo kaashanaayo saxiibadiisa Itoobiyaanka.

Garbage news for Dayniile readers. Since when USC became beelo? The USC I've seen was a punch of drug addicts led by the Hitler of Africa. Now USC is beelo Soomaaliyeed? Why disgrace a whole clan and associate them with USC filth?

 

Puntland ciidamo Itoobiyaan u qabteen? Who wrote this crap? USC moron high on clanism?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Jimcaale:

Since when USC became beelo? The USC I've seen was a punch of drug addicts led by the Hitler of Africa.

USC was used to substitute for the original word in order to respect the golden rules of SOL, but then again any apt SOLer would have figured that out... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Cabdulaahi Yuusuf:- Geedi Waa Nin Tigree ah Somali maahan Meeshana Aniga Kuma Haayo ee waxaa ku haayo meles zanaawi (hadal sir ah oo aan ka helnay mid ka mid ah odayaasha beelaha USC

Juje, Are you saying this is your own title to the article, not what Dayniile actually posted on their site? A little hint would do the trick but I guess I now know your news. :D

 

BTW, these "hadal sir" is getting way too many by the day. TFG must have a whole underground agent spoofing these out. PL comment just makes the 'news piece' way too juicy.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

loool...awal ma moogeyd...oo awal yaa moogaa? Tigree ma ahane waa tigree iska dhig wax tigree u shaqeeya, waxaase su'aal ah C/llaahi muxuu uga duwan yahay waa kan malaa'ig iska dhigayee...oo hadduu hadalkaan yiri?...Tolow isaguna ma nus-tigree baa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this